Home » Features You are browsing entries filed in “Features”

Daawo:- Mucaaridka Dalka Jabuuti oo Soo Bandhigay Dhaliilaha Madaxwayne Geelaha Dalkaasi Jabuuti

Jabuuti (QJ/SDN) – Mucaaridka dalka jabuuti ayaa waxa isu soo bax ay iskugu yimaadeen ayaa waxa ay qaar ka mid ah musharaxiinta asxaabta mucaaridku ay soo bandhigeen cadaalad darada kala duwan ee ay dadwaynaha reer jabuuti ka tirsanayaan madaxwaynaha dalkaasi Ismaaciil Omer Geele,

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Daawo:- Abwaan Laabsaalax Oo Maanso Ka Tiriyay Xaaladda Abaareed Ee Somaliland Ka Taagan

Halkan Hoose ka daawo maansada abwaan Axmed Saleebaan Dhuxul Laabsaalax uu ka tiriyay abaarta xun ee ka jirta deegaanada Somaliland.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

SAWIRRO: Boorama Oo Laga Tukaday Salaad Roob-doon Ah, Kaddib Saddex Maalmood Oo La Soomanaa

Boorama (QJ/SDN) – Kadib Markii Mudo sadex Maalmood ah laga soomay Guud ahaanba Gobolka Awdal ayaa waxa Maanta oo salaaso ah laga Tukaday Magaalada Boorama Salaada Roob doonta ah si Illaahay ugu naxariisto Ummadiisa ay Abaaruhu aafeeyeen waxaana gabi ahaanba laga Tukaday salaada Roobdoonta ah Barxadaha waawayn ee Magaalada Boorama. Halkaasi oo ay isku soo […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dareenada Dhiilo Sidka leh Iyo Muuqaaladii u danbeeyay ee Abaaraha Gobolada Awdal & Salal Iyo Gurmadka Madaxweyne Ku Xigeenka oo Bulshadu la Yaabeen DAAWO

Hargeysa 29,March,2016 (SDN/QJ):-Waxaa Deegaanada Galbeedka Somaliland Xiligan ka Taagan Abaar Baahsan oo Geyiga Somaliland Saamayn Taban ku Yeelatay,Inkasta oo Gobolada Bari ee Dalku ay yara dhaamaan Kuwa Galbeed isla markaana laga helayo Daaq iyo Biyo Wakhtigan Gabaabsi ku Jira,Hadana wuxuu culayska ugu badani ku dhacayaa Degsiimooyinka Galbeedka Somaliland Siiba Gobolada Awdal iyo Salal. Weftigii uu […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Musharraxa Isbaheysiga Mucaaradka Jabuuti Oo Ka Hadlay Xafiis Xisbiga RPP Ka Furtay Hargeysa, Kana Digay In Ismaaciil Cumar Geelle Looga Codeeyo Dalal Somaliland Ku Jirto DAAWO

Jabuuti, 28 March, 2016-(SDN/QJ): – Musharraxa Isbaheysiga Mucaaradka Jabuuti Cumar Cilmi Kheyre, ayaa ka digay in Dad aan Jabuuti u dhalan oo ku dhaqan Magaalooyinka Hargeysa, Boorama iyo Xamar ka qayb-qaataan doorashada Madaxtooyada Jabuuti oo dhawaan dhaceysa.   Musharraxa Isbaheysiga Mucaaradku wuxuu sheegay in Magaalada Boorama looga diyaar-garoobayo sidii loogaga codeyn lahaa Ismaaciil Cumar Geelle, […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Cambaarayn caalami ah oo la kulantay Riwaayadda Raadiyaha ee BBC-da kadib Markii ay taageertay Tahriibta

London , 29 March, 2016 (SDNQJ): – Riwaayadda raadiyaha ee ka baxda laanta afka Soomaaliga ee BBC-da ayaa la kulantay cambaarayn xooggan oo sheegaysa in riwaayaddaasi ay dhiiri galiso tahriibta. Cashuur bixiyeyaasha dalka Ingiriiska ayaa aad uga cadhooday in 90 Malyan oo Euro lagu bixiyo barnaamij dhiiri galinaya in la tahriibo.   Riwaayadan ayaa loogu […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Daawo:- Filimkii Xassan Xanafi Xaaji [Dilaaga Wariyaha] Oo Xaqiiqadiisa La Kashifay

Muqdisho (QJ/SDN – Kooxda “Journalists For Justice” [Saxafiyyiin U taagan Cadaaladda] ayaa Internet-ka ku baahisay Muuqaal ay ku sheegeen iney ku soo bandhigayaan qisada xaqiiqda ah ee Filimkii dhawaan laga soo duubay Xassan Xanafi Xaaji oo ku jira gacanta DF-ka. Kooxdan oo magaceeda loo soo gaabiyo “J4J” ayaa ku sheegtay hordhaca Video-ga in Dawladda Federaalka oo […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xoghayihii hore ee arrimaha dibedda ee UCID Maxamed Haruun oo ka waramay sharcinimada musharax Jamaal Cali Xuseen

London March 28,2016(SDN/QJ)-Xoghayihii hore ee xisbiga cadaalada iyo Daryeelaka UCID Maxamed Haaruun Biixi oo ahaa aqoonyahankii isku duba riday heshiiskii ay ku bahoobeen Jamaal Cali Xuseen iyo UCID ayaa markii u horeysay ka waramay sharcinimada Musharax Jamaal Cali Xuseen. Aqoonyahan Maxamed Haruun Biixi ayaa barta uu ku leeyahay Facebook waxa uu soo dhigay qoraal uu ku […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo Sababo Macquul ah ku diiday in dib loo dhigo Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha DAAWO

Hargeysa, 28 March, 2016 (SDNQJ): – Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Ganafka ku dhuftay soo jeedin uga Timid Madaxweyne Siilaanyo oo ku Saabsan in dib loo dhigo Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha oo Markii hore la filayay in Gobolka Maroodi Jeex ay ka bilaabanto 2 Bisha April. Inkasta oo Gudoomiye Cirro uu taageeray go’aankii Madaxweynaha sheegayna in […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“C.raxmaan Cirro Waan Hambalyaynayaa,Balse Waxaan Leeyahay Waddani Shalaad dhalatee Waa la Shubi Jiray” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe DAAWO

Hargeysa, 28 March, 2016 (SDNQJ): – Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in aanay Suurto gal ahayn in dad ku tabaaloobay Xaalada abaareed ee dalka ka Jirta laga dalbado inay Is diiwaangeliyaan isla markaana loola tago Olole doorasho.  

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »