DAAWO: Duqii hore ee magaalada Burco oo Muuse Biixi u qabtay shan cisho in uu wax uga qabto Abaaraha
Hargeysa (QJ) – Duqii horee ee Burco Muraad ayaa ka hadlay abaaraha baan ee dalka jira madaxweyne Biixina fariin u diray.
Hargeysa (QJ) – Duqii horee ee Burco Muraad ayaa ka hadlay abaaraha baan ee dalka jira madaxweyne Biixina fariin u diray.
Hargaysa ( SDN) Gudi khaas ah oo loo xilsaaray ka soo Jawaabida Koonteenar Siday ( 113000-Kun Oo Mobile ) Oo Qaab Musuq Maasuq loogu cashuuray inuu sido 60 Kiish oo Sonkor ah ayaa Natiijadda baadhistoodii ku celiyey Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda. Sida ay sheegayaan Xogo arrintan la xidhiidha Guddidan ayaa […]
Hargaysa SDN):- Kastamka Cashuuraha ee Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda ee Magaalo Xeebeedka Berbera ayaa lagu soo waramayaa inay ka dhacday dhacdo la yaab leh oo Maamulka Kastamka Berbera ay sifo khaldan oo baal marsan nidaamka Cashuuraha ku Cashuureen Koonteenar ay ka buuxeen Xadi aad u badan oo Mobilo ah Iyagoo Juwanka Cashuur shubista ugu jaray in […]
Sadexdii dharaarood ee ugu danbeeyay wax dhaq dhaqaaq ahi kamuu socon Kastamka ugu weyn ee cashuuraha ee magaalo xeebeedka berbera isla markaana kamuu soo xeroon dekhligii maalinlaha ahaa ee dawladu ka heli jirtay. Arrintan ayaa ka dhalatay Sida ay sheegayaan ilo wareedyo u dhuun daloola hawlaha kastamka berbera kadib markii Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta […]
”La Jaanqaad Dunnida Casriga ah adigoo adeegsanaya Internet-ka Xawaaraha sareeya ee Fiber Optic” Somaliland oo ka mid ah dalalka dunnida sadexaad ee uu ku yar yahay adeegsiga Tiknoolajiyada casriga ah ayaa hada u muuqata mid horumar la taaban karo ka gaadhay isticimaalka Internet-ka. Shirkada SO! Ltd Powered by Somcable oo uu Leeyahay Ganacsadaha caanka ah […]
Waxa aan ka fikiraa halka u isbedelku ka bilaabmo, haddana waxa aan naftayda ku qanciya in aan anigu iska bilaabo. Sidee ayaan haddana isa sii waydiiya? In aan noloshayda isbedel u hor-seedo oo ka bilaabma ta hab-dhaqankayga nafsadeed, iyo bulsheed. Suaal ayaan haddana iska sii waydiiya sidee loo dhalin karaa mid bulsheed waxa isoo baxday […]
Hargaysa 19 December 2018 (SDN/QJ):- Waa Qaybtii Labaad ee Taxanaha Waxqabadka u Hirgalay Xukuumadda Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi uu Hogaaminayo. Wax-soosaarka Beeraha: Xukuumaddu iyadoo ka duullaysa ballanqaadkeedii xagga Wax-soosaarka waxay bilowday beerista mashruuca banka Wajaalle oo la qoday xilligii roobabka ee 2018, 3,172 Saacadood oo u dhiganta 720 Hiktar oo laga beeray […]
Habeenkani wuxuu ahaa habeen suman gooniya lahaa, farxad, raynrayn, rajo, iyo yidiidilo laga qabay soomaali mid ah, dawlad ahaan, iyo dal ahaanba. Taasi ma dhaboobin, ama muran ayay gashay ayaynu odhan karnaa, sababo siyaasadeed, iyo saluug yimi awgeed. Wali halkiiba la taagan yahay, manaan ka dhaqaaqin, umana jeeddano? Horumar, iyo muuqasho aanu filkaayo kula tartano […]
Dadka way kala aragti duwan yihiin taasna alle ayaa inoo abuuray, in aynu isku si wax u wada arki wayno, mararka qaar waxa abuuri karta deegaanka, ama dabeecada aad la nooshahay in ay ku farto waxyaabbo la yaab leh , sida oo kale shaqooyinka la qabto waa loo kala adkaaysi badan yahay, waxa aad arki […]
Hargaysa 14.April 2018 (SDN/QJ):- Hay’ada Shaqaalaha dawlada iyo koox ka mid ah labeenta wasaaradaasi Ayaa xal ka gaadhay khilaaf ka taagnaa wasaaradaasi iyagoo Wasiirka Wasaarada Warfaafinta ka raali geliyey hadalo uu dhibsaday. DAAWO: