Home » Features
You are browsing entries filed in “Features”
Buuhoodle 08.April 2016 (SDN/QJ):- Magaalada Buuhoodle ayaa Waxaa ku soo badanayaa Gaadiid inta badan ay haatan ku adeegtaan Bulshooyinka ku dhaqan degelada ay ku nool yihiin dadka Soomaalida ee Geeska Africa.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Caynabo 08.April 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaanada Golaha deegaanka ee Magaalada Caynabo oo kormeer xog ogaal u noqosho ku maraya deegaanada degmadaasi hoos yimaadda ayaa sheegay in xaalad biyo yaraaneed iyo mid dhanka xaalufka ahi ay gobolkaa ka taagan tahay. Xildibaanada oo iyagoo ku gudojira kormeerkooda ayaa baaq taageero raadin ah u soo dirsaday gudiga abaaraha ee […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Ottawa April 07,2016(SDN/QJ)-In dadka la dhibaataysan la caawiyaa iyada oo aan loo eegayn meesha ay degan yihiin iyo haybtoodu waa qadiyad ban’aadnimo. Laakiin marku qofku xanuunsanayo waxa uu keenaa arimo aad loo baahnayn…fadlan daawa kalmadan CAAWINA CID Kasta oo baahan…ajar baad ka heli….
Posted in dacwada,Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Waxa is weydiin mudan hay’adaha shisheeye ma waxa ay u joogaan Soomaaliya in ay Masaakiinta caawiyaan mise inay diintooda fidiyaan Hargeysa (QJ/SDN) – Hay’adaha caalamiga ah ee loo yaqaanno NGO-yada ayaa la sheegayaa in ay Soomaaliya ka wadaan faafinta diinta Kiristanka kuwaasi oo qofka ka doona shaqo ku xidha in uu haysto diinta Kiristaanka, taasi […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Burco (QJ/SDN) – Alle naxariistii janno haka waraabiyee waxa maanta aas qaran loogu sameeyay magaalada Burco Marxuum Dr.Cabdi Aw-Daahir oo shalay si kedis ah ugu geeriyoday halkaasi.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa (QJ/SDN) – Madaxweynaha somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay islamarkaana casho sharaf ugu sameeyey , gudiga somaliya ayaa sheegay inaanay siyaasad u socon balse ay taakulo u socdeen . Halkan Hoose Ka Daawo Sawirrada Warkaasi Oo Dhammeystiran
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa (QJ/SDN) – Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa ayaa sheegay in dadka Somaliland aanay cadaawad iyo cuqad midna u qabin walaalahooda Soomaaliya. Wasiir Xaashi ayaa ayaa sidoo kalen sheegin in Soomaali-nimadu aanay ahayn Qaran la wadaago balse ay tahay Qoomiyad iyo af ka dhaxeeya bulsho qaran dalal kala duwan leh. Mudane Maxamuud […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa 07.April 2016 (SDN/QJ):- Jab’had Hubaysan oo Hogaamin dal ku hesha qori caaradii hadana awoodii dib ugu celisa Gacanta rayidka waa Mid ka Mid ah Mucjisooyinka ka dhaca Aadduunka . Waxaa talaabadaas Suurto geliyey Ururkii Dhaq dhaqaaqa Waddaniga Somaliyeed ee SNM oo 35 Sanno ka hor lagaga dhawaaqay aasaaskiisa Magaalada London kuwaas oo markii ay […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa 07.April 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiye ku Xigeenka Gudida Heer qaran ee Gurmadka abaaraha iyo Weftigii ka socday dalka aynu deriska nahay ee Somalia ayaa Taakulo kala duwan Gaadhsiiyey dadka ku dhaqan degmada Lughaya ee Ku Tabaaloobay Abaarta dalka ka Taagan.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa 07.April 2016 (SDN/QJ):- Xaflad lagu gudoonsiinayey deeq lacag oo balaadhan ayaa dugsiga Ilays Secondry Shool Ku Wareejiyey Guddida Heer Qaran Ee Gurmadka Abaaraha Somaliland. Munaasibada la Wareegida Deeqdan Lacageed waxaa ka qayb galay Wasiirada Waxbarashada iyo Diinta iyo Awqaafta Xubno ka Tirsan Gudida Heerka qaran ee Gurmadka Abaaraha.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »