Home » Features
You are browsing entries filed in “Features”
Hargaysa 13.March 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan oo ka mida Mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland islamarkaana kasoo jeeda gobolka Gabiley ayaa baaqa u diray Gobolada Gabiley iyo Hawd. Xildhibaanku waxaa uu bulshada goboladaasi ugu baaqay inay is diwaangaliyaan si loo ansixiyo Gobolnimadooda oo aan imika Golaha wakiiladu ansixin. Xildhibaan Xasan Cawaale waxaa uu sheegay in […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Nairobi 13.March 2016 (SDN/QJ):- Waddanka Kenya ayaa lagu Tiriyaa dalalka uu Jilbaha dhigay Musuq maasuqa Xadhkaha Goostay ee Maamulka dawladnimo Xarka ku noqday,Sidoo kale Dalkan oo Soohdin la leh dalka Somalia ee Qalalaasaha amni daro ku habsatay ayaa iska fudud in la isaga Gudbo Xuduudka. Warbaahinta Caalamiga ah ayaa soo bandhigtay Musuq Maasuqa Curyamiyey dhaqaalihii […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 13.March 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Guddida Beelaha ARAB ee AFGARAD Dr. Maxamed Warsame Ducaale, ayaa sheegay inaanay suurogal ahayn in diwaangelinta codbixiyayaasha si xaq ah looga hirgeliyo Gobolka Hawd, isaga oo ku sababeeyey inay dadkii ay abaarihii hayaamiyeen, isla markaana baabuurtii soo daad-gureyn lahayd loo diiday dadkaasi. Ciidamada Dawlada Deegaanka Soomaalida Ethiopia ee ku sugan […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Minnesota 13.March 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Maamul Goboleedka Somaliyeed ee Punt land C.weli Gaas iyo Wefti uu hogaaminayo ayaa Booqasho maalmihii u danbeeyay waxay ku Joogeen Gobolo ka tirsan dalka Maraykanka. Madaxweyne Gaas iyo Weftigiisu waxay Kulamo la qaateen Jaaliyada Somaliyeed Gaar ahaan kuwa Puntland ee Ku nool Waddanka Maraykanka.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Berbera 12.March 2016 (SDN/QJ):- Waxaa maanta ka bilaabmay Gobolka Saaxil iyo Gobolada kale ee Hawd iyo Gebilay Hawlgalka Qaran ee Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha Somaliland. Mas’uuliyiinta Sadexda Xisbi qaran iyo Komiishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa Magaaladda Berbera kaga qayb galay Munaasibada Daahfurka Bilowga Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha,Waxay Sheegeen in Sidii loogu talo galay ay Hawshu ilaa iyo hada u socoto […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Ceel afweyn 12.March 2016 (SDN/QJ):- Koox Weriyayaal ah oo ka socotay Wasaaradda Warfaafinta Somaliland ee ku hawlgalaya qorshaha “Warbaahinta Qaranka iyo Waayaha Abaaraha” una kuurgelayey Xaalada Abaareed ee Wadanka iyo Duruufaha nololeed ee saameeyey dad iyo duunyo ayaa waxa ay warbixin ku saabsan abaaraha dalka ka jira ka soo direen Deegaanada Gar-adag iyo Ceel Afweyn […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Berbera 12.March 2016 (SDN/QJ):- Weftigii uu hoggaaminayey Guddomiyaha Golaha wakiilada Somaliland C/raxmaan Maxamed C/laahi Cirro ee maalmihii u dambeeyey ku sugnaa Gobolka saaxil ayaa socdaal ku tegay magaalada Qadiimiga ah ee Bullaxaar,halkaas oo ay kala kumeen isaga iyo weftigiisu soo dhaweyn ballaadhan,taas oo aanay u kala hadhi dad weynaha reer Bulaxaar yar iyo weyn,waxaanay ku […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 12.March 2016 (SDN/QJ):- Maareeyihii Hay’adda Abaabul ka saarka Qaranka Somaliland Jamaal Caydiid Ibraahim oo Madaxweynuhu Xilka ka Qaaday markii uu ka qayb-galay Shirkii ay Istanbuul ku yeesheen Beesha Caalamka iyo Soomaaliya, ayaa Maanta Xilka ku Wareejiyey Masuulka Beddelaya Ibraahim Axmed Raabbi.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Ilaa intii ka dambaysay markii dadka reer Somaliland xorriyadda ka qaateen gumaystihii Boqortooyada Iingiriiska iyo ka dib markii ay kala soo noqdeen madaxbannaanida midowgii Koonfurta Soomaaliya, waxay dadkeena iyo dalkeenu soo mareen marxalado badan oo taabanayey guud ahaan dhinacyada nolosha, hadday tahay halgan, horumar iyo himilooyin uu lahaaba. Haddaba, mahad Ilaahay-baa lehe waxaynu joognaa meel […]
Posted in Features | Read More »
Hargeysa – Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Muxaadirada uu cinwaankeedu yahay ‘’Qiimaha Nabadda’’ waxaana innoo soo jeedin doona fadiilatu Sheekh Cabdillaahi Xassan Barbaraawi. Hoos Ka Daawo
Posted in dacwada,Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »