Home » Features
You are browsing entries filed in “Features”
Hargaysa, 29 February, 2016-(SDN/QJ) :– Suldaan Abshir Maxamed Ducaale oo ka mid ah salaadiinta gobolada galbeedka Somaliland, ayaa markii u horaysay ka hadlay weerarkii ay koox dablay ahi ku qaadeen deegaanka Sabawanaag oo ka tirsan degmada Lughaya, halkaas oo xiligii la weeraray ay ka socotay diiwaangelinta codbixintu, waxaanu sheegay Suldaan Abshir inay weerarkaasi ka dambeeyeen […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Londdon-Feb-28-2016(SDN/QJ) Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku turxaamineynaa koobkii Fa Cup oo lagy kala faraxashey. Haddaba ciyaartan oo aad u xiisa badneyd oo aay ka soo qeybgaleen dadweyne aad u badan waxaana foodda isla galey Man City iyo Liver Pool. Ciyaartan oo ahayd kama dambeys (FINAL) dooneyna inaan ka hordhaco daawasho wacan. W/Q Jaahuur SDN/QJ […]
Posted in Features,Sports,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa, 28 February, 2016-(SDN/QJ) :– Guddoomiyaha golaha Wakiilada Somaliland ahna hoggaanka xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Md.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa kulan qaddo sharaf ah hotel Ambassador ee Hargeysa ugu sameeyey qaar ka mid ah ubadkii ay dhalleen Alle ha u naxariistee mujaahidiintii dalka u soo halgamay ee ifka ka hoyday iyo mujaahidiin kale. Waxaana kulankan […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Ujeeddo: Tacsi Guddoomiyaha xisbiga haya talada Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa jagada madaxweynaha ee xisbigaas Md. Muuse Biixi Cabdi, Guddoomiye-ku-xigeenka koowaad Md. Maxamed Kaahin Axmed, Xoghayaha Guud ee xisbiga Md. Xasan Siciid Yuusuf iyo Guddoomiyaha Golaha Dhexe Md. Jaamac Ismaaciil Cige (Jaamac-shabeel) oo ka wakiil ah Guddiga Fulinta, Golaha Dhexe iyo guud ahaanba taageerayaasha […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa,28Feb,2016(QJ/SDN)-Iyadoo maalmihii ugu danbeeyay ay isasoo taraysay qaylo-dhaanta ku aadan abaaraha ku dhuftay deegaanada Somaliland, ayaa waxa maanta deeq biyo ah la gaadhsiiyay deegaanno hoos taga degmooyinka Sallaxley iyo Saba-Wanaag. Deeqdan biyaha ah oo ka koobnayd 43-Booyadood ayaa waxa soo diray hablaha Ururka Gaaroodi ee deegaannadaasi , iyagoo kusoo hagaajiyay Guddida Guud Ee Sahan Barwaaqo. […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa,28,February,2016 (SDN/QJ):- Deegaanka Magaalo Cad oo u dhexeeya Magaalooyinka Gebilay iyo Boorama ayaa Koox Isugu Yeedhay Dawlada Islaamku waxay ka furteen Xarun Suuq Fiican ka heshay Bulshada Dabiibka Caafimaad doonaysa. Waxaa Goobtaasi la geeyaa dad aad u tiro badan waxayna sheegaan inay ku samaynayaan Hawl gal kasta oo dhinaca qalliinada dadweynaha ah waxaa la yaab […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa,28,February,2016 (SDN/QJ):- Suxufi Simon Allison oo ka qeyb qaatay barnaamijka News Makers oo lagu falanqeenayey xaalada siyaasadeed iyo doorashada dhawaan dalka Somaliya ka dhici doonta, ayaa sheegay in Diblumaasiyiin reer Galbeed ah u xaqiijiyeen in ay ku cadaadiyeen Somaliland inay dib u dhigto Doorashadooda si looga soo hormariyo Doorashada Federaalka Soomaaliya. Barnaamijka News Makers oo […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa,28,February,2016 (SDN/QJ):- Sheeko ku Saabsan in Caruurta yar yar la xado isla markaana lagala baxo Xubno ka Mid ah Jidhkooda ayaa hadal haynteedu waxay noqotay Mawduuc soo jiita dareenka Bulshada ku nool Caasimadda hargaysa.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Boorama,28,February,2016 (SDN/QJ):- Bulshadda Gobolka Awdal ayaa Saluug ka muujiyey Mudadii Komiishanka Doorashooyinka Qaranku ay ugu Talo galeen in Diiwaangelinta Codbixiyeyaashu ay ka socoto Gobolada Awdal Iyo Salal oo isku darkoodu ka dhigan yahay hal degmo doorasho.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa,28,February,2016 (SDN/QJ):- Iyadoo ay Deegaamo badan oo ka tirsan Somaliland ay ka taagan tahay Xaalad abaareed taas oo saamayn ku yeelatay Nolosha dadka iyo duunyada ayaa Hay’ad Waddani ah oo lagu magacaabo Samsam Foundation waxay Kaalmo bani aadnimimo gaadhsiiyeen dadka ku tabaaloobay abaarta ee Ku nool Jiido ka Tirsan Degmada Sallaxley ee Gobolka Maroodijeex.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »