Home » Features
You are browsing entries filed in “Features”
Hargaysa 25,March,2016(SDN/QJ):-Wasiirka wasaaradda caafimaadka ee JSL Dr saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-Toosiye) ayaa khudbad dheer oo uu ka jeediyey xuska maalinta Qaaxada Adduunka oo ku beegnayd Maalintii Shalay oo Taariikhdu ahayd 24 March waxa uu kaga hadlay kaalinta wasaaradiisu ka qaadatay la dagaalanka cudurka Qaaxada iyo xarumaha cusub ee daaweynta ee laga furay gobolada iyo degmooyinka […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Biyo yarida Joogtada ah ee qaybo badan oo kamida dhulka Soomaaliya waxay noqotay dhibaato aan dhamaad lahayn. Dalku wuxuu ku yaalaa dhul oomane ah oo ay biyo la aan baahsani ka jirto, dadka ku noolna ay aad u kala firirsanyihiin. Baahida biyaha ee bulshada ku nool Soomaaliya waxay had iyo jeer ku daboolaan biyo ay […]
Posted in Features | Read More »
Waxaan doonaya bal inaan dhowr su’aal halkaan ku soo bandhigo kuwaas oo ku sabsan dagaalkii maalmahan dambe dhexmarayay maamulka Puntland iyo koox lagu sheegay Alshabaab, marna u wasiirka Warfaafinta Puntland ku sheegay dhallinyaro haboowsan. Weyddiimaha oo noqon doonna su’aalo balse jawaab u baahan. 1- Ma maqashayn meel ay Shabaabku ku sheegtayn dagaaladii bariga Nugaal iyo […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho (SDN) – Dhisme weyn oo Midowga Yurub uu ka dhisanayo xerada Xalane ee magaalada Muqdisho, ayaa la sheegay in amar lagu bixiyay inaan laga shaqaaleyn qof Soomaali ah, xitaana uusan ka noqon karin nadiifiye, arrintan oo ah mid ku cusub Soomaaliya. Muuqaal uu baahiyay Website-ka Dalsoor oo ka mid ah kuwa Soomaalida ayaa lagu […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 22.March 2016 (SDN/QJ):- Musharaxa madaxweynaha dalka aynu jaarka nahay Jabuuti Mudane Jaamac C/raxmaan Cadhoole ayaa maanta isagoo usii jeeda dalkiisa Jabuuti si faahfaahsan ugu waramay qeybaha saxaafada isla markaasina bixiyay warbixin muhiim ah oo ku saabsan rajadiisa inuu ku guuleysto doorashada madaxweynaha ee ka dhici doontaa dalkaasi Jabuuti 8 April waxa kale oo uu […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa (QJ/SDN) — Xaaladda abaareed ee ka jirta deegaannadda Somaliland ayaa maraysa halkii ugu xumayd waxaana weli sii kordhaaya khasaaraha nafeed ee xoolaha iyo dadkaba, waxaana deegaanno ka tirsan galbeedka Somaliland wararkii u danbeeyay ay sheegayaan in ay ku geeriyoodeen ku dhawaad toboneeyo ruux. Deegaanada hoos taga degmada Sallaxley ayaa ka mid ah goobaha ay […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Saylac 22,March,2016(SDN/QJ):-Saylac waa magaalo Qadiimiya oo ku taala Galbeedka Somaliland, waa caasimada gobolka Salel, magaalada Saylac waxaa ku taala Xeeb uu aad u weyn. Sida taariikhda lagu sheego magaalada Saylac waxaa ay jirtay mudo ka badan afar iyo toban Qarni, waxaa ay taariikhyahanadu sheegaan inay tahay meeshii ugu horeysay ee Diinta Islaamku kasoo gasho dhulka […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 22.March 2016 (SDN/QJ):- Dilka Fannaanadii Caanka ahayd ee Saado Cali Warsame oo Koox dablay ahi ku dhex Khaarajiyeen Gudaha Magaalada Muqdisho oo ay ka tirsanayd Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Somalia ayaa lala Xidhiidhiyey inuu ku lug lahaa Mulkiilaha Shirkada Dahabshiil Maxamed Siciid. Kulan dhex maray Labada raas ee ay ka soo kala Jeedaan Maxamed […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 22.March 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Khayraadka Biyaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Baashe Cali Jaamac ayaa sheegay in Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Biyaha adduunka oo la qabto 22 Bishan March oo Maanta ku beegan ay dib u dhigeen Maadaama Saaka Guud ahaan dalka laga oogi doono Salaad roob doon ah. Wasiirku Waxa uu Sheegay in Xuska […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 22.March 2016 (SDN/QJ):-Gudidda Horumarinta Hoodaale ayaa sheegay inay deeq Lacageed ka Gudoomeen Jaaliyadaha Somaliland ee Ku dhaqan Ingiriiska iyo faransiiska taas oo loogu talo galay Gurmadka dadka abaaruhu saamaynta ku yeesheen.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »