Home » Features You are browsing entries filed in “Features”

DAAWO: Barnaamij Diirada Lagu Saarayo Xasuuqii Deegaanka Jaamac-dubad Ee Degmada Gaashaamo

Hargeysa,12,6,2016 (QJ/SDN) – Ku dhawaad 40 ruux ayaa la sheegay in lagu xasuuqay todobaadkii hore deegaanka jaamac dubad ee degmada Gaashaamo, halkaasi oo la sheegay in ay xasuuqaasi ka gaysteen ciidamada Itoobiya.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madashii Maanta ee Ka Gar-naqa Khilaafka Xisbiga Ucid,Doodihii dhinacyada Muranku u dhexeeyo Iyo Muuqaal Sir ah DAAWO

Hargaysa 12,June 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Maanta Magaalada Hargaysa ka Furmay Ka Garnaqista Dacwada u dhaxaysa Gudoomiyaha Xisbiga Ucid iyo Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Ucid Waxaana Gacanta ku haya Kiiskan Gudida Diiwaangelinta Ururada Siyaasada iyo Ansixinta Xisbiyada Qaranka .

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Fadeexadii Ugu Weynad ee Ciidamada Liyuu Boolis ku Talaabsadeen Iyo Xasuuqii ay ka Gaysteen Tuulada Jaamac Dubad ee Duleedka Degmada Gaashaamo DAAWO

Gaashaamo 12,June 2016 (SDN/QJ):- Ciidamada Liyu Boolis ee Ismaamulka Kililka Shanaad ee dalka Itoobiya ayaa Horaantii Bishan Barakaysan ee Ramadaan Waxay Xasuuq Ba’an ka gaysteen Deegsiimo u dhow degmada Gaashaamo oo la Yidhaa Jaamac Dubad.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Somaliland Iyo Itoobiya Oo Ka Wada-hadlay Xasuuq Dad Shacab Ah Loogu Geystay Duleedka Degmada Gaashaamo DAAWO/SAWIRO

Hargaysa 11,June 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa xafiiskiisa ku qaabiley wefti heerkiisu sareeyo oo ka socda dawladda federaalka Itoobiya, kana kooban wasiiru-dawlayaal iyo masuuliyiin kale oo dalka booqasho ku yimid Jimcihii. Weftgan ayaa madaxweynuhu waxay ka wada hadleen xidhiidhka labada dal, iyo Arrimo ay ka mid ahaayeen dadkii lagu laayey […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Sidee Loo Aasayaa Feedhyahankii Adduunka, Marxuum Muxammed Cali SAWIRRO+DAAWO

Louisville 11.June 2016 (SDN/QJ):- – Kumanyaal ku nool magaalada Louisville ee Kentucky ee Dalka Maraykanka, ayaa macsalaameyntii ugu dambeysay siiyay feedhyahanka caanka ahaa Muxammed Cali oo Alle u naxariistii lagu aasayo Magaalada Louisville, ka dib markii uu toddobaadkii hore geeriyooday isagoo da’diisu tahay 74 jir. Naxashka ciyaaryahanka saddexda jeer ku guuleystay horyaalka miisaanka culus, ayaa […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

DAAWO: “Waxyaabaha Qalbiga Qofka Kharriba” Sheekh Berberaawi

Hargeysa,11,6,2016 (QJ/SDN) – Waxaad halkan hoose ka daawan kartaa darsi ku saabsan ‘Waxyaabaha qofka qalbigiisa kharriba’ waxaana inoo soo jeedin doona fadiilatu Sheekh Cabdillaahi Xasan Xaashi [Barbaraawi].

Posted in dacwada,Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

DAAWO: “Dhacdooyinkii Nebigu [SCW] Uu Soo Wariyay” Sheekh Shacbaan (1-2)

Hargeysa,11,6,2016 (QJ/SDN) – Waxaad halkan hoose ka daawan kartaa cashar ama darsi ku saabsan Dhacdooyinkii Nebigu CSW Soo Weriyay, waxaana innoo soo jeedin doona fadiilatu Sheekh Axmed Cabdillaahi [Shacbaan]. Halkan Hoose Ka DAAWO Qaybtii 1’aad Halkan Hoose Ka DAAWO Qaybtii 2’aad

Posted in dacwada,Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

DAAWO: “Bisha Ramadaan Iyo Arrimo Muhiim ah In La Isku Baraarujiyo” Sheekh Dirir

Hargeysa,11,6,2016 (QJ/SDN) – Waxaad halkan hoose ka daawan kartaa khudbad muhiim ah oo innoo soo jeedin doono fadiilatu sheikh Maxamed Sheekh Cumar Dirir.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Suldaan Maxamed Suldaan C/qaadir oo Eeda Xasuuqii Gaashamo Tunka u saaray Dadka Degaankii la xasuuqay DAAWO

Hargaysa 10.June 2016 (SDN/QJ):- Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan C.qaadir ayaa ka hadlay Khasaaraha ka dhashay Deegaanka Gaashaamo ee Is maamulka Kililka Shanaad taas oo keentay dhimashada iyo dhaawaca dad rayid ah.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Iyo Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa Maxaa kala Qabsaday? DAAWO

Hargaysa 09,June 2016 (SDN/QJ):- Dood Xiiso badan oo lagaga hadlayay Xadhiga soo Noqnoqday ee Saxaafada ayaa Waxay dhex martay Xukuumadda Somaliland iyo Xisbiyada Mucaaridka Somaliland.  

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »