Home » Features
You are browsing entries filed in “Features”
Xabsiga dhexe ee Hargeisa oo dib u dhis balaadhan lagu sameeyay 2005 Qareeno Reer soomaliland ah oo Maxakamadu xukuntay iyagoo kiis ku gudo jira ,xilligaas waxa soo booqday caasimada iyo xabsigaba wafti ka socday QM gaar ahaan ergaygii gaarka ahaa ee xuquuqda aadamaha ,warbixintii ay qoreena waxa ku jirtay in la dumiyo jeelka weyn oo […]
Posted in Features | Read More »
Hal milyan iyo hal guddi jawaab ma u noqon karto wixii dhacay. Dhaqaalihii Hargeysa jeex dhan baa dumay, si fudud baa na loo ga fursan karaayay. Su’aashu waxa ay tahay uun mid keliya: Maxaa laga baran karaa waxa kan dhacay? Sanawaad aad u badan ayaa la daawanaayay magaaladan dhan ee wadnaheedii noqday isku raran aan […]
Posted in Features | Read More »
MINNEAPOLIS (SD) – Dr. Abdirizak Mohamed Warfa is a Minnesota-based author and professor of biological sciences at the University of Minnesota in Minneapolis, MN and he is the prolific writer of Cries from the Hinterland, a historic book about the heartbreaking history of Somalis in the horn of Africa and specifically about the gut ranging […]
Posted in Features,news in English | Read More »
Fasting is one of the Five Pillars of Islam, which form the basis of how Muslims live their lives on the earth. The other pillars are faith, prayer, charity and making Pilgrimage to the Holy City of Mecca. So, it is obligatory to fast in Ramadan in order to get its rewards from Allah. Fasting […]
Posted in Features | Read More »
San Diego (QJ) – Siyaasi Saleebaan Cali Bile oo ku sugan dalka Mareykanka kana mid ah siyaasiyiinta reer Somaliland ee ku sugan dalkaa ayaa nooga warbixiyay xaaladaha ku gadaaman safarka Madaxweynaha Somaliland uu ku joogo Washington. Saleebaan Cali Bile waxa kale oo uu nooga xog waramay hanaanka lagu kala qeybsamay ee soo dhaweynta Madaxweyne Muuse Biixi, […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay,wareysiyo | Read More »
Madaxweynaha Kenya ayaa ku dhawaaqay inuu taageerayo in Raila Odinga uu noqdo Madaxweynaha Kenya ee isaga bedelaya dhawaan. Labadan nin oo ka soo kala jeeda laba Qabiil oo kala duwan, colaadina ay dhex martay reerahooda doorasho hore oo ay ku tartameen, ayaa arrintan Madaxweyne Uhuru Kenyatta uu ku dhawaaqay ay wax weyn ka taraysaa Midnimada […]
Posted in Features | Read More »
Dhulalka miyiga ee abaaruhu ka jiraan dadku biyo iyo baad wixii ay hayeen waxay la wadaagayaan dadkooda kasii daran ee kusoo hayaamay. Waxa weli nool dhaqankii wax isa siinta iyo is-gacan qabashada marka aafo timaaddo. Dhinaca magaalooyinku inta badan ganacsatadu waxay iyagu ku mashquulsan yihiin sidii ay macaash badan uga sameyn lahaayeen masiibadaa abaaraha iyo […]
Posted in Features | Read More »
Dhulkeena abaaruhu waa u joogto. Mudadiiba mar ayay wajigeeda foosha xun inna soo tustaa, inaku na tarab tarab ayaynu u daadanaa. Marka ay sii baxayso, waxa ay inagula balantaa in aanay raagi doonin, inaku na kama diyaar garowno. Isla kobtii inaka oo fadina, oo kala kuudud xun ayay inagu soo noqotaa, oo inna karbaashtaa. Doqomada […]
Posted in Features | Read More »
Hablaha Gaaroodi wuxuu abaabul ahaan u bilaabmay 1990 iyagoon wadan magaca “Gaaroodi” xiligaa wuxuuna ka bilaabmay isku xidhkoodu xaruntii dhaawaca ee salaxlay. Ujeedaduna waxay ahayd sidii daryeel ( Hu iyo raashin oo ahaa labada u daran) loogu heli lahaa dhawaaca Salaxley oo ahaa saldhiga guud ee caafimaad aaga Seddexaad. Hablahaasi waxay kala deganaayeen Salaxley, Caam […]
Posted in Features | Read More »
Kulan aan qorshaysnayn ayay ka dhalatay is barashadii na dhex martay. Si lama filaan ah ayay wax waliba u dhaceen,. Geeddi muuqaalkiisu kama turjumayn qofka uu yahay iyo aqoontiisa toona. Talyaani yar buu ahaa. Hidde-sidayaashiisa DNA gu Soomaali weeye, laakiin si kasta oo kale ba waa u Talyaani. Maalintii iigu horaysay ee aanu wiishka (lift) […]
Posted in Features | Read More »