Home » Features
You are browsing entries filed in “Features”
Gebiley 14.February 2016 (SDN/QJ):-Marwadda Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Aamina Sheekh Maxamud Jirde iyo Wefti ka Tirsan Golaha Xukuumadda oo ay hogaaminayso ayaa Maanta Socdaal Shaqo ku tegay Magaaladda Gebilay iyadoo Xadhiga ka Jartay Mashaariic dhanka Horumarka ah . Marwada oo Hogaaminaysa Xubno ka Tirsan Golaha Wasiiradda iyo Mas’uuliyiin Xilal ka haya dawlada ayaa Kormeerkooda Waxay ku Sheegtay […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hogaamiyuhu sidiisaba waa tiirka mideeya ummaddaha hogaamiyuhu waa astaanta hagta qaranka hoggaamiyuhu ummadsa ayuu kala hagaa si aan ummaddu isusoo gaadhin oo gacanta ugu qaadan sharciga halkaana dhibaato uga imaan hadii dal hogaamiyuhu u caafimaad qabo dadkiisuna way caafimaad qabaan hadii dal hogaamiyuhu ka xumaado ummaduna way xumaataa somalilabd maanta wax qabsaday hoggaamiye buka hogaamiye […]
Posted in Features | Read More »
Dooxa — Haayadda samofalka ee Sheekh Ciid ayaa ku dhawaaqday bilowga mashruuc ay u bixisay “Waxbarashadu Waa Nolol” oo la doonayo in afka Ingiriisiga si tayo sare leh loo baro 500 oo ah wiilal iyo gabdho ka mid ah carruurta agoonta faqiirka ah ee Somaliland. War uu Geeska Afrika ka soo xigtay wargeyska A-Sharq oo […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Buuhoodle 14. February 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo toosiye oo Ku Sugan Magaaladda Buuhoodle ayaa ka hadlay Dad rayid ah oo Koox ka amar qaadata dagaal ooge Cali Khaliif Galaydh ay ku laayeen deegaanka Caro-weyn .
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa, 14 February, 2016-(SDN/QJ) – Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa ka hadlay Xaaladda Abaareed ee Dalka ka taagan iyo Ololayaasha Siyaasadeed ee Dalka ka ka socda, isagoo isbarbar dhigay Dhaqaalaha ku baxaya Ololayaasha socda iyo Xaaladaha qalafsan ee ay ku sugan yihiin Dadka Abaareysani. Sheekh Aadan-Siiro, waxa uu sheegay in Dadka Reer […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa 14.February 2016 (SDN/QJ):-Xaflad balaadhan oo ahayd mid lagu bilaabayey dib-u-dhiska Dugsiga Sare ee Cadaadley Boarding School ayaa Maanta lagu qabtay Xarunta Degmada Cadaadley. Munaasibadan oo ahayd mid si weyn loo soo agaasimay ay soo qabanqaabiyeeen ururka horumarinta Deegaanka Cadaadlay iyo Sabawanaag ee Khayre 21 ayaa waxa kasoo qeyb galay Wasiiradda Daakhiliga, Madaxtooyada, Qorshaynta Qaranka, […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa, 14 February, 2016-(SDN/QJ): –Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Mudane Daa’uud Axmed Faarax ayaa ka hadlay Xiliga loo cayimay inuu bilaabmo imtixaanka Shahaadiga ah iyo Shuruudaha laga rabo dugsiyadu inay soo gudbiyaan.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Boorama 13. February,2016(SDN/QJ):– Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland iyo Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE – Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) iyo Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa kormeeray habsami-u-socodka hawlaha diiwaangelinta codbixiyayaasha doorashooyinka Somaliland ee Gobolka Awdal oo ay si rasmi ah uga bilaabantay maanta. Madaxweyne-ku-xigeenka iyo Guddoomiyaha oo hoggaaminaya wefti ballaadhan oo ka tirsan xisbal-xaakimka waxay kormeer ujeeddadiisu ahayd dhiirrigelinta qaadashada […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Buuhoodle 13. February,2016(SDN/QJ):– Waxaa Habeenkii Xalay Duleedka Magaaladda Buuhoodle Lagu Laayay Dad ka soo Jeeda Bariga Magaaladda Burco Kuwaas oo dhamaantood ahaa Shacab reer miyi ah Kuna soo hayaamay deegaanka Gobolka Buuhoodle,Waxaana Halkaas ku Geeriyooday Hal Ruux halka laba kalena ku dhaawacmeen. Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye ayaa Gurmad ku […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 13. February,2016(SDN/QJ):– Xukuumadda Somaliland ayaa Maanta ka hadashay Xusaska dadka qaarkood u sameeyaan Maalinta Jacaylka Adduunka oo Dadyow dunnida ku nooli sameeyaan 14 Bishan February .
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »