Home » Features
You are browsing entries filed in “Features”
London — Iyadoo illaa iyo hadda aysan Xarakada Al-Shabaab ka hadal tirada rasmiga ah ee ciidamada Kenya laga dilay iyo maxaabiista laga qabsaday, sidoo kalana dowladda Kenya ka gaabsatay arrintaas ayuu Xassan Sheekh shaaca ka qaaday in laga dilay Kenyaatiga askar kor u dhaafeysa 180. Isagoo Turkiga kula hadlayay mid kamid ah idaacadaha la iska […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa – iyadoo ay mudooyinkii u danbeeyeyba abaaro baahsani ka jiraan gobolada iyo degmooyinka dalka Somaliland ayaa waxa qaar kamida deegaanada bariga somaliland ka curtay roobab lagu diirsaday. Raxmaadka eebe ayaa sidoo kalena waxa la sheegay inuu saacado badan ka da’yay magaalada ceerigaabo ee xarunta gobolka sanaag, taas oo ay aad ugu diirsadeen bulshada […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Istanbuul — Waxaa lagu soo Gunaanaday Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga shir looga hadlayay arrimaha Somalia oo socday laba casho, kaasoo laga soo saaray war-murtiyeed ka kooban 31-qodob. Qodobbada lagu xusnaa War-murtiyeedka Shirkaan laga soo saaray Waxaa ka mid ahaa; In shirkaan ay ka Qayb-galeen Wufuud ka kala socday 54 waddan iyo 11 hay’adood oo […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 23. February 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Cusub ee wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyoi wacyigelinta JSL Md Cismaan Cabdilaahi saxardiid (Caddaani) ayaa maanta si rasmi ah xilkii wasaaradaasi ugala wareegay wasiirkii hore ee wasaaradda Md Cabdilaahi maxamed Daahir Cukuse ahna wasiirka wasaaradda xanaanada Xoolaha. Munaasabadda xil wareejinta oo ka dhacday hoolka wacyigelinta ee wasaaradaasi ayna ka soo […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Shaqsi kasta oo loo magacaabo xil masuuliyadna qarana loo dhiibo waxa uu ku talaabsadaa in uu dajiyo qorshayaal uu hadba u arko in uu ku horumariyo goobta majaraheeda uu qabtey isagoo kala horeeysiinyay sida uu mudnaanta ugu kalo arko muddo hada laga joogo ku dhawaad sadex sanadood ayaa ahay markii madaxweynaha somaliland Axmed Maxamed Maxamuud […]
Posted in Features | Read More »
Barnaamijkan Baadisooc waxa uu qoraaga Maxamed Baashe Xaaji Xasan Oo Daadihiyaa uu ku sooq aataa halkudhigyada iyo halqabsiyada magaalooyinka Soomaalida iyo walia deegaanada kala duwan ee ay ku uuman yihiin.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Sida aynu wada ognahay Somaliland waxaa ka jirta abaar aad u ba”an taas oo ka jirta dhamaan deegaanada Somaliland barri,waqooyi,koonfur iyo galbeed. haddaba waxaa ka jira abaar deeganada hawadka Somaliland sida:-baligubadle,salaxley iyo dhamaan tuulooyinka ku teedsan xadka koonfureed ee aynu la wadaagno dawlada itoobiya. Deeganadani waxay Somaliland kala simanyihiin abaarta dalka ka jirta waxay warbaahintu […]
Posted in Features | Read More »
Marka hore waxan ku bilaabayaa magaca illaahay ii suurto galiyey inaan maqaalkan qaro sidaynu ogsoonahay ilaahay isagaa abuuray aadamaha rag iyo dumarba midkastaana wuxu siiyey xaq iyo xaquuq aasaasi ah oo ay leeyihiin sanada han ugu danbeyey waxa soo baxayey walaacyo lagasoo warinayo dumarka ku dhaqan dunida muslimka ayna sheegayaan reer galbeedku in dumarka aan […]
Posted in Features | Read More »
Hargaysa 23. February 2016 (SDN/QJ):- Wasiiradda Wasaaraddaha Warfaafinta Iyo Madaxtooyadda ayaa ka qayb galay Xaflad ku saabsanayda Dhiirigelinta Maalinta Afka hooyo taas oo lagu qabtay Xarunta Dhaqanka ee Magaaladda Hargaysa. Wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo wacyigalinta Somaliland Md. Cismaan Cabdilaahi Saxardiid (Cadaani) oo munaasibadaasi lagu qabtay xarunta dhaqanka ee Hargeysa ka hadlay ayaa sheegay in ka […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 23. February 2016 (SDN/QJ):- Gudiga Joogtada ah ee Golaha Guurtiga Somaliland ayaa warbixin ku saabsan xaalada Dalka ka dhegaystay Wasiirka wasaaradda arimaha Gudaha Md Cali Maxamed Warancadde.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »