Home » Features You are browsing entries filed in “Features”

Saxaafada iyo Somaliland

(Domain name-kaasi waa sumadii geelayaga) Hordhac Aqoon darada dadkeena ka haysata sharciga iyo sida aanay firkrad ba uga haysani  waxay marar badan keentaa in:  arday laga eryo dugsiga ka dibna cabashada loo gudbiyo madaxweynaha oo la yidhaah “madaxweyne inankii  ayaa dugsigii laga soo eryay” ! . waa su’aale maxaa madaxweynaha ka quseeya arday dugsi laga […]

Posted in Features | Read More »

Somaliland:- Hooyo Karti Badan Oo Gawaadhida Xamuulka Ah Ubadkeeda Ugu Shaqaysa DAAWO

Hargaysa 8,March,2016(SDN/QJ):- Cadar Muumin oo ku dhaqan Degmada Xariirad ee Gobolka Salal, waxa ay ku xamaalataa baabuurta waa weyn ee xamuulka ah oo wadidoodu ay aad u dhib badan tahay, Cadar oo ah hooyo ay caruurteedu caruura dhaleen kuma koobna oo kaliya inay baabuurta wado ,waxayse ka saartaa waxii cilad farsamo gaadhigeeda lasoo gudboonaada.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Askarta la dilayo waxay muujinaysaa dhibicda maamul-xumo ee ka jirta ha’yaddaha amniga ee Booliska iyo Wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland.”Xildhibaan Rayte DAAWO

Hargaysa 8,March,2016(SDN/QJ):- Xildhibaan Ibraahin Axmed Rayte Gudoomiyaha Gudi hoosaadka Nabadgalyada iyo Difaaca ee Golaha Wakiiladda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo u soo Jeediyay inuu Xilka ka qaado Wasiirkiisa Arrimaha Gudaha Mudane Cali Maxamed Warancade oo uu ku eedeeyay inuu yahay Mas’uul gabay Xilkiisa ku aadan adkaynta iyo isku xidhka Ciidamadda amaanka taasina […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasiirka Xannaanadda Xoolaha iyo Wefti Miisaan leh oo Kormeer Shaqo ku Tegay Seeraha Banka Qool-caday ee Degmadda Sallaxley iyo Balanqaadyo ay Sameeyeen DAAWO

Hargaysa 8,March,2016(SDN/QJ):- Wefti uu hogaaminayo Wasiirka Xannaanadda Xoolaha Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa maanta Kormeer ku tagay Seeraha Banka Qool Caday oo Dawladu dib u soo noolaynayso. Weftigan oo ay Xubno ka ahaayeen Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka,Wasiirul dawlaha Xannaanadda Xoolaha,Wasiir ku Xigeenka Qorshaynta Qaranka,Agaasimayaal Guud,Aqoon yahano, Mas’uuliyiinta Degmada Sallaxley ,Madaxa hay’ada Daniida oo Wakiil […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Gudoomiyaha Ucid oo Komiishanka u Gudbiyey Dacwad ka Dhan ah Labada Xisbi ee Kulmiye Iyo Waddani iyo Falcelinta ka Dhalatay DAAWO

Hargeysa  8,March,2016(SDN/QJ):-Axsaabta qaranka iyo komishanka doorashooyinka qaranka ayaa maanta shir jaraa’id oo ay ku qabteen xarunta komishanka doorashooyinka qaranka  waxay si wada jir ah ugu shaaciyeen inay isla qaateen xeerka anshaxa doorshooyinka dalka. Kulankaasi Waxaa ka hadlay Gudoomiyaha Komiishanka Doorashooyinka Qaranka C.qaadir Iimaan Warsame oo Sheegay in Shirkani Salka ku hayay Sidii loogu wada dhaqmi […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Kulan dhaqaale loogu ururinayay Wadada Cad ee Hargeysa ilaa Salaxleey ayaa lagu qabtay Minneapolis

Minneapolis March 08,2016(SDN/QJ)-Kulan dhaqaale loogu ururinayay Wadada Cad ee Hargeysa ilaa Salaxleey ayaa lagu qabtay magaalada Minneapolis, waxaana halkaa goobjoog ka ahaa oo booqashana ku joogay maalmahan Minneapolis , Wasiirkii hore ee Wasaaradda Qorshaeynta ee Dowladda Somaliland Cali Ibrahim Sanyare. HALKAN HOOSE KA DAAWO XAFLADA  

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wefti Uu Hoggaaminayo Guddoomiye Cirro Oo Safarkii Sama-wade Lugtiisii Saddexaad Ugu Kicitimay Gobolka Saaxil Iyo Soo dhaweyntii Taxnayd Abdaal Ilaa Berbera DAAWO

Berbera 07. March 2016 (SDN/QJ):- Waftigan ballaadhan uu guddoomiye guddoomiyaha golaha Wakiiladaa Somaliland  ahna Guddoomiyaha Xisbiga Mucaarradka Ah ee WADDANI C/raxmaan Maxamed C/laahi Cirro ayaa safarkii Sama-wade lugtisii saddexaad saaka ugu jarmaaday Gobolka Saaxil,iyagoo socdaalkood ka bilaabay degmada Abdaal ee gobolka Saaxil,waxaana kala kulmeen soo dhaweyn aad u ballaadhan,isla markaana waxay cabaar ku hakadeen magaalada […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Roobabka Raxmaadka Eebbe oo Maanta Ka Curtay Deegaano ka Tirsan Gobolada Galbeedka Somaliland DAAWO

Hargaysa 07. March 2016 (SDN/QJ):- Roobaabka Raxmaadka eebbe oo lagu qabawsaday ayaa Maanta ka da’ay Jiido badan oo ka Tirsan Goboladda Galbeedka Somaliland,Xili ay Jiidahaas ka taagnayd Xaalad abaareed oo Saamayn ku Yeelatay Nolosha Dadka Iyo Duunyadaba. Sida ay Wararku Sheegayaan Waxa uu Raxmaadka eebbe Maanta Ka Curtay Magaalada Gebilay ,Sidoo kale Degmada Dilla ee […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweye Ku Xigeenka Somaliland oo Deeqdii ugu badnayd ee Raashin ah ka Gudoomay Boqortooyadda Sucuudiga DAAWO

Hargaysa 07. March 2016 (SDN/QJ):- Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici oo ay Weheliyaan Xubno ka tirsan Golaha Wasiiradda ayaa Maanta ka Gudoomay Deeq loogu talo galay 25 Kun Qoys oo ka Mid ah Bulshada abaaruhu saameeyeen Wefti ka socday Boqortooyadda Sucuudi Arabiya.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Siciid M. Daahir: Astaantii dadnimada!

Diyaar-garow waxbarasho ayaan ku jiray. Kulan aan qorshaysnayn ayaannu si kedis ah ugu kulanay mid ka mid ah dadka aan aqoonta iyo diinta ba ku ixtiraamo ee dalka. Annagoo wada hadlayna, ayuu alleenka gacanta ee aan sitay soo dhacay, anigoon eegin ayaan hoos u dhigay. Mar kale ayuu soo dhacay, haddana eegay oo dhigay. Mar […]

Posted in Features | Read More »