Home » Features
You are browsing entries filed in “Features”
Hargaysa 21. February 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyadda Somaliland Mudane Maxamud Xaashi Cabdi iyo Mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Golayaasha qaranka ayaa ka qayb galay Munaasibad dayr loogu samaynayo Kaydka Biyaha Caasimadda Hargaysa oo dhawaan laga raray dadkii deganaa kadib markii Guryo looga dhisay Xaafadda Jimcaale ee Caasimadda Hargaysa. Wasiirka Madaxtooyadda Mudane Maxamud Xaashi Cabdi […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Boorama 21. February 2016 (SDN/QJ):- Munaasibad aad u bilan oo si heer sare loo soo agaasimay isla mar ahaantaana xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI uu ku soo dhaweynaayey siyaasiyiin, agaasimeyaal, guddoomiyeyaal hore oo gobal iyo degmo, aqoonyahanno, qurba-joog iyo taageerayaal aad u tira badan, ayaa lagu qabtay hotel Rays ee magaalada Boorama. Waxaana ka soo […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Sallaxley 21. February 2016 (SDN/QJ):- Magaalada Sallaxley oo ka tirsan Gobolka Maroodijeex ahna magaalooyinka koritaankoodu socdo, ayaa xiligan waxa laga bilaabay qorshe loogu samaynayo Town Plane si loo habeeyo bilicdeeda mustaqbalka.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Boorama 21. February 2016 (SDN/QJ):- Siyaasi Cabdirashiid Xasan Mataan oo ka mida waftigii uu hogaaminayay Gudoomiye cirro, ayaa ka hadlay in xisbiga kulmiye uu ku dhaqaaqay talaabo ceeb ku ah, oo u badheedheen xisbiga kulmiye in calaamad meel ku taala ku dul masaxo calaamadooda iyadoo dhulku badan yahay. Isla markaana wuxuu sheegay in kulmiye dadka […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Burco 21. February 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Maxamed Ibraahin Aadan Qabo ayaa u kala wareejiyey laba dhinac oo Baabuur iyo Hanti lacageed ku kala Maqnaayeen Isla markaana ku kala haystay Deegaano ka Tirsan Somaliland iyo Maamul Goboleedka Somaliyeed ee Punt land.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 21. February 2016 (SDN/QJ):- Qaar kamid ah mas’uuliyiinta xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI ee gobolka Maroodi Jeex ayaa deeq biyo ah gaadhsiiyey qaar ka mid ah dadweyne ku dhaqan xaafadda Maxamed Mooge,gaar ahaan xerada barakacayaasha ee Camp B. Mas’uuliyiintan ayaa waxaa hoggaaminayey guddoomiyaha gobolka Maroodi Jeex ee xisbiga WADDANI,Garabka Haweenka xisbiga ee heer qaran […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
In mar uun ictiraaf caalamiya la helo, waa mid ka mida rajooyinka iyo himilooyinka ay ku hamiyaan guud ahaan bulsho weynta ku dhaqan carigan soomaalilaan. Waxyaabaha xiisaha iyo xusuusaha gaarka ah maskaxdaada ku xardhaya ayuu ka mid yahay erayga ictiraaf ama aqoonsi markaad ka maqasho ilmo yar oo aan magaciisa sixi karin balse ku dhawaaqaya […]
Posted in Features | Read More »
1) Damqasha la’aanta dowladenna! 2) Danaha Sacudigu Dumarkenna kaleyahay! 3) Dawarsigga loo horseedayo Hablahenna da’yartaa! ”Ma Dumarkii Somaliyed, ee dadka ugu sareeyay, ayaa dawarssi loo diray? ”Ma Dowladaan ogsoneyn danaha Sacudigu dumarkenna kaleyahay? Damqasha la’aanta dowladennu waa midda kentay in maanta eey aqbalaan in Dumarkennii wanaagsanaa, Sacudigu siddii xoolihii soo dalbadaan, ee eey dhahaan dhowr […]
Posted in Features | Read More »
Hargaysa 20.Feb 2016 (SDN/QJ):- Afhayeenka isbahaysiga xisbiga kulmiye Xuseen Axmed Caydiid, ayaa xaqiijiyay wadahadal u furmay guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Eng faysal Cali Waraabe waxaanu sheegay in uu kulankani ahaa mid hordhac ah oo ay u balameen in ay sii socdaan wadahadaladu. Afhayeenka oo arrimaha ka hadlay wuxuu yidhi “Waxaan halkan ku caddaynayaa […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 20 February, 2016 (SDN/QJ):- Muruq Maalka ka Shaqaysta qodista dhulka si ay dhagax uga soo saaraan iyo Ciida Guryaha lagu dhiso ayaa Kulan la qaatay Maamulka Gobolka Maroodijeex isla markaana u Gudbiyey Cabasho la xidhiidha Buurihii ay dhagaxa iyo Ciida ka soo saari jireen oo dawlada hoose ee Caasimadu ka Joojisay.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »