Home » Features
You are browsing entries filed in “Features”
Laascaanood 3,March,2016(SDN/QJ):- Wefti ka Socda Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland oo Hawl gal Shaqo ku Jooga Magaaladda Laascaanood ayaa Kulan la qaatay Mas’uuliyiinta Laamaha Dawlada ee Gobolka Sool.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Boorama 3,March,2016(SDN/QJ):- Gudi hoosaadka Arrimaha Gudaha ee Golaha Wakiiladda oo Maalmihii la soo dhaafay Socdaal Talo urursi ah Ku Wajahan Xeerka lagu soo dooranayo Golaha Wakiiladda iyo Saami qaybsiga Gobolada ku Joogay Magaaladda Boorama ayaa Kulan la qaatay Madaxda Dhaqanka ee Gobolka Awdal Iyo Maamulka Gobolkaasi.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Buuro-wadal, 3 March, 2016-(SDN/QJ): – Taliyaha Guutada Taleex ee Ciidamadda Qaranka Somaliland iyo Saraakiil Sare oo ka Tirsan Ciidanka Qaranka Somaliland ayaa Kormeer ku Soo Maray Deegaano uu dagaal ku dhex maray Ciidanka Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland iyo Maleeshiyo beeleedyo ku Sugan Deegaanka Bixin iyo Buuro Wadal isla markaana ay Puntland rabtay inay ka […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Bixin, 3 March, 2016-(SDN/QJ): – Maamul-gobolleedka Soomaaliyeed ee Puntland, ayaa Deegaamayn ka bilaabay Tuulooyinka Bixin iyo Buuro-wadal oo ka tirsan Gobolka Sool ee Somaliland isla-markaana dhanka Magaalada Laascaanood ka xiga dhanka Magaalada Garoowe ee Xarunta Puntland. Maamul-Gobolleedka Puntland, ayaa doonaya inay soo fidiyaan Xuduudka Magaalada Garoowe la wadaagto Gobolka Sool ee Somaliland, kaas oo u […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Widh Widh 3,March,2016(SDN/QJ):- Gudoomiye Ku Xigeenka Gobolka Buuhoodle Jaamac Dheeg Cartan ayaa Deeq agab Sport ah Gudoonsiiyey Qaar ka Mid ah Kooxaha Heerka 1aad ee Degmada Widh Widh ee Gobolka Buuhoodle,isagoo dhanka kalena Sheegay in Deegaankaasi si buuxda ay Xukuumadda Somaliland uga hirgalinayso adeegyada ay Shacabku u baahan yihiin.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Waa galab cedceedu liiqa dhigtay waxaan ka soo toosay hurdo aan kaga raystay hawshii aan maalinta so qabtay ee uu ka kaw ahaa schoolki aan waaga dhigan jiray , dibada ayaan u baxay si aan u soo casariyeeyo .waxay ahayd goor dambe ,waan dagdagaayay si aan goor hore guriga ugu soo baqoolo,oo aan u sii […]
Posted in Features | Read More »
Khamiis03March16(SDN/QJ)Daawo Muqaal:Ururka Samafalka ee Table 7 oo Deeq Raashin ah Gaadhsiiyay Dadka Abaaruhu Saameeyeen ee Gobolka Gabiley iyo Awdal ururkan oo dhalinyaro reer Uk iska kashadeen ayaa u hawlan dhinaca Samafalka iyo takulaynta dadka tabalaysan.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Ceerigaabo 2,March,2016(SDN/QJ):- Magaalada ceerigaabo ayaa waxa ka dhacay mudahraado balaadhan oo ay dhigayeen dadwaynaha magaalada ceerigaabo isla markaana ay kaga soo horjeedeen dilkii loo gaystay taliyihii ciidamada booliska gobolka saaxil oo lagu dilay magaalada berbera. Waxaana mudaharaadkana ay ciidamada military ga ah ee gobolka sanaag ay bulshada gobolka u adeegsadeen rasaas nool.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 02.March 2016 (SDN/QJ):-Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen oo si balaadhan loogu soo dhaweeyay Caasimada Hargeysa. Murashax Jamaal Cali Xuseen ayaa ka Hadlay Qodobo door ah oo ay ka mid Yihiin Qabyo dul hoganaysa Xeerkii lagu soo dooran lahaa Golaha Wakiiladda kaas oo maraya Xal ka gaadhistiisu mudo 11 Sanno ah,Kala Xadaynta […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 02.March 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga talada haye ee Kulmiye Muj. Muuse Biixi Cabdi oo saxaafada kula hadlayey xarunta wasaarada warfaafinta ayaa waxa uu ka hadaly gudoomiyuhu abaaraha ka jira dalka meelo ka mida isaga oo bulshada reer somaliland ugu baaqay in loo gurmado dadkaas ay abaaruhu saameeyeen, gudoomiyaha oo arimahaas ka hadlayana waxa uu yidhi […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »