Home » Features You are browsing entries filed in “Features”

Dr.Xuseen-Xoog: ‘Mashruuca Banka Qoolcaday Xal Mushkilad Qaran Mise Mid Deegaan?’

Nin abwaan ah oo gabay fiican meel fagaare ah ka tiriyey ayaa gabaygiisa ku bilaabay: Kolkastoo la gaadhaba                 adduun kiis hor laa imane Midh kutidhi-kuteen ihi                Mar buu hadimo keenaaye Kelmed layska sheeg-sheego         oo loo kufaa badane Kolley iyo kolleytana                     khilaaf waa karaahiyo  eh           Anigoo kaskay doodayoo                kal iyo laab xaadhan Kaftan laguma daalee                      run […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Daawo:- Musuq-maasuqa Ay Midowga Yurub Ka Wadaan Soomaaliya Oo La Kashifay

London, 21,4,2016 (QJ/SDN) – Shaqaalaha Midawga Yurub waxay sheegaan in ay Soomaalida siiyaan malaayiin lacag ah, Soomaaliduna musuqmaasuq badanyihiin, ayna maamuli karin ‘gargaarka’ loogu deeqo. Laakiin, maqaal uu soo saaray wargeyska Le Monde wuxuu sheegay in mashruucyada EU-da ee Soomaaliya ay ka jiraan eedaymo mususqmaasuq iyo laaluush – lacagna lagu kala qaato Brussels. Haddaba, Halkan […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasiiro Boorama kulan kula Yeeshay Madaxda Heer Gobol iyo Mid Degmo iyo Salaadiinta Gobolkaasi oo Natiijo la’aan ku dhamaaday DAAWO

Boorama, 21 April, 2016-(SDN/QJ): –Wasiiradda Wasaaraddaha Boosaha iyo Waxbarashadda ee Somaliland oo Socdaal Shaqo ku tegay Magaalada Boorama ayaa kulan La Yeeshay madaxda gobolka awdal iyo ka degmada borama saladiin iyo Waxgarad kale.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Weriyeyaal ka Socday Dalka Hong Kong oo Somaliland Yimid, Maxayse Indhahooda ku Arkeen? DAAWO

Hargaysa, 21 April, 2016-(SDN/QJ): – Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cismaan C.laahi Saxardiid “Caddaani” ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Koox Suxufiyiin ah oo ka Socday Telefishan laga Leeyahay dalka Hong-Kong.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid iyo Xoghayaha Warfaafinta ee Xisbiga Waddani oo Hadalo dhimbiisha ka Kulul hawada isu mariyey DAAWO

London, 21 April, 2016-(SDN/QJ): – Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe iyo Xoghayaha Warfaafinta ee Xisbiga Waddani C.rashiid Xasan Mataan ayaa Warbaahinta isu mariyey hadalo Jawaab isu ah.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasiirka khayraadka Biyaha Somaliland Oo Olole Uu Qadiyadda Somaliland Ku Iib-geynayo ka Bilaabay Degmadda Xudun Iyo soo dhawayn uu Kala Kulmay Ceerigaabo DAAWO

Xudun 21 April, 2016-(SDN/QJ): –Wasiirka wasaaradda khayraadka biyaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Baashe Cali Jaamac oo maalmihiiu dambeeyay socdaal shaqo ku marayay gobollada bariga dalka, ayaa kulan ballaadhan la yeeshay madaxdhaqameedka, odayaasha iyo waxgaradka degmada Xudun ee gobolka Sool. Kulankan uu Wasiirka khayrkaadka biyuhu la yeeshay madax-dhaqameedka degmada Xudun ayaa lagaga wada hadlay arrimo la xidhiidha […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dhallinyaradii ka Badbaaday Doontii Qaraqantay oo Muuqaalo ay iska soo duubeen ku faahfaahiyey Siduu Shilku u dhacay DAAWO

London, 21 April, 2016-(SDN/QJ): – Waxaa Weli aad looga hadal hayaa Degelada ay degaan Bulshada Somalidu dhacdadii Naxdinta lahayd ee Ka dhalatay Doontii ku qarqoontay Bada u dhaxaysa Wadamada Masar iyo Talyaaniga oo ay ku Naf waayeen dhallinyaro aad u badan. Geesta kale Tirada Yar ee Soomaalida ka badbaaday Masiibadaas oo ku Sugan Jasiirad ku […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasaaradda Dhallinyarada Somaliland oo Xili ay ku Fashilantay Dhamaystirka Tartankii Ciyaaraha ka Hadashay Tahriibka Dhallinyaradda DAAWO.

Hargaysa 21.April 2016 (SDN/QJ):- Wasaaradda Ciyaaraha Somaliland ayaa ka hadashay Masiibadii ka dhacday Bada u dhaxaysa Masar iyo Talyaaniga ee ay ku Geeriyoodeen Dhallinyaro Tiro badan oo u dhalatay Somaliland.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo Riig ku Wareejisay Maamulka Degmadda Sallaxley DAAWO

Hargeysa, 20, April 2016 (SDN/QJ):- Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa Maanta Ku Wareejisay Maamulka Iyo Waxgaradka Degmada Sallaxley Riig biyo ka soo saari doona deegaanka Degmadaasi.  

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasiir Ku Xigeenka Amniga ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Jawaab ka Bixiyey Hadal Ka Soo Yeedhay Generaal Gaafoow DAAWO

Hargeysa, 20, April 2016 (SDN/QJ):- Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Maxamed Muuse Diiriye oo maanta shir’ jariid ku qabtay Xarunta Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland ayaa ka jawaabay hadal kasoo yeedhay maamulka taagta daran ee Magaalada Muqdisho. Dhinaca kale Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland waxaa uu sheegay in ka Dawlad ahaan ay […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »