Home » Features You are browsing entries filed in “Features”

Mulkiilaha Shirkada Qaadka ee Gaafane (Marwo Aamina Muxumed Cali  ‘’Aamina Gaafane’’) Astaan Ganacsi oo Ku dayasho Mudan!!!!!!

Marwo Aamina Muxumed Cali  (Aamina Gaafane) Waa Mid ka mid ah Haweenka Somaliland ee Kaalinta weyn ka Ciyaaray Horumarka ganacsiga Jamhuuriyadda Somaliland Waxay dhawr iyo Labaatankii Sano ee u danbeeyay ay ku hawlanayd ganacsiyo kala gedisan oo ay Somaliland ka hirgalisay. Ugu horayn Marwo Aamina Muxumed Cali  ‘’Aamina Gaafane’’ waxay Mudo dheer ilaa maanta dalka […]

Posted in Features | Read More »

Kala duwanaanshayaha aragtida siyaasiga ahii ma aha is colaadin, iyo ciilqabnimo

Xayndaabka siyaasiga ah waxa xidha mabda, iyo go’aamada masiiriga ah ee dawladnimo, iyo xisbinimo ba leh. Qof waliba meel ayuu ku fiican yahay, ama uu ku habboon yahay. sida aqoonta, khibradaha kala duwan, hawlkarnimada, kartida, iyo go’aan gaadhida. Haddaba innaga oo ka dulayna arrimahan. Waxa aynu ogsoonahay heerka cilmiyeed, iyo khibradeed ee Proff Ismaaciil Hurre […]

Posted in Features | Read More »

Dhacdo la yaab leh: Afar hawlwadeen oo Isku reer ah oo Kormeer Mixnadaysan ku Maraya Xafiisyada Wasaarada Maaliyada ee Berbera!!!!

Afar xubnood oo ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda Somaliland ayaa dhawrkii Cisho ee u danbeeyay Kormeer ku jooga xafiisyada wasaaradda maaliyadda ee Magaaladda Berbera. Xubnahan ayaa la sheegay in Wasiirka Maaliyadda Somaliland Yuusuf Maxamed uu u xilsaaray inay soo baadhaan una kuurgalaan Sababta keentay inuu hoos u dhac ku yimaado dhaqaalihii ka soo xeroon jiray Kastamka […]

Posted in Features | Read More »

Farmaajo Sidee Buu Ku Noqon Karaa Urdugaanka Soomaalida W/Q (Idiris Tooxyare)

Waxa aan dareensanahay dareenka shacabku ay u muujiyeen dal iyo dibaddba doorashadda la doortay madaxwaynaha Soomaaliya mudane maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Astaamaha hoggaamiyaha wanaagsan lagu garan karo waxa kamid ah   B: Daacadnnimo inuu ku qaabilo shaqadda hor taala oo aan fududayn iyo waliba kala horraysiinta shaqaddu sida ay u kala horrayso oo aad u waajahdo. […]

Posted in Features | Read More »

Haldoor Rashiid Sulub Caalin oo Shaaciyey inuu u Tartami doono Doorashadda Golaha Deegaanka ee Caasimadda Hargaysa Si uu u Hanto Jagada Maayarka Caasimadda Iyo Toban Jago oo uu qaadanayo.

Hiigsiga iyo hammiga adduunku wuxuu ahaa soo jireen laga soo bilaabo markii adduunkan Eebbe (SWT) korkiisa inagu uumay, waana xikmad Ilaahiya ah si aynu geeddiga nolosha ula talaabsanno isla markaana hore aynu ugu soconno  dariiqiisa wanaagsan kana dabaallano carqaladaha inaga hor yimaadda uguna mahadnaqno nimcooyinka uu ina siiyey. Sidaa awgeed, anigoo arrintaas ka duulaya ayaa […]

Posted in Features | Read More »

Daawo: Caruur Wanaagsan ma rabtaa in aad koriso – Baro qaacidooyinkan

Waalidkasta waxa ugu qaalisan ee uu haystaa waa ubadkiisa. Farxada ubadkaagu waa farxadaada,dhibtooduna waa dhibtaada. Sidaa daraadeed waa in si fiican looga shaqeeyaa tarbiyadaynta ubadka. Tarbiyada ubadku waa cilmi la barto ma aha wax la iska dhaxlo. Waxaan idin wadaagi doonaa qaacidooyin ka mida qaacidooyinka waaweyn ee korinta ubadka. Barmaamijkan oo ciwaankiisu yahau “Ma rabtaa […]

Posted in dacwada,Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dhamaan Asxaabtani Waxay Hambalyo u Dirayaan Meherka Khaalid Axmed Maxamed Diiriye iyo Ooridiisa Hibo Cabdi Ciise

Hambalyo Meher Wacan Aabo Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye “Nac Nac”,C/raxmaan Maxamed Diiriye ,Maxamud Maxamed Diiriye Xasan Maxamed Diiriye, C/rashiid Maxamud Diiriye Mawliid Maxamed Diiriye Aamina Maxamed Diiriye Kinsi Maxamed Diiriye Nimco Maxamed Diiriye Iido Maxamed Diiriye Saynaba Maxamed Diiriye,Hooyo Faadumo Jirde Nuur Dhamaan reer Maxamed diiriye Waxay Hambalyo bogaadin u dirayaan Khaalid Axmed Maxamed Diiriye […]

Posted in Features | Read More »

Daawo : Quraanka xidhiidh la yeelo – Baro Ajarkiisa

Assalamu Calykum Hadaad kartid sii fidi…Ajar badan ayaad in shaa Allah ka heli. Barashada iyo ku dhaqanka Quraanka Kariimka ah ajar badan ayaa ku jira. Ajaradaa qaar kamida ka daawo cajaladan.

Posted in dacwada,Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

TALO IYO TUSAALOOYIN Qalinkii Idiris Muxammad Muxammuud ( Idiris Tooxyare) Qaybtii 2aad

Qubulteenna ayaa wadda-jirta, se caaddifadeenna ayaa kala duwan. Markii aynnu ololaha ku jirnay is maynaan arkii karayn, se markii uu dhammaday gacmaha ayaynu is qabsanay sidii innoo caddada ahayd. Eyadda oo aynnu ku kala taageersanayn reernimo, iyo is gaashaan buuraysinimo wayn waliba caaddifad, iyo nin jeclaysinimo ay ku jirto. Waxaa is marin waa ka jiray […]

Posted in Features | Read More »

TALO, IYO TUSAALOOYIN :Qalinkii: Idiris Muxammad Muxammuud ( Idiris Tooxyare.)

Waan ku faraxsanahay guusha, iyo horumarka siyaasadeed ee uu waddankeennu (soomaalilaan) gaadhay waa mid uu innoo horseeday yagleelahii, iyo aabbahii jamhuurayada soomaalilaan Cabdiraxmaan Axmed Cali (Tuur) AHU Iyo madaxwaynayaashii kale oo si qurux, iyo qabayn leh u sii sameeyay hanaanka cod bixinta doorashada ee qof waliba dooran karo qofka uu rabo eyada oo aanay cidna […]

Posted in Features | Read More »