Home » Features You are browsing entries filed in “Features”

Waa Sidee Xaalada Nabadgalyo iyo Nololeed ee Gobolka Sool,Heerkuu Gaadhsiisan yahay Bisaylka Bulshadu? DAAWO

Laascaanood 18.April 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Gobolka Sool Mustafe Cabdi Ciise “Mustafe Shiine” ayaa sheegay in Xaalada Nabadgalyo iyo Nololeed ee Gobolka Sool uu Marayo Halkii ugu Wanaagsanayd,Gudoomiyaha ayaa Sidaas ka Sheegay mar uu Xafiiskiisa ku soo dhaweeyay Wasiirka Wasaaradda Khayraadka Biyaha.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Hargaysa oo uu ka Furmay Shir lagaga Hadlayo Balaadhinta Mashruuca Maamul Wanaaga iyo Shuruudaha Dabarka u ah Degmooyinka ku soo Biiraya DAAWO

Hargaysa 18.April 2016 (SDN/QJ):- Wasiir ku Xigeenka Maamulka Gobolada iyo Degmooyinka Dalka Jaamac C.laahi Biin ayaa Magaalada Hargaysa ka Furay Kulan Lagu Daah Furaayay Istaraatiijiyadda Lagu Balaadhinayo Nidaamka Maamul Wanaaga.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Maxaa Ka soo Baxay Shir Laba Geesood ah oo dhex maray Wasiirka Khayraadka Biyaha iyo Gudida Midnimada Gobolka Sool? DAAWO

Laascaanood 18.April 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Khayraadka Biyaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Socdaal Shaqo ku Jooga magaalada Laascaanood ayaa Kulan balaadhan oo lagaga arrinsanyo adkaynta Nabadgalyada iyo u diyaar garowga Hawsha Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha Waxa uu la Yeeshay Gudida Midnimada Gobolka Sool.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

(DAAWO) Ciyaartow Dhameystiran Kulankii Sergio Aguero Iyo Chelsea premier League (Jaahuur)

London-Apr-17-2016-(SDN/QJ) Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku eegeynaa ciyaar ka tirsaneyd horyaalka Ingiriiska,waxaana foodda isla galey labada naadi ee aan rajada ka lahayn inay hantiyaan koobkan waa Man City iyo Chelsea. Man City waxay u soo baxdey (semi Final-ka) koobka Yurub waxayna isku naf bixidoonaan Real Madrid haddaba daawo sidey u karbaashtey Chelsea. W/Q Jaahuur […]

Posted in Features,Sports,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Maanso: ‘’Dhabanna hays’’

Maansadani (Dhabanna Hays)  waxay ku saabsantahay TAHRIIBTA, waxaana ay igu dhalatay kaddib markii maanta lasoo sheegay warkii dhiillada ahaa ee Doonidii ay la socdeen dhalinyarada Soomaaliyeed ee gaadhaysay 500 oo ruux kuwaasi oo ku qar-qoomay biyaha u dhexeeya Talyaaniga iyo Masar. Warkan maanta soo dhacay Ma dhabbaa abwaanoow Umad baa dhamaatoo Dhiillaa baxaysoo Dhuuxbaa dareeree Horta mayla […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Garabka Murashax Jamaal Cali Xuseen oo Si Rasmi ah Maanta u Gudbiyey Dacwad ka dhan ah Gudoomiye Faysal DAAWO

Hargaysa 17.April 2016 (SDN/QJ):- Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Aqoon yahan Jamaal Cali Xuseen iyo Gudoomiye Ku Xigeenka Sadexaad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf ayaa maanta dacwad ka dhan ah Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Waxay u Gudbiyeen Gudida Diiwaangelinta Ururada Siyaasada iyo Ansixinta Xisbiyada Qaranka. Dacwadan […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xoghayaha Guud ee Xisbiga Ucid oo xaflad baladhan oo soo dhawayna loogu qabtay Bariga London iyo Gudoomiye Faysal oo ka soo qayb galay Daawo Sawiro

London17April16(SDN/QJ)Waxa galbeedka london lagu qabtay xaflad aad u heer saraysa oo soo qaban qabiyeen Tagerayasha xisbiga Ucid laanta Uk xafladan oo lagu soo dhawaynayey Xoghayha Guud ee Xisbiga Ucid Yusuf Ibraahim Googoye.Xafladan ayaa waxa ka soo qayb galay masuulinta Xisbiga oo ugu horeyey Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Warabe waxa kale oo qayb ka […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dood Kulul oo cilmiyeysan oo dhexmartey Pro Samatar Eng Faysal iyo Doorka Bulshada Sweden Qaddiyadda 18 May iyo 26 June DAAWO

Stockholm 17.April 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe iyo Prof Axmed Ismaaciil Samatar ayaa dood Kulul Waxay ay ka Yeesheen Xuska 18 May iyo 26 June keebaa in la Weyneeyo u Baahan. Aragtida Prof Axmed Ismaaciil Samatar ayaa Doodiisa ku Wajahnayd in 26 June ay Tahay Munaasibada u Baahan in la Weyneeyo […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Somaliland Wasiir Ku-xigeen Wasaaradiisu u Dalacsiisay Wasiirul Dawle Aanu Madaxweynuhu Magacaabin

Hargaysa 17.April 2016 (SDN/QJ):- Wasiir Ku-xigeenka Amniga ee wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye, ayaa maalmihii u dambeeyay loo cumaamaday xil aanu madaxweynuhu u magacaabin oo ah Wasiirul dawlaha amniga ee wasaaradda daakhiliga. Xilkan ayaa markii u horeysay laga maqlay 13/4/2016 ka dib markii  qoraal ka soo baxay wasaaradaasi oo uu ku saxeexnaa afhayeenka […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dhalinyaro reer Boorama ah oo Bah-dilaad u gaystay calanka iyo Qaranimadda Somaliland iyo Ciidamada Bilayska Somaliland oo Waajibkooda ka gutay DAAWO

Borama 17.April 2016 (SDN/QJ):- Muuqaalo layaableh oo aad loogu bahdilay Jiritaanka Qaranimadda Somaliland oo laga duubay Kooxo Dhalinyaro reer Boorama ah ayaa shalay lagu baahiyay Baraha Bulshadda ku xidhiidho,waxaana sida la sheegay mid ka mid ah kooxdaasi dhalinyarta ah xabsiga u taxaabay Ciidamada Bilayska Magaalada Boorama iyagoo intii kalena ku daba jira soo qabashadooda ,waxa […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »