Home » Features
You are browsing entries filed in “Features”
London25May16(SDN/QJ)Halkan ka daawo dood xiiso badan oo dhexmartay Xisbiyada Mucaaradka Ucid iyo Kulmiye oo lagu falanqaynayo Dekeda Berbera iyo Xisbiga Wadani oo ka soo qayb galin xili la filayey inuu ka soo qayb galo Wasiirkii hore ee Kalumaysiga Maxamed Yusuf Daawasho Wacan.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Burco25MaY16(SD/QJ)Waxaa Maanta Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Tog-Dheer ka qabsoontay Xaflad Soo Dhaween ah oo Xisbiga Ucid ku soo Dhaweenayay Taageerayaal Baaxad Leh oo ka soo Digo rogtay Xisbiyada WADDANI iyo Kulmiye kuwaas oo si rasmi ah taageerodoodii iyo cududooiba ugu biiriyay Xisbiga Ucid . Xafladdan oo ahayd mid ilyartu is qabtay isla markaana loo […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 25.May 2016 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliland md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro oo safar ugu maqnaa waddanka Maraykanka oo uu kaga qayb galay shir caalamiya, ayaa maanta dalka dib ugu soo noqday, isla markaana boqolaal qof oo ka mid ah shacabka reer Somaliland iyo taageerayaasha xisbiga Waddani oo iskaga […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 25.May 2016 (SDN/QJ):- Telefishanka HCTV ayaa soo bandhigay Nuqulka Heshiiska dhex maray Somaliland Iyo Shirkada Imaaraadka ee Dubai World Port kaas oo Tilmaamaya Saamiga ay Shirkadani ku yeelan doonto Maalgelinta Dekeda Magaalada Berbera iyo Xogo Muhiim ah oo la xidhiidha Heshiiskan iyo danta uu ku fadhiyo.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa 24.May 2016 (SDN/QJ):- Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabiley Masuuliyiinta iyo Shaqaalaha shirkada Dekeda caalamiga ah ee DP World oo uu horkacayo agaasimaha guud ee Shirkadaasi Sultan Ahmed Bin Sulayem, weftigaas oo saaka ka soo degay madaarka diyaarahada ee Berbera, soona kormeeray dekeda Berbera, ka dibna u […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa,23,5,2016 (QJ/SDN) – Boqor Raabi Yuusuf Cabdilaahi oo maanta magaalada Hargeysa kula hadley telefishanka Somalicable ayaa waxaa uu ugu horeyn uu ka hadley xalaadiisa Caafimad. Sidoo kale, Boqorka ayaa waxaa uu ka hadley is bedelka ay maalinkii shalay aheyd sameeyeen Xildhibaanada golaha deegaanka magaalada Burco kuwaas oo maayar Cusub doortey waxaana uu xildhibaanada golaha deegaanka […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Ka dhoohsananteena qadiyadaasi iyo wax ka qabad la’aanteeda ma laga yaba in ay noqoto mid sabab u noqota dabargo’a umadeena iyo halaaga dilaa ah oo gunyar socodka iyadoo aynu ka dareem lanahay, Alleh kama yeelee! Sida aad iiga baraten kolba waxaan jalleeca , meesha danteena guud ee aynu wadagno ay ka liicdo ee u bahan […]
Posted in Features | Read More »
‘Beelaha Gabooyaha Waxaan ugu baaqayaa inay si weyn oo mug leh uga qeyb-qaataan diwaangalinta ka socota Somaliland guud ahaan, gaar ahaan imika oo ay Maroodi-jeex ka socoto iyo labada gobol ee hadhay’. Aniga oo ah Rashiid Sulub Caalin , isla markaana laygu yaqaano inaan ka shaqeeyo danaha guud ee reer Somaliland, ayaa waxa aan maanta […]
Posted in Features | Read More »
Hargaysa 20.May 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ayaa qasriga Madaxtooyada Waxa uu ku Qaabilay Xubno ka mid ah Dadkii ka soo Shaqeeyay aqoonsigii Golaha deegaanka ee Magaalada Sheffield ee dalka ingiriisku siiyeen Somaliland.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Taleex 20.May 2016 (SDN/QJ):- Wefti heer sare ah oo ka socda Xukuumada Somaliland oo uu hogaaminayo Wasiirka kheyraadka Biyaha Engineer baashe Cali jaamac ayaa gaadhay Magaalada Taleex ee Gobolka Xaysimo, waxana ay soo dhoweyn balaadhan kala kulmeen dadweynaha deegaankaasi.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »