Home » Features You are browsing entries filed in “Features”

Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiiladda oo ka Hadlay Baaxada ay le’eg tahay abaarta ka Jirta dalka DAAWO

Hargeysa 18 February, 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Deegaamo badan oo ka Tirsan Jamhuuriyadda Somaliland ka Taagan Xaalad adag oo Abaareed Taas oo saamayn taban ku Yeelatay Nolosha dadka iyo Duunyadaba. Hadaba Xildhibaan Cabdiqaadir Jaamac Xaamud oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada ee Somaliland ayaa ka hadlay xaalada abaareed ee dalka ka taagan.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Hilaacii diwaan galinta iyo hoorimaadkii tiro koobka qabiilada

Somaliland waa qaran curdin ah isla markaana aan wali haysan aqoonsi caalamiya, hase yeeshee ay indho badan oo caalamka ahi soo eegayaan kuna majeertaan  nabada iyo deganaanta ay ku naaloonayaan. Somaliland waxa ka socda is diwaangalinta kaadhka cod bixinta taasoo ay bulshadu qaadanayso lana odorosaayo bal in lagu yareeyo musuqa ka jira xilliga cod bixinta, […]

Posted in Features | Read More »

Hadimada dhaqamada reer galbeedka

Waxaaan marnaba insha laga qarsan  Karin sida uu dhaqanka reer galbeedku u saameeyay dunida islaamka xag dhaqaale,xag siyaasadeed iyo xag cilmi nafsiyeedba ( physiology) umada islaamkuna ay iska qaadatay iyagoon u fiirsan mabda’yada iyo dhaqamada khaldan ee reer galbeedka taasoo ay sababtay ka dib xadaaradii iyo quwadii intabadan dunida hogaaminaysay ee islaamka oo hoos u […]

Posted in Features | Read More »

Koox Dablay ah oo Weerar ku qaaday Mid ka mid ah Goobaha Diiwaangelinta Gobolka Awdal Iyo Khasaaraha ka dhashay DAAWO

Boorama 17 February, 2016 (SDN/QJ):-  Koox Hubaysan oo dablay ah ayaa Weerar ku qaaday Mid ka mid ah Goobihii ay ka socotay Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha ee Gobolkaas gaar ahaan Deegaanka Degmadda Lughaya Isla markaana dhaawac gaadhsiiyey Askari ka Tirsanaa Ciidanka Ilaaladda ee Komiishanka ka socday Waxayna Kooxdani hore u qaateen Dhamaanba qalabkii Isdiiwaangelinta.  

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xisbiga UCID Oo WADDANI Iyo KULMIYE Ku Eedeeyay Inay Olole Kaga Faa’idaysteen Bilawga DiIwaangelinta Gobolka Awdal DAAWO

Hargeysa 17 February, 2016 (SDN/QJ):- Masuuliyiin ka tirsan xisbiga mucaaridka ah ee UCID oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskooda ayaa dhaliilo xoogan u jeediyay Xisbiyada kulmiye iyo Wadani Iyo Waliba Gudida Koomishanka qaranka Somaliland. Waxaana masuuliyiinta ay ku eedeeyay xisbiyada wadani iyo kulmiye inay deegaanada gobolka awdal ee diiwaangalinta doorashooyinku ka sacdaan inay ka […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Sheekh Aadan Sunne Oo Ka Qaylo-dhaamiyey Rag Ku Sugan Somaliland Oo Sheegtay Rusul Ilaahay Soo diray Oo Qaabilsan Caafimaadka [DHAGEYSO]

Hargeysa — Sheekh Aadan Cabdiraxmaan Warsame [Sunne] oo ka mid ah culimada dalka ayaa ka qaylo-dhaamiyay rag uu sheegay inay sheegteen dhakhaatiir caafimaad oo xagga illaahay laga soo diray kuwaas oo dadka ku akhriya khuraafaad. Sheekhu waxa uu qaylo-dhaantan u diray xukuumadda Somaliland, isagoona ka codsaday inay arrintaasi wax ka qabato oo ay shacabka uga […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Somaliland Refutes Al-Shabaab Allegations

Hargeisa, 16 February 2016 – The Somaliland Government wishes to categorically refute the false allegations made in a recent article in Kenyan media that claims it supports Al-Shabaab in any way, shape or form.  The article that is entirely devoid of fact and replete with hearsay makes a litany of spurious claims, all of which […]

Posted in Features,news in English | Read More »

DHAGEYSO: Waa Kuma Aqoonyahan?, Barnaamij Gaar Ah

 Hargeysa —Waa barnaamij gaara oo aanu ku eegayno yaa loogu yeedhi karaa aqoonyahan ama waa kuma aqoonyahan?. Baryahan danbe dhulka Soomaalida waxaa batay dad badan oo darajooyin qaatay sida madax dhaqameed, siyaasi iyo aqoonyahan waxaynu diirada ku saaraynaa barnamijkani kooban yaa mudan in loogu yeedho aqoonyahan ama waa kuma aqoonyahan?. Halkan Guji Oo Ka Dhageyso […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweyne Ku-xigeenkii Hore Oo Ka Hadlay Dhex-dhexaadnimada Turkiga Ee Wada Hadallada Somaliland Iyo Somalia

Hargeysa — Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa ka hadlay Weftii ka socday Dalka Turkiga ee dhawaan dalka yimid, waxaanu sheegay in dalka Turkigu aanu dhexdhexaad ka noqon karin wada hadalada Somaliland iyo Somaliya. Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin oo WargeyskaGeeska Afrika u wareysi gaar ah  siiyey […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Liibaan Ismaaciil Oo Dhambaal Hambalyo Iyo Duco Ah U Diray Wasiirka Cusub Ee Wasaaradda Ganacsiga Iyo Maalgashiga. Mudan Xuseen Aadan Cige (Xuseen Deyr)

Mudane Madaxweyne waad ku mahadsan tahay inaad ku qanacdo mudane Xuseen Aadan Cige inuu hanan karo hawshaas baaxada leh ee wasaaradda ganacsiga iyo maalgashiga.  Waxaanan ku ogahay karti, dadaal, daacad, hufnaan, samir iyo hab-dhaqan tolmoon oo ay ku ladhan tahay Diin iyo dadnimo sugan. Waxaanan mudane Xuseen Aadan Cige leeyahay waxaan kugu hambalyaynayaa horu-socdkaas aad […]

Posted in Features | Read More »