Home » Features You are browsing entries filed in “Features”

halkan ka daawo sawiro Teemaka kubada Cagta ee Somaliland oo soo dhawayn balaran loogu sameyey wadanka Abkhasiya oo ay kaga qayb galayaan Ciyaaro Caalamiya

London26May(QJ.SD)Teemaka kubada cagta ee somaliland oo ka qayb gali doona ciyaraha wadamada Aqoonsi raadiska ayaa waxa lagu soo dhwayey wadanka ABkhasiya Teemka oo uu hogaaminyo Ciyaartooga Cabdiraxmaan Cali Basalo ayaa isaga oo ku sugan wadanka abkhaasiya u waramey shabakada qurbejoog ayaa waxa  u sheegay inu ku farxsan yahay sida diran ee loo soo dhaweyey iyo […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Maayarka Magaalada Berbera oo Fara Cididood kaga Badbaaday Dil Qorshaysan iyo Mid ka Mid ah Ilaaladiisa oo Geeriyooday DAAWO

Berbera 26.May 2016 (SDN/QJ):- Nin Hubaysan ayaa Maanta Magaalada Berbera ku Khaarajiyey Mid ka Mid ah Ilaalada Maayarka Magaalada Berbera Cabdi Shakuur Waxaana la Sheegay inuu Maayarka Berbera Fara Cididood kaga badbaaday Isku daygan Dil. Ciidanka Booliska ayaa Sheegay inay Gacanta ku hayaan Gacan ku dhiiglihii falkaas gaystay.  

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Tiradii ugu Badnayd ee Warbaahin ka socota Adduunka Oo Sannadkan  Si Weyn Uga Faallooday Munaasibadii 18-ka May,Halku Dhegyada ay Qaateen Iyo Falanqayntooda DAAWO

Hargaysa 26.May 2016 (SDN/QJ):- Warbaahinta ka hawlgala wadamo ku kala yaal shanta qaaradood ee dunida ayaa lagu daabacay warbixinno iyo warar ku saabsan xuskii sannad-guurradii 25-aad ee ka soo wareegtay maalinta qaranimadda Somaliland 18 May. Wararka warbaahintu duniddu ka qoreen munaasibada qaranimadda Somaliland oo baddi la baahiyey maalintii dabaal-dega 18-May, ayaa illaa shalay weli qaar […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Inan Yar oo dharkii Daraawiishta Gashaday ayaa Yidhi Maamul ayaanu ka Samaynay Bariga Sanaag,Anigu Ma Jecli in laga Hordhaco” Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland DAAWO

Hargaysa 26.May 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Somaliland Mudane Axmed Xaaji Cali Caddami ayaa Markii Kowaad ka hadlay Maamul Goboleed dhawaan lagaga dhawaaqay Deegaanka uu dhalasho ahaan ka soo Jeedo ee Bariga Gobolka Sanaag Gaar ahaan Deegaanka Xiingalool.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Qodobadda Heshiiska Hordhaca Ah Ee Wareejinta Dekedda Berbera,Qaabka Saamiyada loo Kala Leeyahay,Waxyaabaha qabanaya Labada dhinac Waa Turjumidii: Garyaqaan Sharci Dr, Maxamed Siciid Xirsi

Hargaysa 26.May 2016 (SDN/QJ):-  Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa qodobadda heshiiska hordhaca ah ee ay wada galeen Somaliland iyo DP World, kaasoo aanu idiin soo turjunay nuqul ka mid ah. Qodobada heshiiskan oo uu turjumay Garyaqaan Sharci DR, Maxamed Siciid Xirsi waxay u dhigan yihiin sidan; Heshiis hordhac ah (Term sheet) Heshiiska wareejinta Dekeda Heshiiska […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Gaadiidka ka Shaqeeya Madaarka Hargaysa oo Astaan Gaar ah loo sameeyay Isla markaana la Jaangooyay Kharashka ay ka qaadaan dadka Madaarka ka soo Dega DAAWO

Hargaysa 26.May 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaarada Duulista Hawada Somaliland Mudane Cumar Sheekh Maxamed Faarax oo ay Weheliyaan Maamulka Madaarka Cigaal International ayaa ka qayb galay Munaasibad ay ku Midoobayeen gaadiidka u adeega dadka Madaarka ka soo degaya. Waxaa kale oo Madashaasi lagu Shaaciyey Qiimaha ay Gaadiidkani kaga qaadayaan dadka ka soo dega Madaarka Caasimada Hargaysa.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Weriyaha Caanka ah ee C.salaan Hereri oo Barnaamij Xiiso leh ka Diyaariyey Dalka 4aad ee Adduunka ugu Yar DAAWO

Liechtenstein 26.May 2016 (SDN/QJ):- Wadanka Liechtenstein waa dalka afraad ee aduunka ugu yar waxaaa uu u dhaxeeya labada dawladood ee Austria iyo Switzerland  waxaana ku  nool dad  tiradooda lagu qiyaasay 37 kun oo qof. Sidoo kale dalkani waxaa uu leeyahay ciidan boolis oo ay tiradoodu ka yar tahay 100 qof waxaana uu dhulka ku fadhyaa […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ururka Solja Oo Si Adag U Cambaareeyey Xadhigii ugu badnaa ee Lagula Kacay Wariyayaal Ka Hawlgala Gobolka Saaxil Iyo Dareenka Mucaaridka DAAWO

Hargaysa 26.May 2016 (SDN/QJ):- Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa ku cambaareeyay maayirka iyo booliska xadhiga lagula kacay wariyayaal ka hawlgala gobolka Saaxil oo kala ah Mukhtaar C/raxmaan Maxamuud oo ka tirsan Hogaanka sare ee SOLJA, kana hawl-gala Telefishanka qaranka, Axmed Siciid Maxamed oo ka tirsan Kalsan Tv, C/raxmaan Cige oo ka shaqeeya Somalinews, Muuse […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Suugaanta Caruurta lagu Maaweeliyo oo Xiiso Gaar ah ku Lamaan iyo Baahida loo qabo inay Hooyooyinkeenu soo Nooleeyaan DAAWO

Hargaysa 26.May 2016 (SDN/QJ):- Halkan ka daawada waraysi ku saabsan heesaha carruurtu lagu maaweeliyo marka ay dhashaan ka dib ee ay yar yar yihiin. Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse (Heersare) oo waraysigan la yeeshay Canab Guuleed Wan-weyn oo ka mid ah haweenka hal-abuurka ah ee weliba dhaqanka ku xeesha-dheer, ayaa waraysigani wuxuu xanbaarsan yahay qaar ka […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo Markii Kowaad Xaqiijisay Saamiga Hooseeya ee Somaliland ka helayso Maalgelinta Dekeda Berbera DAAWO

Hargaysa 26.May 2016 (SDN/QJ):- Tan iyo markii uu bannaanka u soo baxay heshiiskii Sirta ahaa ee u dhexeeyay Xukuumada Somaliland iyo Shirkada Imaaraadka ee Dubai World Port ayaa Waxaa ka hadlay Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shire oo Sheegay in Somaliland ay Saami u helayso marka la Maalgeliyo Dekeda Berbera 35% Halka Dubai […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »