Home » Features
You are browsing entries filed in “Features”
Hargaysa 18.March 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee JSL ayaa kulan ku saabsan sidii ardayda Somaliland kaalintooda taakulo uga qaadan lahaayeen abaaraha dalka ka jira waxa uu la yeeshay maamulayaasha Dugsiyada dawlada iyo kuwa gaarka loo leeyahayba.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 18.March 2016 (SDN/QJ):-Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Sheekh Khaliil C.laahi Axmed oo ka mid ah Gudidda heerka qaran ee Gurmadka abaaraha ayaa Shaaciyey in Maalinta Salaasadda ee soo socota laga oogi doono guud ahaan dalka salaad roob doon ah. Wasiirka Diinta iyo Awqaaftu waxaa kale oo uu ka warbixiyay dhaqaalaha soo gaadhay Gudida gurmadka abaaraha […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 18.March 2016 (SDN/QJ):- Xaalada abaareed ee Ka Jirta Goboladda Galbeedka Somaliland ayaa Sabab u noqotay Geerida inta la Hubo afar ruux oo u dhintay Nafaqo daro haleeshay. Bulshada ku Tabaaloobay Xaaladan abaareed ayaa Qaylo dhaan u diray Xukuumadda Somaliland,Hay’adaha Caawimada bixiya iyo Cid kasta oo gar gaar aadminimo la soo gaadhi karta dadka tabaalaysan.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Minnesota 18.March 2016 (SDN/QJ):-Kadib markii ay dhowaan soogaareen ciidamo hubeysan qeybo kamida Xeebaha dowlada puntland kuwaas oo ay dowlada Puntland sheegatay in ay katirsan yihiin Al-shabaab ayaa waxaa jirey eedeyn loo jeediyey dowlada federaalka Soomaaliya kaas oo ahaa in ay dowlada dhexe wax ka ogtahaya weerarka ay ciidamdaan sooqadeen. Madaxweynaha dowlada Puntland Dr.C/wali Maxamed Cali […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 18.March 2016 (SDN/QJ):-Raysal wasaare ku xigeenka dawlada federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cumar Carte ayaa sheegay in Puntland hadii ay u baahato ciidamo shisheeyey ay gaynayso dawlada Soomaaliya. Maxamed Cumar ayaa xusay in Puntland dagaalka ay kula jirto ciidamada ay sheegtay inay ka tirsanyihiin Al-Shabaab hadii ay u baahato awood dheeri ah aysiinayso gacan iyo […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
“Walaashayda Muslimadda aheey, ugu horrayn walaal waan ku salaamay, salaanta Islaamka. Walaal waxa aan ahay walaasha, oo muslim ah, kula jinsiyad ah, kula dadnimo iyo deeganba ah. Walaal waxa aan ahaa inan nimadaydii mid aad u neceb ragga naagaha leh, balse nasiibka Alle nin kasta oo ila sheekaystaa waxa uu ahaa nin naag leh, ilaa […]
Posted in Features | Read More »
Hargaysa 17.March 2016 (SDN/QJ):-Madaxweyne ku xigeenka JSL Md Cabdiraxmaan cabdilaahi Ismaaciil Saylici ahna ku simaha Madaxweynaha iyo wefti uu hogaaminayo ayaa maanta socdaal gurmad oo degdeg ah waxay ku tageen gobolka Awdal gaar ahaan deegaanadii ay dadku ugu dhinteen waxyeelada ay baartu sababtay. Madaxweyne ku xigeenka iyo weftigiisa oo ay ka Mid yihiin wasiirada wasaaradaha […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 17.March 2016 (SDN/QJ):- Suldaanka guud ee beelaha samaroon Suldaan Saleebaan Cali Ismaaciil ayaa ka haddlay maanta abaaraha baahsan ee dalka ka jira gaar ahaana gobolka Awdal oo ay dad ku nafwayeen abaaraasi,waxaanu suldaanku wuxuu ilaahay ka baryey inuu abaaraha inaga soo jebiyo oo uu eebe ino naxriisto,isagoo sidoo kale baaq u diray xukuumadda Somaliland […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 17.March 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha 3-aad ee Xisbiga UCID, ayaa ka hadlay Sheegay in aanu ilaa iminka garanayn sababaha keenay inuu iska casilo Boobe Yuusuf Ducaalle Xilkii iyo Xubinimadii Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani. “Markii Aan Kulmiye ka baxayey Boobe wuxuu ahaa raggii aadka iila yaabanaa..Daahir Riyaale u raacey Abaar ka guur, haddana Abaar u […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 17.March 2016 (SDN/QJ):- Ku simaha Madaxweynaha Somaliland ahna Madaxweyne ku Xigeenka J.S.L Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa daahfuray laba Mashruuc oo kala ah Waraabka Beeraha,iyo Sidii beeralaydu u heli lahayd Siidh amase abuur nadiif ah oo caafimaad qaba.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »