Home » Features You are browsing entries filed in “Features”

Hay’adda Bisha Cas ee Somaliland oo Maanta Deeq Biyo ah Gaadhsiinaysa Dadka ku tabaaloobay abaaraha ee Goboladda Maroodijeex iyo Awdal DAAWO

Hargaysa 12. February,2016(SDN/QJ):– Ururka Bisha Cas ee Somaliland ayaa sheegay inay Deeqo biyo ah Gaadhsiin doonaan Maanta oo Jimce ah dadka abaaruhu saameeeyeen ee Ku dhaqan Goboladda Maroodi Jeex iyo Awdal.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

 “Ma jiro wax heshiis ah oo aan gaadhnay Beesha Caalamka” Madaxweynaha Puntland C.weli Gaas DHAGAYSO

Garowe 12. February,2016(SDN/QJ):– Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe ayaa sheegay  in uusan  jirin wax heshiis oo ay la gaareen xubnaha beesha caalamka ee cadaadiska ku saarayay  Puntland in ay ogolaato go’aamadii ka soo baxay shirkii Madasha wadatashiga hanaanka doorashooyinka 2016-ka. Cabdiweli Gaas  ayaa sheegay in […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Somalida Ku dhaqan Magaaladda London oo Dibad bax ka dhan ah Ciidamadda Kenya ee Ku Sugan Gudaha Somalia ka hor dhigay Safaaradda Kenya ee London DAAWO

London 12. February,2016(SDN/QJ):– Jaaliyadda Soomaaliyeed ee London ayaa Mudaaharaad ka hor-dhigay Safaaradda ay Kenya ku leedahay magaalada London, iyagoo dalbanaya in ciidamada Kenya ay ka baxaan Soomaaliya. Dibadbaxayaasha oo tiradoodu ay kor u dhaafaysay 250-qof oo Haween iyo ilmo u badnaa ayaa ku eedeeyay Ciidamada Kenya ee Somalia ku sugan ay dhibaato ku hayaan Shacabka […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Luuqadda Saxaafadda = W/Q: Cali Cabdi Coomay

Suxufiga waxa looga baahan yahay inuu noqdo qof u dhexeeya, arrimaha dhacaya. Dadku way kuu siman yihiin. Maaha inaad dadka qaarna soo dhawayso, qaarna aad fogayso.Maaha kaalinta weriyuhu inuu kala xukumo sax iyo khaladka, runta iyo beenta wixii la kala sheegto, ama inuu go’aamiyo dhinicii run sheegaya ama inuu waan waan ka dhexdhaliyo dhincayada is […]

Posted in Features | Read More »

Somaliland iyo bangiyada islaamka

Soomaaliland bangiyo nooc ma ah ayaa ay ubaahan tahy? Bangiyada islaamka :milicsi taariikheed Sanadku markuu ahaa 1936 ayaa Bangigii ugu horeeeyay oo ku shaqeeya nidaamka maaaliyadeed ee islaamka laga furay magaalada mit-qamar ee dalka masar. Inkastoo bangigaa markiiba irida laysugu dhuftay ,arimo siyaasadeed daraadeed ,haddana ,mudadii yarayd ee uu shaqaynaayay waxa uu yeeshay macaamiil aad […]

Posted in Features | Read More »

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland iyo Siduu u arko in Goboladda Awdal iyo Salal ay ka Bilaabanto Diiwaangelinta Codbixiyaha DAAWO

Boorama 11. February,2016(SDN/QJ):– Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici iyo Weftigii uu Hogaaminayay oo Ku Sugan Magaaladda Boorama ayaa Maanta ka qayb galay Munaasibad lagu daahfurayay Bilowga Hawlgalka Diiwaangelinta Codbixiyaha.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Gudoomiye C.raxmaan Cirro iyo Weftigiisii oo Gaadhay Magaaladda Boorama Isla markaana Khudbad Diiwaangelinta Codbixiyeyaashana u Jeediyey Ardayda ka Hawlgalaysa Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha DAAWO

Boorama 11. February,2016(SDN/QJ):– Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda ahna Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro iyo Wefti Miisaan leh oo ka tirsan Xisbigiisa ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay Magaaladda Boorama oo ay u Tageen Bilowga Hawsha Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha oo si rasmi ah Gobolkaasi uga Bilaabmi doonta Maalinta Sabtida ee Taariikhdu Tahay […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo si Qoto dheer uga hadlay Taariikhda Faca weyn ee Jaamacadda Camuud ugu Fadhido Dalka Somaliland Iyo Xusuustiisii Beri-Samaadkii DAAWO

Boorama 11. February,2016(SDN/QJ):– Gudoomiyaha Xisbiga Taladda dalka haya ee Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi oo Ku Sugan Magaaladda Boorama isagoo Xubin ka ah Wefti uu Hogaaminayo Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland ayaa Maanta ka hadlay Madal lagu daah furayay Bilowga Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha oo Goboladda Awdal iyo Salal ka Bilaabmi doonta Maalinta Sabtida ayaa si faahfaahsan uga […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasaaradda Warfaafinta oo Hambalyo u Dirtay Reer Cusub oo ku soo Kordhay Bah’da Warbaahinta Somaliland

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta,DH/Wacyigelinta Marwo Shugri Xariir Ismaaciil Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Warfaafinta Maxamed Cilmi Aadan(Ilka-Case) Maareeyaha Telefishanka Qaranka Cabdi Cali Mahdi Agaasimaha Waaxda Idaacadaha Ee Wasaarada Warfaafinta Somaliland Xasan Maxamed Yuusuf 6- Maamulaha Idaacada Radio Hargaysa Maxamed Siciid Muxumed 7-Madaxa Barnaamijyada Ee Radio […]

Posted in Features | Read More »

Telefishanka Press Tv oo Barnaamij Gaar ah ku eegay in Somaliland heli karto Aqoonsi DAAWO

Hargeysa 11. February,2016(SDN/QJ):– Africa Today Waa Barnaamij uu Baahiyo Telefiishanka caalamigaa Press Tv Dhawaan Waxa uu barnaamijkaas kaga Hadlayey Mawduuc uu Cinwaan uga dhigay “Should Somaliland win international recognition?” ama “Somaliland Ma Heli Kartaa Ictiraaf caalamiya” . Wuxuu Barnaamijku ka hadlayaa Waxyaabihii Somaliland u qabsoomay Mudadii ka danbaysay Markii ay ku dhawaaqday inay ka go’day […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »