Home » Features
You are browsing entries filed in “Features”
Hargaysa 27,May 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Gobolka Sool Mustafe Cabdi Ciise Shiine ayaa si Cadho ka Muuqato uga Fal celiyey Hadal ka soo Yeedhay Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland oo Sheegay in Sababo amni uu Gudoomiyaha Gobolkaasi uga soo baxay Magaalada Laascaanood.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Buuhoodle 27,May 2016 (SDN/QJ):- Kooxda Khaatumo ee uu Hogaamiyo Prof Cali Khaliif Galaydh ayaa sheegay in deegaanada maamulkiisu uu ka taliyo ay ka mamnuuceen haayado fadhigoodu yahay magaalada Hargeysa, Hayadahan ay sheegeen in ay ka mamnuuceen deegaanadaasi ayaa waxa ka mid ah WFP,DDG,iyo Haayada kale ee DRC.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 27,May 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Somaliland Cabdillaahi Ibraahim Habbane, ayaa ku dhawaaqay Goorta loo fadhiisanayo Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada sare/dhexe ee 2015-2016-ka. Ardayda u fadhiisanaysa Imtixaanka Shahaadiga ah, ayaa Tiradooda ku sheegay 25 kun.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Berbera 27,May 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Magaalada Berbera laga Furay Xarun ay Ciidanka Ilaalada iyo Difaaca Xeebuhu kala Socon doonaan Dhaqdhaqaaq kasta oo soo Gala Biyaha Somaliland Isla markaana la Dhigay Qalab Casri ah.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 27,May 2016 (SDN/QJ):- Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Laanta Socdaalka Somaliland ayaa Si wada jir ah u sheegay in Dublamaasiyiinta Shisheeye iyo Qurbejoogta Somaliland ay dalka ku iman doonaan bilaa fiise.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 27,May 2016 (SDN/QJ):- Sida la ogyahay xiligan ganacsade Bill gate ayaa ah ninka ugu hantida badan caalamka isagoo haysta adduun gaadhaya 80 Bilion oo doolarka Maraykanka ah, laakiin taa darteed ma noqonayo ninkii ugu qanisanaa ee taariikhda dunida soo mara, ninkii ugu qanisaa ama ugu hantida badnaa ee taariikhda soo maraa waxa uu ahaa […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 27,May 2016 (SDN/QJ):- Barnaamijkeena xogta dahsoon waxa aynu ku soo qaadanaynaa shanta gantaal ee ugu ridada dheer sawaariikhda qaybta ka ah saanadda millateri ee ciidamada, gaar ahaan dalalka waaweyn ee caalamka. Gantaalahaas oo xambaari kara madaxyada neuclier-ka isla markaana dagaal socda ku soo gebagebayn kara muddo 30 daqiiqo ah.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Roma 27,May 2016 (SDN/QJ):- Ciidamada Badda Talyaaniga ayaa badbaadiyey boqolaal muhaajiriin ah oo u badan dalalka africada galbeed kuwaasi oo doontii ay saarnaayeen kula gadoontay gudaha Badda Midatareniamka, Ciidamada talyaaniga ayaa soo bad badaiyey dadkasi waxanay ka qaadeen sawiro iyo muuqaalo kala duwan oo muujinaya khatarta ay xiligaasi ku sugnaayeen Muhaajiriintaasi, Muuqaalka oo uu sii […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 27,May 2016 (SDN/QJ):- Waxaanu Nasashada Jimcaha iyo Shabakada Qurbejoog Idiinku soo Gudbinaynaa Gabay ka hadlaya Qabyaalada Qurbaha Taala Wuxuu Gabaygani la Magac Baxay Qabribay isaga Shuuqayaan Qoonka Debeduu Waxaa Curiyey Abwaan iyo Weriye Cali Aadan Raabi “Cali Seenyo” Wuxuu Sifaha uu qaatay Gabaygu ka dhigay in Dadka Qurbaha Joogaa ay Xabaalo ku Jiraan hadana […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 27,May 2016 (SDN/QJ):- In badan oo dadweynaha dunida ka mid ah ayaa aaminsan in caalamkeenu uu khatar ugu jiro dhicitaanka dagaalweyne sadexaad oo khasaarihiisu in uu ka bato mooyaane aanu ka yaraan doonin kii dagaalweynayaashii koowaad iyo labaad ee dunida, hadaba sidee ayuu dagaalkaasi ku bilaaban karaa?sidee baase khilaafaadka siyaasadeed iyo ka caqiido ee […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »