Home » Features You are browsing entries filed in “Features”

Wejigii 1aad ee Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha oo ka soo dhamaatay Gobolka Saaxil,Hawd iyo Gebilay iyo Komiishanka oo Ka hadlay Meelaha ay Ka Soconayso Diiwaangelintu DAAWO

Berbera 20.March 2016 (SDN/QJ):- Xubno Ka Mid Ah Guddiga Doorashooyinka Qaranka Somaliland Oo Weheliyaan Masuuliyiinta Gobolka Saaxil Iyo Degmooyinka Gabiley Iyo Balligubadle ayaa ku dhawaaqay inay si habsami ah u dhamaatay wajigii koowaad ee diwaangalinta codbixiyeyaasha oo muddo toddobaad ah ka socotay goobahaasi. Xubno ka socday guddida doorashooyinka qaranka oo kala ah komishaneer Maxamed Jamac […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xildhibaan Maxamed Cali Xirsi Obama oo ku sababeeyey Xil ka qaadistiisii mid la Xidhiidha Musuq Maasuq ka Jira Golaha Wakiiladda oo ay Warbixin ka diyaariyeen DAAWO

Hargaysa 20.March 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Maxamed Cali Xirsi Obama Oo ka Tirsan Golaha Wakiiladda Ayaa Ugu Baaqay Shirgudoonka Golahaasi inay iska Casilaan Xilalka ay aqalkaasi ka hayaan,Isagoo sheegay inay ku talaabsadeen Musuq Maasuq iyo Wax is daba marin. Hadalka Xildhibaan Maxamed Cali Xirsi Obama ayaa ka danbeeyay kadib Markii laga qaaday Xilkii Gudoomiyaha Gudida ilaalinta […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasaarada Arrimaha gudaha Somaliland oo ka hadashay halka ay marayaan  wadahadaladii Somaliland iyo Jabuuti ee ku saabsanaa shaqaaqadii Jasiirada Ceebaad DAAWO/SAWIRO

Jabuti, 20,March,2016(SDN/QJ):- Labada dawladood ee Somaliland iyo jabuti ayaa Shalay si rasmiya uga heshiiyey shaqaaqadii dhinaca ciidamada badda ee todobaadkii hore ku dhexmartay ciidamada somaliland iyo Kuwo Jabuuti.   Shirar badan iyo wada hadal dhan walba ah kadib, waxaa dawlada jabuti qiratay inay ku dagaalantay biyaha somaliland dhexdeeda iyadoo dusha saaratay dilkii askariga iyo bixinta […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Milicsiga Hal-adagii Marxuun Cigaal Ee Jabuuti Iyo Ka Maaran La’aanta Xukuumadda Maanta DAAWO

Hargaysa 20.March 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynihii horre ee Somaliland alle ha u naxariistee Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal, ayaa u duur xulay jabuuti inaanay Somaliland macno wayn ugu fadhiyin, hadalkan ayaa madaxweynaha ka yimi xilli dawladda Jabuuti soo eryaday safiirkii u fadhiyay Somaliland dalka Jabuuti. Alle ha u naxariistii Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal oo arrinta ka xanaaqsan […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xaalada Abaarta ka Jirta Gobolka Salal Oo Gaadhay Heer ba’an Oo Dadku Haraad Iyo Gaajo u Dhintaan DAAWO

Hargaysa 20.March 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan ka tirsan Golaha Guurtida Somaliland mudane Axmed Daahir oo ka soo jeeda Gobolka Salal ayaa si adag uga hadlay xaalada gobolkaasi iyo heerka abaarta ee ka jirta, waxaanu sheegay in heerka abaartu gaadhay in dadku ay u dhintaan, sidaasi awgeedna waxa uu baaq qaylo dhaan ah u diray dawlada iyo […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasiir Cali Sandule oo Baabuurkii Ugu Deeqay In Loogu Shaqeeyo Abaaraha Gobolka Awdal ka Taagan DAAWO.

Boorama 19.March 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Shaqadda iyo Arrimaha Bulshada Somaliland Mudane Cali Xasan Maxamud “Cali Sandule” ayaa mar uu maanta Booqasho ku tegay Xarunta Gobolka Awdal ee Boorama Waxa uu si rasmi ah Gaadhigiisi ugu wareejiyey Isuduwaha wasaarada Shaqada iyo arrimaha Bulshada ee Gobolkaasi si uu Baabuurkani qayb uga qaato Gurmadka loo fidinayo dadka ku […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Askar 8 Sanno ku Jiray Gacanta dawlada Eretria oo dib loogu celiyey Dalkooda Jabuuti Iyo Dhacdo la Yaableh oo ay Sameeyeen DAAWO

Jabuuti 19.March 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Dalka Jabuuti dib loogu celiyey afar askari oo mudo sideed sanno ah Gacanta ugu jiray Taliska Eretria ,soo daynta askartan waxaa qayb libaaxle ka qaatay dawladda Qatar. Xubnaha askarta ah ayaa markii diyaaradii ay la socdeen soo cago dhigatay Madaarka Jabuuti ayaa Waxay u Suujuudeen Ilaahay iyagoo dhunkaday Ciida.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

AKHRISO:- Guddida Guud Ee Beel-waynta Ciidagale Oo War Qoraal Ah Kasoo Saartay Muranka Ka Taagan Banka Qool-cadey

Ku : Wasaaradda Xanaanadda Xoolaha Ku: Xoolo Dhaqatada Deegaanka Ku: Bulshadda Deegaanka Qoolcadey Ujeeddo: Guddida Guud ee SAHAN- BARWAAQO Waa in Loo Dabo Fadhiistaa Arrinka Banka Qoolcadey. Muddo hada laga joogo saddex bilood Beesha Daauud ismaciil (Ciidagale) shirweynihii beeshu waxay si rasmi loogu doortay Xubnaha cusub ee Guddida guud ee beesha Ciidagale, Guddidan oo ah […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Muxaadiro: ‘’Maxay Jeclaan Lahaayeen Ehlul Qubuurku’’ Sheekh Cabdillaahi Xassan Barbaraawi

Hargeysa (SDN) –  Waxaad halkan ka daawan kartaa muxaadirada uu cinwaankeedu yahay ‘’Maxay Jeclaan Lahaayeen Ehlul Qubuurku’’, waxaana innoo soo jeedin donna Fadiilatu Sheekh Cabdillaahi Xassan Xaashi [Barbaraawi.

Posted in dacwada,Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Masrixiyad Murugo leh oo Dareenka Qofka Halacsada Saamayn ku reebaysa oo laga Sameeyay Kufsi Waddareedka loo Gaysto Hablaha DAAWO

Hargaysa 18.March 2016 (SDN/QJ):- Kufsiga haweenka loo gaystaa Waa dhaqan Xumo,Waxaa Nolosha lagaga ciyaarayaa Gabadh Mustaqbal fiican ku naaloonaysay Waxaa la dhaawacayaa Sumcadii ay Bulshada ku dhex lahayd. Waxay noqotay Caado Bulshada Somaliyeed aad ugu faaftay in Tacadiga iyo dhagarta noocaas ah lagu dhameeyo Xaal ay Odayaal kala qaataan,Waxaa halkaas ku soo afjarmaya Yididiiladii Gabadha […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »