Home » Features
You are browsing entries filed in “Features”
London-Apr-10-2016 (SDN/QJ) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku laacayna horyaalka Ingiriiska oo kooxihii tunka weynaa oo rajo beeshey. Haddaba naadiga Leicester oo bahweynta ciyaaraha jecel maabkaba ugu jirin inay kaalimaha hore timaado ayaaba sanka u saran iney ku guuleysato horyaalka. Leicester waxay ku hogaamineysaa horyaala 72-tan dhibcood waxaana sanka ku haysa Tottenham oo leh 65 […]
Posted in Features,Sports,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Gebilay, 11 April, 2016-(SDN/QJ): –Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo toosiye oo ay Weheliyaan Xubno ka mid ah Golaha Wasiirada ayaa Xadhiga ka Jaray Cisbitaalka Dhimirka ee Magaalada Gebilay. Khudbada Wasiirka oo Dhamaystiran Halkan ka Daawo
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Oslo, 10 April, 2016-(SDN/QJ): – Laanta Xisbiga Kulmiye ee Dalka Norway ayaa Maanta Waxaa u furmay Shir Sannadeedkoodii Caadiga ahaa. Mas’uuliyiintii Shirkaas ka hadlay ayaa Sheegay in Ujeedada ugu Weyn ee Shirkan ay ku lafo gurayaan uu La Xidhiidho Sidii Xisbiga Kulmiye ugu Guulaysan lahaa Doorashada Madaxtinimo ee la filayo inay Somaliland ka Qabsoonto Sannadka […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Sweden 10.April 2016 (SDN/QJ):-Pro Axmed Isamail Samatar ayaa Khudbad Dheer oo dhinacyo badan leh Waxa uu ka Jeediyay Shir ay dalka Sweden ku Yeesheen Jaaliyadaha Somaliland ee ku dhaqan Waddamada Yurub kaas oo ka Dhacay Aqalka Baarlamanka Sweden Waxa uu Prof Samatar Khudbadiisa diirada ku saaray habka aqoonsi raadinta Somaliland. Prof Axmed Ismaaciil Samatar Waxa […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hordhac Sanadkii 2001 markii dadwaynaha reer Somaliland afti ku ansixiyeen dastuur dhigaya mabaadida dimoqraadiyadda waxay Somaliland u dhaqdhaqaaqday sidii ay u yagleeli lahayd nidaam dawladeed ku sal leh dimoqraadiyad ay hogaanka siyaasadda u hayaan xisbiyo siyaasadeed (Jhazbhay, 2009). Ka hor aftida dastuurka, madaxda dalka waxa soo xulli jiray ergooyin qabiiladu soo dirteen oo shir wayne […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 10.April 2016 (SDN/QJ): – Cali Aadan oo ka mid ah dhalinyaradda ku nool Muqdisho oo walxaha qarxaa ka naafeeyeen indha iyo gacmaha, ayaa la soo baxay farsamo cajiib ah oo telefoonkiisa gacanta uu ku qora dabnihiisa fariimaha iyo garaacida dadka uu doonayo inuu marka la hadlo. Cali Aadan ayaa ah Aabo leh Afar carruura […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Sweden 10.April 2016 (SDN/QJ):- Kulan balaadhan oo si weyn losoo agaasimey ayaa ka kadhacay barlamanka Wadanka sweden kulankaas oo uu soo qaban qaabiyey xildhibaan Amir Aden iyo Somalilandriskaförbund ayaa waxaa kasoo qayb galey Guddomiyaha xisbiga mucaaradka UCID Eng Faisal Ali Warabe, Pro Axmed Isamail Samatar Pro Jamac Muse Jamac Dr Axmed oo ka yimi Somaliland […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa 10.April 2016 (SDN/QJ): – Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey oo ka mida Culimada Somaliland ayaa Khudbadiisii u danbaysay kaga Hadlay Sida looga tagay Kitaabkii Qur’aanka ahaa ee aan loogu dhaqmin.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
London09April16(SDN/QJ) Xaflad aad iyo aad u qima badan oo kulmisay dhamaan bulshada reer Uk ku dhaqan oo ay soo qaban qabiiyeen Habalaha Guban iyo Xeeb o lagu soo dhawaynayey Maamulaha Madarka Hargaysa Mudane Maxamed Yusuf ayaa waxa ka dhacday Galbeedka London,Xafladan oo ka soo qayb galeen Fanaaninta reer Uk Odayaal dhaqameed iyo La taliyaha madaxwaynaha […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa (QJ/SDN) – Dallada suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa soo qaban-qaabisay kulan lagu lafa guraayo xeerka saxaafadda Somaliland ee xeer No:27/2004, waxaana kulankani uu daba socday kulamo hore oo loogu ololaynaayay wax ka baddalka iyo dhaqan galinta xeerka saxaafadda Somaliland. Kulankan oo mudo Sedex Cisho ah socon doona ayaa waxa lagu lafa guri doonaa Qaybtii […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »