Home » Features You are browsing entries filed in “Features”

Hambalyo ku Socota Wasiirka Cusub ee Wasaarada Xanaanada Xoolaha

Hamblyo wasiirka cusub ee Wasaarada X/Xoolaha mudane Cabdilaahi maxamed Daahir [cukuse] waa wasiir karati badan oo waxana  ka badali kara wasaarada kasta oo loo dhiibo intii uu ahaa wasiirka warafaafinta Dhaqanka wacayagalinta waxa uu waxa badan ka Qabtay wasaarada waxa uu ka Hiragaliyay idaacadda weyn ee Qaranka oo laga dhagaysto Geeska Afrika iyo meelo badan […]

Posted in Features | Read More »

Fooraha Dhacayaa Ma kii February-baa Dhagax Tuurkii iyo Dareenkii Hargaysa ka jiray Barnaamij Gaar ah {DHAGAYSO}

Hargaysa 20 February, 2016 (SDN/QJ):- Waa 34 Guuro iyo Gadood Shacab Waa Dareen Gilgilay Magaalada Hargaysa,Waa dhallin isu taagtay Wax ka qabashada Baahiyaha adeega danta Guud oo lagu abaal mariyay Xadhig,Jidh dil iyo Ciqaab adag. Waa Maalintii la dareemay in Gadoodka ardaydu uu wax badan bedeli karo isla markaana noolayn karo niyad jabka bulshada haystay. Hadaba […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xil-Suge: Muxuu Yahay?

Digreetooyinkii u dambeeyay ee uu Madaxweyne Siilaanyo soo saaray waxa lagu arkay magac aan hore loo isticmaali jirin oo ah ‘Xil-suge’, kaas oo lagu dhinac qoro magaca masuul xukuumadda ka tirsanaa oo xilka laga qaaday. Xul-suge ayaa dad badan oo reer Somaliland ah ku noqday yaab iyo amakaag, waxaana la isweydiinayaa xilka uu masuulkaasi sugayo, […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Daawo: Faa’idada Uu Bina Aadamka U Leeyahay ‘Ixsaanku Ama Samafalku’,Waxa innoo soo jeedinaaya Sheekh Cismaan Cali Xuseen

Hoos Ka Daawo

Posted in dacwada,Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Maxaa Ka Jira Wada Shaqeynta SOMALILAND iyo AL-SHABAAB Ee La yidhi Waxa soo Qoray Wariyeyaal Swedish ah?

Dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay waxaa shabakadaha iyo baraha Social Mediyaha lagu arkay qoraal luqadda Ingiriiska lagu diyaariyay oo cinwaankiisa uu ahaa“The Nexus between Somaliland and Al-Shabaab” oo ah shaqadda ka dhexeysa Somaliland iyo Al-shabaab,taasoo sida la yiri waxaa qoray laba wariye oo dhanka baaritaanka “investigative” oo la yiraahdo Peter Wolfson & Greta Backstrom,waxay […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Suldaan ka soo jeeda Beesha Saylaci oo iclaamiyey Dagaal Sokeeye,Warancade & Duur-na isku fuudhiyey DAAWO

Hargaysa, 19 February, 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Cirka isku sii shareeraysa qadiyadda ku Saabsan Muran Degsiimeedka Deegaanka Lughaya oo u dhexeeya Beelo Dega Goboladda Awal iyo Maroodi Jeex taas oo sababtay in Weerar lagu qaado Xarun ay ka socotay Diiwangelinta codbixiyeyaasha ee Sabowanaag ee deegaanka Lughaya Waxaa Falkaasi loo Xidhay Tiro dad ah oo ay ku […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Barnaamij Ku Saabsan Xasuusta Iyo Xanuunka Waxbarasho La,aanta Caruurta Miyiga Ku Sugan DAAWO

Waxa aad halkan ka daawan kartaan  documentary  film hal-ku-dhiggiisu yahay “HALKII AAN KA IMI: Xusuusta Iyo Xanuunka Waxbarasho La’aanta Miyiga”. Waxaa soo saaray suxufiga Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse (Heersare). Waa filim si qotodheer u soo bandbigaya baahida waxbarasho la’aaneed ee ka jirta miyiga, iyadoo Cabdishakuur Heersare u tusaale ahaan u soo qaatay miyigii iyo deegaankii […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Mucjisooyinka Warbaahinta Waa Weriyeyaal araga ka Naafo ah oo Hargaysa ka Shaqeeya iyo Muuqaal laga diyaariyey DAAWO

Hargaysa, 19 February, 2016 (SDN/QJ):- Waa Wax Naadir ah Amase Mar la arag ah in Qof araga Naafo ka ahi (Indho La’a amase Camoole) uu hadana noqdo Weriye Idaacadeed iyo Mid Telefishan isla markaana uu Diyaarsado Wararkiisa iyo Barnaamijyada uu Tebinayo isaga oo Waxa u qoran aan arkayn,Hasa Yeeshee Xaga eebbe kama adka. Waxaa Magaaladda […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Waa Ninka Dhul-bahante ee ugu Hiilinaaya Majeerteen, Idinkoo is arag haw kugu soo oronaaya Yaahuu ku dhaha..Qaar ayaa salaam ka dhiganaaya Dhulbahante Hargeysa ayuu ku socdaa..Maakhirna waar hooy ku qariyey..” Prof Galaydh DAAWO

Saaxdheer, 19 February, 2016 (SDN/QJ):- Hogaamiyaha Kooxda la Baxday Khaatumo Prof Cali Khaliif Galaydh ayaa sheegay in Maamulkiisu aanu ku Socon Magaalada Hargaysa Waxaa kale oo uu Magac dhabay qaar ka mid ah Beelaha Somalida oo uu dekeno ka Tirsanayo.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Somaliland: Dhacdo Ugub ah Lamaane dhalay 15 Carruur ah oo Saddex Saddex Iyo Laba Laba Mataano ah oo Xaaladdooda ka waramay DAAWO

Taysa, 19 February, 2016 (SDN/QJ):- – 11 Sanadood oo ay is-qabeen Lamaanaha kala ah Axmed Daahir Aw Qaasim iyo Raaxo Carab Aw Muxumed waxay dhaleen 15 Carruur ah oo Mataanno ah, kuwaas oo u dhashay Saddex Saddex iyo Laba laba. Qoyskan oo Sabool ah oo ku nool Deegaanka Taysa oo Magaalada Gabiley kaga beegan dhanka […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »