Home » Features
You are browsing entries filed in “Features”
London20April16(SDN/Qj)waxa kulan ku dhexmaray Maagalada London kulan balaran iyo casho sharaf isagu jira oo xubno Culus oo ku soo biray xisbiga Ucid kulankan waxa ka soo qayb galay Madaxda Sare ee Xisbiga ee heer qaran iyo Xubnaha Uk , kulanka oo ay soo qaban qabiyeen Tageerayasha Gobolada Cayn iyo Togdheer ,Saaxil ,Sanaag ayaa waxay […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Halkan Hoose ka daawo Barnaamijkaasi oo dhameystiran
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa 19,April,2016 (SDN/QJ):- Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax ayaa maanso baroordiiq ah ka tiriyay Dhalinyartii ku dhimatay Bada u dhaxay Talyaaniga iyo Masar. Maansada Abwaan ku tiriyay oo ka hadlay Xanuunka Tahriib iyo sida aan looga warqabin dhalinta Badaha ku madhatay waxaa ay odhanaysaa:- Maydkaa tiro Beelay Badweyntu Tufayso Wedkaa jidka taagan Ku Taamilo Qaado. Ha […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa, 19,4,2016 (QJ/SDN) – Musharax Maxamed Xasan Xaashi [Finad] oo ka mid ah murashaxiinta u taagan doorashada Aqalka barlamaanka Somaliland ayaa sheegay in mashruuca banka qool-caday cidda kaliya ee wax laga waydiinayaa ay tahay dadka deegaanka ee halkaasi ku dhaqan, isagoona sheegay in haddii xukuumadda Somaliland ay wax u qabanayso dadkaasi ay u baahanyihiin in […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Gabiley, 19 April, 2016-(SDN/QJ):– Waxaa Magaalada Gebilay Shir laba Geesood ahi uga Furmay Dawladaha Somaliland iyo Itoobiya,kaas oo lagaga arrinsanayo sii Xoojinta Xidhiidhka labada dal.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Buuhoodle, 19 April, 2016-(SDN/QJ):– Gudoomiyaha Gobolka Buuhoodle ayaa Deeq raashin ah oo qayb ka ah Gurmadka abaaraha waxa uu gaadhsiiyey deegaano ka tirsan Gobolkaasi.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Walbahaarka iyo welwelku waa mid guri kasta u ah wehel , aabbo iyo hooyo waliba wadnaha iyo farta ayay isku hayaan. Waxa ugu badan ee maankooda ka guuxayaa waa waydiimo aanay u hayn jawaab sugan iyo wakhti go’an, haddii ay hurdaan iyo haddii ay hawl maalmeedkooda ku jiraan ba beerkoodu wuu babanayaa, kashoodu wey nugushay, […]
Posted in Features | Read More »
Salaaddii casar ayaan ku tukaday masaajid aan wax badan ka fogayn gurigayga. Judhii salaadda laga baxayba, intaan kabahayga hore u iladay ayaan beegsaday dhinicii albaabku iga xigay. Kolkaan bannaanka u soo baxay ayaan milicsaday Islaan gidaar masaajidka ka soo horjeeda fadhida. Go’ ayaa dusha kaga dedan. Dhulkana waxaa u goglan go’ kale oo dadka masaajidka […]
Posted in Features | Read More »
Hargeysa , 18,4,2016 (QJ/SDN) – Guddida guud ee beelaha Abokor Muuse [Talo-Wadag] ayaa shir jaraa’id oo ay caawa ku qabteen magaalada Hargeysa waxay ku sheegeen in xubno ka tirsan beesha oo warbaahinta la hadlay 16 April, 2016, kuwaasi oo hadlay muranka ka taagan xawaalka Waran-cadde aanay hadalkaasi ku matalin Beesha Abokor Muuse. Guddida oo ay […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
London18April16(QJ/SD)Aqoonyahanka iyo Waxgaradka Beesha Ciidagale ee ku dhaqan Uk oo ka kala yimid gobolada wadankan Uk ayaa Waxay Casho Sharaf ay ku sagootinayeen Gudoomiyaha Xisbiga UCid Eng Faysal Cali Waraabe iyo Maamula Madaarka Hargaysa Maxamed Yusuf ku qabteen Galbeedka London .Munasibaddan oo ka soo qeyb galeen Masuuliyiin kala duwan oo isugu jiray , Siyaasiyiin , […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »