Home » Features
You are browsing entries filed in “Features”
Hargaysa 26 February 2016-(SDN/QJ):– Wasiirka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo wacyigalinta somaliland ayaa furay kulan ku saabsan tayaynta saxaafada dalka iyo hubinta madax baanaanideeda. Wasiirka Warfaafintu Wuxuu Sheegay inuu la yaabay in Mas’uuliyiin ka Tirsan Wasaaradiisu ay Xubno ka yihiin Ururka Solja Waxaanu hoosta ka xariiqay in aanu Jeclayn Masaaliixda is Khilaafsan.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 26 February 2016-(SDN/QJ):– Wasaaradda Deegaanka iyo horumarinta Reer Miyiga Somaliland, ayaa ka hadashay sababta ay u xidheen 8 ka mid ah Fannaaniinta Qaranka, waxayna sheegeen in kooxdaasi rabshad ka dhex sameeyeen Gudaha Wasaaradda. Wasiirka Wasaaradda Deegaanka Marwo Shukri Ismaaciil Baandare oo ka hadlaysay Shir-jaraa’id oo iyada iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaraddaasi si wada jir […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 26 February,2016 (SDN/QJ):– Xubno wasiiro ah oo kasocda xukumada madaxwayne siilaanyo oo ay kamid ahaayeen wasiirka arimaha gudaha Somaliland cali maxamed warancadde, wasiirku xigeenka arimaha gudaha, wasiir ku xigeenka arimaha dibada iyo waliba maayarka caasimada hargeysa ayaa Kulan kula yeeshay hotel Guuleed ee magaalada hargeysa cuuqasha waxgarad iyo salaadiinta kasoo jeeda waqooyiga magaalada hargeysa. […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 26 February 2016-(SDN/QJ):– Gudiga Abaaraha ee heer Qaran iyo Hay’adda samafalka wadaniga ah ee Sunnah-Alkheyria ayaa deeq calafka xoolaha ah iyo biyo gaadhsiiyey Degmada Daarasalaam iyo Boodaale.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 26 February 2016-(SDN/QJ):– Maayarka Caasimadda Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid Soltelko, ayaa Shalay dhagax dhigay Waddada Xaafadda Jameecada ee koonfurta Hargeysa. Munaasibad lagu shaacinayey dhagax dhiga waddadan jameecada, ayaa waxa ka soo qaybgallay maayar ku xigeenka, xildhibaanada Golaha deegaanka iyo guddida xaafadda jameecada. Odayaasha xaafadda jameecada ayaa maayarka iyo dawladda hoose ee Hargeysa uga […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho, 26 February 2016-(SDN/QJ):– Diyaaradaha waawayn ee Shirkadaha Midoobay ee Daallo Airlines iyo Jubba Airways, ayaa si rasmi ah u bilaabay duullimaadiyadii ay ugu kala gooshi jireen Soomaaliya iyo dunida kale, isla markaana Garoonka Aadan-Cadde ee magaalada Muqdisho, ayey markii labaad Arbacadii Maanta soo cago-dhigatay mid ka mid ah Diyaaradaha waawayn ee Shirkadahaasi. Shirkadaha Jubba […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa 25.Feb 2016 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Mudane Cismaan C.laahi Saxardiid “Caddaani” oo uu Weheliyo Wasiirka Wasaaradda Xannaanadda Xoolaha Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse,Wasiirka Qorshaynta Qaranka Mudane Cali Salaan Jirde “Cali Shoonbe” Madax iyo Mas’uuliyiin ka socday Golayaasha qaranka iyo bah’da Saxaafadda ayaa maanta ka qayb galay aas loo sameeyay alle naxariistiisii Janno ha […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa 25.Feb 2016 (SDN/QJ):- Gudiga Arimaha Gudaha Difaaca iyo Nabadgelyada ee Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta sadexda xisbi Qaran u gudbiyey hawlgal ay gudidaasi ugu ambabaxayaan gobolada iyo Degmooyinka Dalka kuna soo ururinayaan xog ku saabsan saami qaybsiga gobolada ee xeerka golaha Wakiilada JSL.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa 25.Feb 2016 (SDN/QJ)Subaxnimadii hore ee saaka waxa garoonka Diyaaradaha ee Egal International Airport wefti ka socda Imaaraadka Carabka ku soo dhaweeyey Ambassador Baashe Cawil Cumar oo ah Wakiilka Somaliland u fadhiya Dalka imaaraadka Carabta. Mudadii uu safiirku hayey xilka Safiirnimo ee imaaraadka carabta waxa uu si weyn uga dhex muuqday waxqabadka kala duwan ee […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa – Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo, wuxuu inta badan u baxaa safaro dibadda ah, waxaana safaradiisa ku weheliya wasiiro ka kooban xukuumadiisa, kuwaas oo mararka qaarkood dhan keliya ka raran, marka loo eego saami-qaybsiga beelaha Somaliland. Wakhtigii uu mucaaradka ahaa ee uu talada hayay Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin, wuxuu Madaxweyne Siilaanyo madaxweynahaas hore ku dhaliili […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »