Home » Features You are browsing entries filed in “Features”

800 Neef oo Dawladda Hoose ee Hargaysa Gurmad Biyo ah Gaadhsiisay DAAWO

Hargaysa 21.March 2016 (SDN/QJ):- Dawlada hoose ee Caasimadda Hargaysa ayaa Gurmad biyo dhaamin ah u fidisay Xoolo ku tabaalaysan deegaanka Bacado ee Waqooyiga Magaaladda Hargaysa.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

(DAAWO)Man United oo Caraabisey Man City. (Jaahuur)

London-Mar-20-2016 (SDN/QJ)Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ula baqooleynaa xagaa iyo cariga Ingiriiska oo uu si xasaasi ah uga socda horyaalka (Premier League) waxaana sanka isku wadahaya Leicaster,Tottenham,Arsenal,Man City iyo Man United. Haddaba ciyaartii xiisaha badneyd ee la wadasugayey waxaa isku nafbeeley labada naadi ee aay xurguftu ka dhaxayso Man United iyo man City,bal aaynu eegno […]

Posted in Features,Sports,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

”Dhambaal ku socda madaxwayne ha”

Mudane Madaxwayne hantida kaliya ee qarankani leeyahay aynu badbaadino !! Hantida ugu wayn ee qarankeenu leeyahay waa dadkiisa daryeelkooda iyo badbaadinta shacabkaas na waa waajib qaran oo ina wada saaran guud ahaan reer somaliland gaar ahaan na xukumada ummadda dalkan lihi u xil-saarteen dardargalinta iyo ka shaqaynta danahooda. Mudane madaxwayne waxaa hubaal ah in dhimashadan […]

Posted in Features | Read More »

Puntland Yaa Neceb???

Waa qormo aan aad u dheerayn,anigoo ah Jibriil Axmed Maxamed ah ayaana qoray. Haddii aad wada akhrisay waad ufsaxantahay inaad fikirkaaga ka dhiibtid,inaad sii faafisid iyo inaad qaadatid oo meelahaaga gaarka ah ku daabacatid. Maalmahaan dambe iyo maalmihii ka horeeyeyba waxaa baraha bulshada haystay qolyo ku andacoonaya in puntland cadow looga yahay soomaaliya,wax kasta oo […]

Posted in Features | Read More »

Jabuuti oo Markii Kowaad Safaarad ka Furatay Somaliland, Madaxda Xisbiyadda oo amaan u Jeediyey Dawlada Jabuuti,Xili uu Weli Qoyan yahay Nabaradii ka dhashay Weerarkii Ciidamadda Jabuuti ee Biyaha Somaliland DAAWO

Hargaysa 20.March 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Maanta Magaaladda Hargaysa lagu qabtay Munaasibad lagu furayay Safaaradda dalka Jabuuti ku yeelan doonto Caasimada Jamhuuriyadda Somaliland ee Hargaysa. Munaasibada furitaanka Safaaradda Jabuuti ee Somaliland Waxaa ka qayb galay Gudoomiyeyaasha Sadexda Xisbi qaran ee Kulmiye,Ucid iyo Waddani,Mas’uuliyiin ka tirsan Golaha Wasiiradda, Qunsulka Safaarada Jabuuti ee Somaliland iyo Jaaliyada Jabuuti ee […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Khasnadii Wasaaradda Warfaafinta Somaliland oo Lacag laga jabsaday iyo Booliiska oo baadhaya DAAWO

Hargaysa 20.March 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka wasaaradda warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigalinta Somaliland Mudane Cismaan C.laahi Saxardiid Caddaani ayaa caddeeyey in Qasnada Wasaaradda la jabsaday isla markaana lagala baxay lacagtii shaqaalaha oo laqu qiyaasay malaayiin shilling Somaliland ah. Wasiir Cadaani oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa sheegay inay ciidanka Danbi baadhistu gacanta ku hayaan kiisksan, waxaanay […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Gudoomiye C.raxmaan Cirro oo ka Fal Celiyey Eedaymo Musuq Maasuq oo Xildhibaan ka tirsan Golahaasi u Jeediyey Shirgudoonka DAAWO

Hargaysa 20.March 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa Jawaab ka Bixiyey Eedaymo Musuq Maasuq oo uu Maalintii Shalay Sheegay Xildhibaan Maxamed Cali Xirsi Obama oo hore u ahaa Gudoomiyaha Gudida dabagalka Iyo Ilaalinta Hantida Qaranka ee Golaha Wakiiladda.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Waayaha Nololeed iyo Waayo aragnimada Aqoonta Caafimaadka ay u leedahay Drs Edna Aadan iyo Barnaamijka Xusuus reeb DAAWO

Hargaysa 20.March 2016 (SDN/QJ):- Drs Edna Aadan Ismaaciil Waa Shakhsiyaadka aqoonta durugsan u leh arrimaha caafimaadka gaar ahaan xannuunadda ku dhaca hooyadda iyo dhallaanka. Drs Edna Aadan Waxay ka mid ahayd Haweenkii u horeeyay ee Geyiga Somaliyeed ee aqoonta Caafimaadka ku soo bartay dalka Ingiriiska Iyadoo mudo dheerna ka soo shaqaysay Hay’adda Qaramadda Midoobay u […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Dastuurka Somaliland ay Ku Qoran Tahay Cida Somalilanderka ah Iyo Cida Kale Dadkeenu Waa Reer Guraa In Dalka Loo Sheegtana Waa Danbi Madaxweyne Ku Xigeenku Arintaasi Raali Galin Ha Ka Bixiyo”…A/Rashiid Xasan Mataan DAAWO.

Boorama 20.March 2016 (SDN/QJ):- Xoghayaha Warfaafinta ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani C.rashiid Xasan Mataan ayaa Kormeer Shaqo Waxa uu ku Tegay Deegaano ka tirsan Gobolka Awdal oo ay ka taagan tahay Xaalad abaareed oo Sababtay in dad ku dhintaan. Xoghayaha Warfaafinta Waddani ayaa intii uu Kormeerka ku Jiray Waxa uu Taakulo Kooban Gaadhsiiyey dadka […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Suldaanka Guud ee Gobolka Hawd oo Dhaliil Xoogan u soo Jeediyey Komiishanka Doorashooyinka Qaranka DAAWO

Hargaysa 20.March 2016 (SDN/QJ):- Suldaanka Guud ee Beesha Gobolka Hawd Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Suldaan Faarax ayaa dhaliil xoogan u jeediyey Komiishanka Doorashooyinka qaranka taas oo la xidhiidha Nidaamka ay Gobolka Hawd uga Hirgalinayeen Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha oo Wejigeedii Kowaad Shalay soo Xidhmay. “Waa Nin gaadhi Qaboojiye leh iska fuushan, casayrkana cabaaya….Ninkaas circa iyo daruurta eegaaya […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »