Home » Features You are browsing entries filed in “Features”

Banka Qoolcaday: Little Proxy War

Mahad dhamaanteed Allaah iska leh, nabadgelyo iyo naxariisiba korkiisa ha ahaato nebigeena Muxamed ah; ehelkiisa, asxaabtiisa iyo cidii dariiqiisa haysaba. Gogoldhig Waa Ilaahay mahadii mar haddii dawladii  tidhi shacabkeedii way u damqanaysaa oo darxumada iyo dib u dhaca ka haysta xaga dhaqaalaha, caafimaadka, waxbarshada  iyo tan busheed ba way ka xuntahay waxna way ka qabanaysaa!… […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dil Naxdin leh oo Maanta ka dhacay Magaalada Burco,Gacan ku dhiiglayaashii oo la soo Qabtay Iyo Mas’uuliyiinta Dawlada oo ka hadlay DHAGAYSO

Burco 14.March 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Warfaafinta,Gudoomiyaha Gobolka Togdheer iyo Taliyaha Qaybta Booliska ee Gobolka Togdheer ayaa maanta ka hadlay Dil fool Xun oo maanta ka dhacay Magaalada Burco. Dilkan Waxaa Gaystay Beesha degta Bariga Magaalada Burco Halka Marxuunka la dilay uu ka soo Jeeday Gobolka Sool.    

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

(DAAWO) Barcelona oo u Abtirisey Cetafe Fc.(Jaahuur)

Spain-Mar-14-2016 (SDN/QJ) Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ku bidhaamineynaa horyaalka ka amar tukaaleeya wadanka Isbaanishka laguna magacaabo La Liga. Haddaba badanka koobabka laga ciyaaro dalkaas aalaba waxaa ku guuleysta labada naadi ee ugu tunka weyn Barcelona iyo Real Madrid. Walow Barcelona aay ku hogaamineyso dhibco badan hadana Real Madrid waxay haabhabaneysaa kaalinta afaraad. Bal aynu daawano […]

Posted in Features,Sports,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Waxaan Caadaynayaa,In Aanan hayn Xil Madhan,Waxaana Jirtay Xurmo badan, Waddatashi Iyo Is Qadarin Xisbiga Guddihiisa Ah “C/rashiid Xasan Mataan DAAWO

Hargaysa 13.March 2016 (SDN/QJ):- Siyaasiga C.rashiid Xasan Mataan oo dhawaan Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro u Magacaabay Afhayeenka Xisbiga Waddani ayaa Markii Kowaad ka hadlay Xilka loo igmaday. C.rashiid Xasan Mataan Wuxuu sheegay in aanu fulin hadal ka soo yeedhay Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Cismaan C.laahi Saxardiid Caddani oo Balanqaaday in Xisbiyada Mucaaridku […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweyne Siilaanyo oo Maanta Xafiiskiisa Kulan Gaar ah kula qaatay Bah’da Garsoorka dalka iyo arrimaha lagaga hadlay DAAWO

Hargaysa 13.March 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu kulan muhiima la qaatay gudoomiyayaasha maxkamadaha rafcaanada ee gobolada ugu sareeyey iyo gudoomiyayaasha maxkamadaha gobolada Dalka dhamaantood. Kulankan ayaa noqonaaya kii u horeeyey ee muddo 24 sanno ah ay la kulmaan Madaxweynaha qaranka, gudoomiyayaasha maxkamadaha rafcaanada ee gobolada ugu sareeya iyo gudoomiyayaasha […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasiir Xaglo toosiye iyo Badhasaabka Gobolka Buuhoodle oo ka hadlay Xaalada Nabadgalyo ee Gobolkaas,Hanjabaadna u diray Siyaasi Cali Khaliif oo Weli ku Sugan Buuhoodle DAAWO

Buuhoodle 13.March 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaarada Caafimaadka somaliland Dr Saleebaan Ciise Xaglo toosiye oo ay weheliyaan maamulka gobolka iyo kan degmada buuhoodle ayaa shir jaraaid oo ay qabteen kaga hadlay xaalada nabad galyo ee gobolka isla markaana fariimo hanjabaado ah u diray Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo Prof Cali Khaliif Galaydh oo Mudooyinkii u danbeeyay ku Sugnaa […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Maleeshiyaad Taabacsan Prof Galaydh Iyo Siyaasiyiinta Federaalka oo Dhoola tus Mileteri soo bandhigay Cadeeyayna inay diyaar u yihiin inay is wajahaan Somaliland DAAWO

Buuhoodle 13.March 2016 (SDN/QJ):- Maleeshiyo beeleedyo taabacsan Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo Prof Cali Khaliif Galaydh Iyo Siyaasiyiin Xilal ka haya Xukuumada federaalka Somalia ayaa Magaaladda Buuhoodle Waxay ku soo bandhigeen Dhoola tus ay ku Muujinayaan awooda ay Kooxdaasi leedahay. Dhoolatuskan ayaa fariinta uu dirayay Waxay ahayd is muujinta Kooxda Cali Khaliif iyo Siyaasiyiin ka soo Kicitimay […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xukuumada Somaliland oo si adag uga Hadashay Faragalinta Dawlada Somaliya ee Gobolka Buuhoodle iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Somaliya oo ku sugan Magaaladaas DAAWO

Hargaysa 13.March 2016 (SDN/QJ):- Xukuumada somaliland ayaa si adag uga hadashay faragalinta dawlada Federaalka Somaliya ku hayso Gobolka Buuhoodle. Wasiiru dawlaha nabadaynta Gobolada Beriga Cabdirashiid Xuseen Cabdale (Gargaar) ayaa sheegay in xukuumada Somaliland ay diyaar u tahay inay ka jawaabto faragalin kasta oo dawlada somaliya ku hayso Gobolada Beria Somaliland. Wasiirku waxaa kale oo uu […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xildhibaan Ibraahim Buubaa Muxuu ka yidhi Wararka sheegaya in laga casilay Afhayeen Xisbiga Waddani? DAAWO

Hargaysa 13.March 2016 (SDN/QJ):- Afhayeenka Xisbiga Mucaaridka ee Waddani Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa ayaa beeniyay Warar sheegaya in la qaaday Afhayeenkii Xisbigaas. Xildhibaan Buubaa waxaa uu sheegay inaanay waxba ka jirin wararkaasi waxaanu yidhi“Madaxda xisbiga, maaha kaligay mar iyaga dacaayad laga qoro oo la iska horkeeno dabadeedna la yidhaahdo hebel iyo hebelbaa is haysta oo […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

27 Goobood oo Gobolka Hawd ah iyo Nidaamkii ay Diiwaangelinta Codbixiyeyaashu uga Bilaabantay DAAWO

Bali-Gubadle 13.March 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Shalay si rasmi ah uga Bilaabmatay guud ahaanba Gobolka Hawd Diwaangalinta Codbixiyayaasha Somaliland doorashooyinka dalka ka dhici doonta sanadka soo socda ee 2017-ka. Diiwaangalinta Codbixiyayaasha ayaa Bilaabmatay 27 goobood oo ka tirsan Gobolka hawd isla markaana waxay Bulshada ku dhaqan Deegaanadda Hoostaga Gobolka Hawd ayaa dadku Safaf dhaadheer ugu jireen […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »