Home » Features
You are browsing entries filed in “Features”
Hargeysa 19 February, 2016 (SDN/QJ):-Ciidanka booliska Somaliland ayaa gacanta ku soo dhigtay cidii ka danbaysay weerarkii lagu qaaday xaruntii ay ka socotay diwaangalinta codbixinta ee deegaanka baki Taliska ciidanka booliska oo shirjaraa’id oo ay qabteen waxa ay ku soo bandhigeen cidii ka dan baysay weerarkaasi lagu qaaday xarunta diwaan galinta ee geegaanka baki Waxaanay soo […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Sheekh, 19 February, 2016 (SDN/QJ):- Badhasaab ku xigeenka Gobolka Saaxil mudane Xaamud Xuseen Cabdilaahi iyo maayarka degmada Sheekh Ibraahim Cabdilahi Cabsiiye ayaa si wada jir ah xadhiga uga jaray Dhameystirka dhismaha iyo Qalabeynta Qolka Qaliinka ee cisbitaalka degmada Sheekh. Xaflad si balaadhan loo soo agaasimay oo manta lagu qabtay cusbitalka degamada Sheekh ayaa waxa ka […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Waxaa Qoray Cali Cabdi Xaaji Aadan “Cali Yaanbo” Waxaa Mudooyinkii u danbeeyay Qalabka Warbaahinta laga Maqlayay Muran ku saabsan dhismaha Dekadda la sheegay in laga hirgalinayo Deegaanka Ceel-Gardi. Ugu horayn Waxaan Qirayaa in Dalkeenu u baahan yahay in dekado cusub loo dhiso Isla markaana la Horumariyo Kuwa shaqeeya hasa yeeshee Waxaan u arkaa arrin aan […]
Posted in Features | Read More »
Hargeysa 18 February, 2016 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu maanta Xafiiskiisa ku qaabiley Wefti balaadhan oo uu hogaaminaayey Safiirka Dalka Faransiiska u fadhiya Kenya Ambassador Reimi Marechaux. Kulankan oo ay madaxweynaha ku wehelinayeen Madaxweyne ku xigeenka, iyo xubno ka mida golihiisa wasiirada ayaa markii uu dhamaaday waxa saxaafada la hadlay Wasiirkii […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa 18 February, 2016 (SDN/QJ):- Ku soo dhawaada Barnaamij ka hadlaya arrimaha Kalluumaysiga iyo Ka Faa’iidaysiga Khayraadka kala duwan ee Ceegaagan Badaha Somaliland. Waxaa Barnaamijkan soo diyaariyey halkana ka soo Jeedinaya Xasan Maxamed Muuse oo ka mid ah Asxaabta Qurbejoog.com
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Washington – Cilmibaadhis dhowaan Maraykanka lagu sameeyey ayaa daahfurtay in sharaabka khudradda Beetaraafku uu wanaajiyo awoodda dul-qaadasho ee wadnuhu u yeelanayo jimicsiga iyo ciyaarta, isla markaana uu xakameeyo dhiigkarka dadka da’da ah ee wadne xanuunka leh. Cilmibaadhayaal ka tirsan Xarunta caafimaad ooo hoos timaadda jaamacadda Wake Forest ee dalka Maraykanka ayaa tijaabooyin cilmiya oo ay […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa 18 February, 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo waxa uu Shalay ka qaybgalay Dufcadii Sadexaad ee Ka Qallin jebisa Kulliyada Saraakiisha Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ee Cabdilaahi Askar oo ku taala deegaanka Dararweyne.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa 18 February, 2016 (SDN/QJ):- Madaxweyne Ku xigeenka JSL Md Cabdiraxmaan cabdilaahi Ismaaciil Saylici ayaa maanta xadhiga ka jaray Dhismayaal cusub oo ah guryo loo dhisay qaar ka tirsan danyarta xaafadda Ayax 2 ee Koonfurta caasimadda.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa 18 February, 2016 (SDN/QJ):- Komiishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa ka hadlay Fal ay Koox Hubaysan oo ku qaadeen Mid ka mid ah Goobihii diiwaangelinta Codbixiyeyaasha ee Deegaanka Lughaya ee Gobolka Awdal isla markaana uu ka dhashay dhaawac soo gaadhay Mid ka mid ah Ilaaladda Ciidanka Iyadoo ay Kooxdaasina Wada qaateen dhamaanba agabkii diiwangelinta ee Goobtaasi […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Boorama 18 February, 2016 (SDN/QJ):- Qaar ka mid ah Haweenka gobolka Awdal oo maalmihii u dambeeyayba waday wacyigalin dhinaca diiwaangalinta codbixiyayaasha ee doorashooyinka 2017 ka dhici doona Somaliland ayaa baaxda kormeeroodaasi balaadhiyay kadib markii ay safari wacyigalin dhinaca diiwaangalinta ah ugu kala baxeen degaamda Waqooyiga iyo Galbeedka degmada Boorma. Haweenkan oo intii ay wacyigalinta wadeen […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »