Home » Features You are browsing entries filed in “Features”

WAA MAXAY SABABTA GOLAHA WAKIILADU U HOR TAAGAN YIHIIN TIRADA CAYIMAN EE AY YEELAN LAHAAYEEN DADKA LAGA TIRADA BADAN YAHAY, WAXAA KA FAALOONAYA AQOONYAHAN CABDI DAAKIR….DAAWO

London09April16(SDN/QJ)Waa Maxay Sababta Golaha wakiiladu u Hor Taagan Yihiin Tirada Cayiman ee ay Yeelan lahaayeen Dadka Laga Tirada Badan yahay, waxaa ka Faaloonaya Aqoonyahan Cabdi Daakir….Daawo

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Muxaadirada Jimcaha: ”Akhlaaqda oo Burburtaa Waxay Keentaa Burburka Ummadaha “ Sh.Mustafa Xaaji Ismaaciil

Hargeysa (QJ/SDN) – Waxaad halkan ka daawan kartaa muxaadirada uu cinwaankeedu yahay ”Akhlaaqda oo Burburtaa Waxay Keentaa Burburka Ummadaha “ waxaana innoo soo jeedin doonna fadiilatu Sheekh Mustafe Xaaji Haaruun.

Posted in dacwada,Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Daawo:- Tv-ga Aljazeera Oo Baahiyay Barnaamij 1998-kii Uu Somaliland Ka Diyaariyay, Oo Taariikh Iyo Dhacdooyin Badan Xambaarsan

Taariikhda Somaliland, dhibtii ka soo gaadhay, Midnimadii Somalia, halgankii dib u xoraynta, nabadayntii beelaha, Saami Qaybsigii iyo sidii ay mar kale Jamhuuriyada Somaliland lugaheeda isugu taagtay. Hargeysa (QJ/SDN) – Telefishanka dalka Qatar laga leeyahay ee Aljazeera, gaar ahaan laantiisa afka carabiga, ayaa dib mar kale u baahisay barnaamij ay 1998-kii, ka diyaariyeen, taariikhda Somaliland, dhibtii […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Somaliland: ‘’Mandaqaddii Baratanka Danaystaha (Itoobiya & Masar)’’ Qurbejoog Staff

Hargeysa (QJ/SDN) – Somaliland oo ah dal hodan ah, kaasi oo leh dhul iyo bad dihin ayaa waxa baratan ugu jira dalal  badan oo caalamka ah, gaar ahaan kuwa qaaradda Madow ee Afrika, inkastoo baratanka dalalkaasi u egyahahay mid dhanka diblumaasiyadda iyo millatiriga u badan haddana waxa inta badan la sheegaa in wufuuda kala geddisan […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Heshiiskii Lagu Saxeexay Garoowe Oo Galaaftay Rejadii Uu Cali Khaliif Ka Qabay Xasan Sheekh+ Prof Galaydh oo Xidhiidhka u Jaray Somalia DAAWO

Buuhoodle, 08.April 2016 (SDN/QJ):- Kooxda la baxday Khaatumo ee ka dhaqdhaqaaqa Deegaannada Buuhoodle iyo Sool, ayaa sheegay inay jareen Xidhiidh ka dhexeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya, kaddib markii uu saameyn culus ku yeeshay heshiiskii ay Xukuumadda Somalia iyo maamulka Puntland ay dhawaan ku kala saxeexdeen magaalada Garoowe. Kulan Kooxda Khaatumo ku yeesheen Magaalada Buuhoodle, ayay kaga […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasiiradda Dawlada Federaalka Somalia oo Waraystay Weftigii Odayaasha ahaa ee Gurmadka Abaaraha u Yimid Somaliland DAAWO

Muqdisho 08.April 2016 (SDN/QJ):- Wefti ka socday dalka Somalia ayaa Maalmihii u danbeeyay ku sugnaa Magaalooyin ka tirsan Somaliland iyadoo Ujeedada Socdaalkoodu uu salka ku hayay Kaalmo dhaqaale oo ay kaga qayb qaadanayeen Gurmadka iyo Samato bixinta dadka abaaraha Somaliland ka Taagan ku Tabaaloobay. Weftigan ayaa dib ugu laabtay Magaaladda Muqdisho ee ay ka yimaadeen […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Hargaysa oo Lagu Qabtay Xus la Xidhiidha Sannad Guuradii Labaad ee Ka Soo Wareegtay Markii Xukuumadu Albaabada u Xidhay Xaruntii Wargayska Haatuf iyo Nuxurka Khudbadihii laga Jeediyey DAAWO

Hargaysa 08.April 2016 (SDN/QJ):- Munaasibad lagu xusayey sanad-guuradii 2-aad ee kasoo wareegtay maalintii sida sharci-darada ay xukuumadda Siilaanyo albaabada ugu laabtay xaruntii guud ee Haatuf Media Network ayaa lagu qabtay hotelka Xaraf ee magaaladda Hargeysa. Munaasibad oo ay kasoo qaybgaleen siyaasiyiin ka kala socday axsaabta mucaaridka, ururadda bulshadda sida kuwa ururada saxaafadda iyo xuquuqal-iinsaanka ee […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Saaka oo dalka Jabuuti looga Dareerayo Doorasho Natiijadeeda la sii hayo Iyo Qaar ka mid ah Muwaadiniinta Jabuuti ee Gobolka Awdal oo loo Daad Gureeyay dhanka Jabuuti DAAWO.

Jabuti 08.April 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Saaka Dalka Jamhuuriyadda Jabuuti looga dareerayaa doorashada Madaxtinimo ee dalkaasi kadib dhawr Cisho oo Olole Xoogani uu ka socday Guud ahaan dalka Jabuuti. Doorashada waxaa ku tartamaya lix musharax, kuwaasi oo ku loolamaya inay ku guuleystaan kursiga madaxtooyada Djabuuti. Madaxwaynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele ayaa ka mida Musharaxiinta ku tartamaya […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasiir Ku Xigeen dhallinyaro ah oo Madaxweyne Siilaanyo Cugtay oo Xaflado ka badbadin ah oo lagu Taageerayo soo qabanqaabiyey DAAWO

Hargaysa 08.April 2016 (SDN/QJ):- Xubno ka Mid ah Golaha Wasiirada,Mas’uuliyiin ka Tirsan Golayaasha qaranka, Madax dhaqameedyo iyo madax kale ayaa ka qayb galay Kulan Taageero loogu Muujinayay Wasiir ku Xigeenka Cusub ee Wasaaradda Gaashaandhiga Mudane Maxamud Warsame Jaamac.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dharka Huudhaydhka oo Laga Mamnuucay Afar dal oo Kenya ku Jirto Waa Maxay Sababta Keentay? DAAWO.

Nairobi 08.April 2016 (SDN/QJ):- Dharka Huudhaydhka oo inta badan dunnida sadexaad aad looga Isticimaalo ayaa laga Mamnuucay Dalal door ah oo ay ku Jirto dalka Kenya ee dhaca afrikada bari ee Qaarada Africa.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »