Home » Features You are browsing entries filed in “Features”

“Shacabka Reer Jabuuti waxay aad uga Cadhoodaan Farogelinta ay Siyaasadda Jabuuti ku Sameeyaan raga Waddankan (Somaliland) ka Taliya” Murashax u taagan Doorashada Madaxtinimo ee Jabuuti Mr Cadhoole DAAWO

Hargaysa 17.March 2016 (SDN/QJ):- Siyaasi Cabdiraxmaan Cadhoole oo ka mid ah Murashixiinta u tartamaya Jagada Madaxweyne ee dalka Jabuuti marka ay qabsoonto doorashadda Madaxtinimo oo Socdaal gaar ah ku yimid Caasimadda Somaliland ee hargaysa ayaa ka hadlay damaciisa Murashaxnimo,Rajada uu ku qabo inuu ku soo baxo iyo dagaalkii doraad dhex maray Ciidamadda Bada ee Somaliland […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xukuumadda Somaliland oo Mar kale ka hadashay Qorshe Madhalays ah oo Lagu Jaangoynayo Sarifka Dollarka DAAWO

Hargaysa 17.March 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Maaliyadda Jamhuuriyadda Somaliland iyo Gudoomiyaha Baanka Dhexe ayaa sheegay inay Bilaabeen qorshihii lagu dejinayay Sicirka dollarka,Isla markaana uu dhawaan Sargoyn doono baanka dhexe Qiimaha lagu kala sarifto Dollarka.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasaaradda Khayraadka Biyaha Somaliland oo Lagu Wareejiyey Gaadhi weyn oo Riig ah DAAWO

Hargaysa 17.March 2016 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Khayraadka Biyaha ayaa ka Gudoomay Hay’ada Care International Gaadhi weyn oo riig ah kaas oo ka hawl geli doona dadaalka loogu jiro sidii deegaamada dalka biyo looga soo saari lahaa.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Mulkiilihii Doon dhawaan lagu Gubay Dekeda Berbera oo ka hadlay inaan la hayn Sababtii doontiisa loo Gubay Isla markaana Xukuumada dalab u Gubiyey DAAWO

Hargaysa 17.March 2016 (SDN/QJ):- Cali Ducaale Maxamed oo ahaa hantile dhawaan doon uu lahaa lagaga gubay Magaalo xeebeedka berbera ayaa ka hadlay Sababaha keenay in la Gubo doontan oo Xiligaas Dayactir lagu samaynayay.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Kumanaan qof oo soo dhawayn ay u adeegsadeen Fardo, gaadiid, ubax, caleemo-qoyan ku qaabilay weftiga Guddoomiyaha KULMIYE + nuxurka khudbad murrashax Muuse Biixi u jeediyey reer Gabiley DAAWO

Gabiley 17.March 2016 (SDN/QJ):-Wefti balaadhan oo uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Gebilay oo ay u tegeen Wacyigelinta Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha oo dhawrkii cisho ee u danbeeyay ka socday Gobolkaasi. Weftiga oo ka kooban hoggaanka xisbiga, xubno wasiirro ka tirsan xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, xildhibaanno ka tirsan […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dareen noocee ah ayay Bulshadda ku dhaqan Degmadda Allay baday ku qaabileen Weftiga Xisbiga Waddani? DAAWO

Hargaysa 17.March 2016 (SDN/QJ):- Xisbiyadda Kulmiye iyo Waddani ayaa u Muuqda kuwo iska daba maraya deegaanadda kala duwan ee diiwaangelinta Codbixiyeyaashu ka socoto,Maalintii Shalay Waxay Hogaanka labada xisbi isaga kala dab qaadeen Gobolka Gebilay deegaamadiisa. Madaxda Sare ee Xisbiga Waddani oo uu hogaaminayo Gudoomiye Cirro ayaa Kormeer ku soo maray Jiido ka tirsan Degmada Allay […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweyne Axmed Siilaanyo iyo Weftigiisii oo Maanta la Kulmay Boqorka Dalka Kuwait iyo Arrimaha ay ka wada hadleen DAAWO

Kuwait 16.March 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo iyo weftiga uu hor kacayo ee safarka shaqo ku jooga dalka Kuwait ayaa maanta la kulmay boqorka dalkaas Sheikh Sabah Al-Ahmad Al-Jaber Al-Sabah.   Kulankaas oo ahaa mid saxaafaddu debed-joog ka ahayd ayaa qaatay saacado, iyadoo labada dal ay ka wada hadleen, sii xoojinta […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dawlada Djibouti oo Dagaalkii Ciidamada Somaliland dhexmaray ku Tilmaamtay Maleeshiyo Soo Xad-gudubtay DAAWO

Jabuuti 16.March 2016 (SDN/QJ):- Telefishanka afka xukuumadda ku hadlaya ayaa habeenkii xalay war uu sii daayay kaga hadlaya dagaalkii ciidamada xeebaha Somaliland iyo Djibouti ku dhexmaray magaalo xeebeedka Saylac ee uu ku dhintay askariga ka tirsan ciidamada Somaliland. Xukuumadda Djibouti ayaa inkirtay jiritaanka Somaliland,iyagoo sheegay in rag hubaysan saarnaayeen Markab laga leeyahay dalka Masar oo […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Somaliland iyo Afartii Ruux ee u Horeeyay ee Nafaqo daro ka dhalatay abaaraha u geeriyooday DAAWO

Boorama 16.March 2016 (SDN/QJ):-Dalka Somaliland waxaa markii ugu horaysay la xaqiijiyey dad u geeriyooday nafaqo darada iyo gaajada ka dhalatay abaarta baahsan ee ka jirta dalkan JSL. Badhasaabka Gobolka Awdal oo maanta isagoo ku sugan magaalada boorama waxa uu ku dhawaaqay in afar qof ay macaluul darteed ugu geeriyoodeen deegaano hoos yimaadda Qun’ujeed, weedhaan iyo […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Waddani Iyo Isbaheysiga Kulmiye Ma Isla Jaan-qaadi Karaan? W/Q Cali Xasan “Cali-kubad”

Ma isla Jaan-qaadi karaan Waddani iyo isbahaysiga Kulmiye Siyaasada iyo ciyaaruhu meelo badan bay iskaga eg yihiin, oo labaduba waa dagaalo casriyeysa, laakiin dhiig aanu ku daadan. Hogaamihiyihii dalka Shiinaha Mao Zedong waxuu yidhi ” siyaasadu waa dagaal dhiig aanu ku daadan, dagaal kuna waa siyaasad dhiig ku daatay”. Ciyaaraha iyo kala badintooduna waxay metalaan […]

Posted in Features | Read More »