Home » Features
You are browsing entries filed in “Features”
Hargeysa Mar 03,2016(SDN/QJ)-Shirkada isgaarsiinta Telesom ee ka hawlgasha degaanada Somaliland ayaa ku sifoowday eedeymo loogu soo jeediyay riwaayad laga sameeyay habdhaqankeeda ka dib kolkii hawada laga waayay muuqaalkii riwaaydaas. Muuqaalkan ayaa soo bandhigay dhibaatooyin is dulsaaran oo la xiriira dhanka dhaqaalaha, warbaahinta, dawladnimada iyo caafimaadka oo laga dhaxlay sida riwaayada lagu sheegay Shirkada Telesom. Shirkada Telesom […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa (QJ/SDN) – Waxaad Halkan ka daawan kartaa Barnaamijka Deegaanka Ee Telefishanka Qaranka Somaliland (SLNTV), oo todobaadkan diirada lagu saari doono xaaladda deegaan ee Gobolka Sanaag. Waxaana barnaamijka marti ku ah isu duwaha wasaaradda deegaanka ee gobolkaasi. Haddaba barnaamijka oo dhameystiran muuqaalkiisa hoos ka daawo; Waxa Soo Jeedinaya Wariye Cabdicasiiis Caydiid Ya
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay,wareysiyo | Read More »
Inkastoonu ruux garab marayn goortu dhimanaayo Qadarkuna go,aan yahay ka yimi samada guudkeeda Geerida caseyr waxay ahayd guul dariyo ceebe Waakaa go,yoo kugu go,aan geesna kaa marine Maangaabka gobolkii kastaba jooga gudihiisa Marxuumkan iyo geesh horaba way naga galaafteene dalka gibil ka daahduu ahaa gaydha dhaxamaaye gurmadbuu dalka uhaanjiriyo gaadh nafta u huraye Gar,soorbuu dalka […]
Posted in Features | Read More »
Hargaysa 3,March,2016(SDN/QJ):- Shirgudoonka Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ka Dalbaday inay Sida ugu dhakhsiyaha badan Sharciga u hor keento Gacan ku dhiiglayaashii Jid gooyada u Galay alle ha u naxariistee Taliyihii Qaybta Booliska ee Gobolka Saaxil Marxuun Gaashaanle Cabdirsaaq Yuusuf Maxamuud “Casayr” oo Koox dablay ahi doraad ku Khaarajiyeen Deegaanka Biyoole ee Gobolka […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 3,March,2016(SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland md, Cismaan C.laahi Saxardiid (Cadaani) ayaa maanta kulan la qaatay mulkiilayaasha saxaafada dalka ka hawl gala iyo ururada suxufiyiinta ee Solja iyo Wija waxaana laysla meel dhigay qodobo muhiima. Kulankaasi ayaa la Iskula Qaatay Qodobadan Hoos ku Xusan Arrimaha Amniga iyo Xasiloonidda dalka. Inay inaga reebanaato […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Berbera 3,March,2016(SDN/QJ):- Maamulka Gobolka Saaxil,Ka Degmadda Berbera iyo Maareeyaha Dekeda Magaaladda Berbera ayaa Maanta Markii u horaysay Waxay si wada jir ah uga hadleen Dilkii Doraad loo gaystay Taliyihii Qaybta Booliska ee Gobolka Saaxil.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Ceerigaabo 3,March,2016(SDN/QJ):- Gudoomiyaha gobolka sanaag Mudane Axmed Cabdi Falaay ayaa ka warbixiyay halka ay marayso xaalada guud ee gobolka sanaag isagoona sheegay inuu hada dagan yahay ay ciidamada boolisku ku guulaysteen inay kala dareeriyaan dadkii mudaharaadka sameeyay Shalay. Sidoo kalena waxa uu sheegay dhaawac kasoo gaadhay mudaharaadki ka dhacay gobolka qaar kamida saraakiisha ciidanka booliska […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 3,March,2016(SDN/QJ):- Guddoomiyaha aqalka Wakiilada Somaliland ahna Guddoomiyaha Xisbiga Mucaraadka ah ee WADDANI C/raxmaan Maxamed C/laahi “Cirro”ayaa markii ugu horaysay shaaca ka qaaday inuu Xisbiga WADDANI wada haddal la furaayo garabka isbahaysiga KULMIYE, isagoo sheegay Guddoomiyuhu in hoggaanka Xisbiga WADDANI uu ka shir arinkaasi,isla markaana ay isla qateen in ay wada xaajoodyo la bilaabaan garabka […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 3,March,2016(SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda kheyraadka Biyaha ee JSL iyo mas’uuliyiin kale ayaa soo kormeeray mashruuca dhismaha Dhaamka Biyaha ee Xumbo-Weyne ee Deegaanka Jaleelo ee duleedka caasimadda somaliland.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 3,March,2016(SDN/QJ):- Dawladda Hoose ee Caasimadda Somaliland ee Hargaysa ayaa dhawrkii Cisho ee u danbeeyay Waxay ku hawlanayd Sidii loo balaadhin lahaa Dooxa weyn ee Magaalada hargaysa kadib markii ay soo galeen dhismayaal kala duwani.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »