Home » Features
You are browsing entries filed in “Features”
Burco,28,February,2016 (SDN/QJ):- Gaadiidka loo Yaqaan Tikaha ee dhex shaqeeya Magaaladda Burco ayaa Sheegay inay si buuxda u Taageersan Yihiin Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Boorama,28,February,2016 (SDN/QJ):- Deegaanka Sh.Yuusuf Ee Degmada Borama ayaa Biyo Dhamis Balaadhan Laga Samayey Iyo Dadka Deegaankaasi ay ka hadleen Xaalada abaareed ee haysata isla markaana u Mahadceliyay cid kasta oo ka qayb qaadatay in Biyo la soo Gaadhsiiyo.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 27.Feb 2016 (SDN/QJ):-Xubno ka Tirsan Golaha Wasiiradda iyo Golayaasha kale ee qaranka ayaa maanta ka qayb galay aas balaadhan oo loo sameeyay dadkii maalintii Shalay Shilka Baabuur ku galay Jidka u dhexeeya Magaalooyinka Dilla iyo Gebilay. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cismaan C.laahi Saxardiid Caddaani oo ka hadlay aaskaasi qaran ayaa […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 27.Feb 2016 (SDN/QJ):-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Aadan-Siiro), ayaa ka hadlay Murannada ka taagan Deegaannada Waqooyiga Magaalada Hargeysa iyo Mushkiladda Siyaasadeed ee Muddada dheer ka jirta Deegaannada Buuhoodle, waxaanu Xukuumadda kula talinayey in la soo ururiyo Murannada Dalka ka taagan, maaddaama oo Dalku meel Xasaasiya marayo. Sheekh Aadan-Siiro oo khudbaddii Jimcaha ee Shalay kaga […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 27.Feb 2016 (SDN/QJ):- Waxa maanta magaalada Berbera ka bilaabmay kulan wada-tashi ah (consultative meeting) oo hayadaha dawladeed ee ay khusayso ee Somsliland iyo Ethiopia iyo waliba Midowga Yurub kaga arinsanayaan mashruucii Berbera Corridor ee isku xidhaayeyey Dekadda Berbera iyo dalka Ethiopia.Kulankan oo sida la sheegay socon doona laba cisho ayaa waxa dhinaca dawladda Ethiopia uga […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 27.Feb 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka cusub ee wasaaradda duulista iyo hawada Cumar Sh. Max,ed Faarax ayaa maanta si rasmi ah xilkii wadaaradaasi ugala wareegay wasiirkii hore oo xiligan ah wasiirka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo wacyigalinta somaliland Mudane Cismaan C.laahi Saxardiid “Caddaani”.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Taariikhda Aadamaha Cilmigu wuxuu ku suntanaa, halka farraqa u dhaxeeya kala duwanaanshaha bulshooyinku kasoo unkamo. Bulshada meel fiican ka gaadha barashada cilmiga waxay ka horumarsanaayeen dhiggooda nolosha ay ku hirdamayaan ama ku tartamayaan. Awooda cilmiga waxaynu in badan ku aragnay isagoo Allah SWT kaga waramaya Quraanka, waxaynu ognahay in Allah Sheegay in ayna sinayn kuwa […]
Posted in Features | Read More »
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Barnaamijkaasi;
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hague, 26 February 2016-(SDN/QJ):– Mid ka mid ah Saraakiishii Milletariga ee Dawladdii Maxamed Siyaad Barre ee ku eedaysan inuu gacan ka geystay xasuuqii ka dhacay xeebta Jaziira sanadkii 1989 oo lagu laayey Dad ka badan Afartan oo u dhashay Somaliland, ayaa farriin codsi ah u soo diray Xukuumadda, Baarlamaanka iyo Maxkamadda sare ee Somaliland. Korneylkan […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Boorama 26 February,2016 (SDN/QJ):– Qaar ka mid ah Hooyooyinka ku nool Magaalo madaxda Gobolka Awdal ee Boorama, ayaa ku shaqeeya xirfado adag, kadib markii ay la soo derseen Duruufo nololeed oo qalafsan iyo Ragga badhkood oo gabay doorkii ay ku lahaayeen nolosha Qoysaskooda, taasi horseedday in Haweenku dibadda uga soo baxaan Guryaha. Haweenka Reer Boorama […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »