Home » Features
You are browsing entries filed in “Features”
By diplomatic vernacular, the armistice and cooperation between neighbouring countries upkeep economic heightening, security enhancement, social sense of camaraderie and positive political constancy. Ethiopia’s miracle double digit economic growth and lucrative maturity as a developmental state derived under the possibility of Somaliland’s success by way of the veneration and respect with its neighbours expressly Ethiopia […]
Posted in Features,news in English | Read More »
Hargeysa,6,6,2016 (QJ/SDN) – Halkan Hoose waxaad ka daawan kartaa casharkii koowaad ee casharada ramadaanta, waxaaana darsigani ku saabsanyahay “Aadaabta ama Akhlaaqda qofka muslimka”, waxa soo jeedinaaya Sheekh Cabdillaahi Xasan Xaashi Berberaawi.
Posted in dacwada,Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa,6,6,2016 (QJ/SDN) – Waxaa Maanta xadhiga laga jaray Cusbitaal laga hirgaliyay Deegaanka Balli-Mataan ee hoos taga degmada Salaxlay ee gobolka Maroodi-jeex. Munaasibad kooban oo loo qabtay xadhig ka jarista Cusbitaalkaasi oo ka dhacday Deegaanka balli-mataan ayaa waxaa ka soo qeyb galay Wasiirka Caafimaadka Somaliland Mudane Saleebaan Xaglo-toosiye, Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 06.June 2016 (SDN/QJ):- Barnaamijka Qanci dadkaaga oo uu soo Qabanqaabiyo Telefishanka HCTV ayaa Waxaa Xalay Ardayda Jaamacadaha Somaliland Su’aalo Tiro badan ku Weydiiyeen Prof Axmed Ismaaciil Samatar.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa,5,6,2016 (QJ/SDN – Madaxweynaha Somaliland Oo Baaq Nabadeed U Diray Beelaha Ku Dagaalamaya Gobolka Sool Shacabkana ku Hambalyeeyey Bisha Barakaysan ee Ramadaan.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Maxamed Cali Kalaay: Horyaalkii Feedhka Iyo Haldoorkii Muslimiinta Maraykan , W/Q: Kamaal A. Cali [Qaybtii koowaad] Washington (GM) – Waxaa arooryadii hore ee sabtidii shalay 3da Juun dalka Maraykanka ku geeriyooday Alle ha u naxariisto ee faadhyahankii caalamiga ahaa ee Maxamed Cali Kalaay, kadib markii uu sii wadi kari waayey neefsiga, xaalad ka dhalatay cudurka […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
32 Sano, ayaa laga joogaa Bishii June 1984-kii xilligaas oo Geesigii Maxamed Mooge Liibaan iyo 16 dagaalyahanaddii SNM wehelisay ay ku nafwaayeen Jid goyn cadowgii u galay Meesha la yidhaa Meer meerta oo u dhaxaysa Awaare iyo Dhagax Buur. Waxaan qoraalkan kooban idinkula wadaagayaa sidii Abwaan Maxamed Mooge u dhintay anaga waqtigaas isku qol seexan […]
Posted in Features | Read More »
Hargeysa,3,6,2016 (QJ/SDN) – Waxaad halkan hoose ka daawan kartaa muxaadirada uu cinwaankeedu yahay “Xanuunnada Qalbiga Ku Dhaca”, waxaana innoo soo jeedin doona Fadiilatu Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun.
Posted in dacwada,Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa,30,5,2016 (QJ/SDN) – Wasiirka wasaarada xanaanda xoolaha Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa waxaa uu ka hadley xaalada Banka Qool-Cadey iyo halka uu ku danbeeyay riig halkaasi ay gaysay xukuumadiisu. Muddane Cukuse waxaa uu sheegay in xaalada banka Qool-Cadey ay hadda tahay mid dhamaatey isla markaana si wacan looga heshiiyey qodobadii ay xukuumada iyo dadka […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Waxaynu ku khasbanahay, inaynu ku haminno, u hiloowno una hawl galno shaqo-abuur dhamaystiran oo dalkeena ah. Waxay durmarkeenu ku habaartami jireen waayadii hore ‘afka qidhim lagaa sii’. Qalinkii: Rashiid Sulub Caalin. Email:sulub2007@yahoo.com Tel:0634426781 Sida ay badankeenu wada ogsoon yihiin, dowladaha aduunweynaha kale ka jira iyo shicibkooduba waxay muhiimada ugu weyn ay siiyaan badankoodu marka […]
Posted in Features | Read More »