Home » Features You are browsing entries filed in “Features”

Boorama: Sheekh Xasan Diheeye oo Kelmado Cunfi leh kaga Jawaabay Hadalo uu Prof Samatar kaga hadlay Khasaaraha ka dhashay Midnimadii Somalia DAAWO

Borama 17.June 2016 (SDN/QJ):-Sheekh Xasan Diheeye oo ka mid ah Culimada Magaalada Boorama ayaa Jawaab ka Bixiyey Hadalo hore uga soo Yeedhay Prof Axmed Ismaaciil Samatar.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Telefiishanka AL-JAZEERA Oo U Hiiliyey Shacabka Somaliland,Soona Bandhigay Gabood Faladii Xasuuq ee Ka Dhacay Somaliland DAAWO

Hargaysa 17.June 2016 (SDN/QJ):-  ‘’DHAMMAANTOOD DIL OO QARI’’: Sidaa Waxa Ciwaan Looga Dhigay Baadhitaan Dheer Oo Telefiishanka Aljazeera English Ku Sameeyay Xasuuqii Dawladdii Siyaad Barre U Geysatay Shacabka Somaliland Siddeetamaadkii. (Baadhitaankan Oo Lagu Baahiyey Barnaamijka Caanka Ah Ee ‘PEOPLE AND POWER’, ayaa soo bandhigay Doorkii Uu xasuuqaa Ku Lahaa General TUKE Oo Hadda Garoon-diyaaradeed Oo […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Nasashada Jimcaha Iyo Shabakada Qurbejoog Maadays Cusub oo Sooraan iyo Jawaan Soo Saareen DAAWO

Hargaysa 17.June 2016 (SDN/QJ):- Waa Masrixiyad Cusub oo Fannaaniinta Sooraan Iyo Jawaan soo Saareen Taas oo arrimo kala duwan ka hadlaysa Daawasho Wacan.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

DAAWO: “Waxyaalaha Soonka jabiya Shuruudahooda iyo Waxa aan jabin” Sheekh Maxamed Umal

Hargeysa,16,6,2016 (QJ/SDN) – Waxaad halkan hoose ka daawan kartaa muuqaalka muxaadiro ku saabsan waxyaabaha soonka jabiya iyo waxa aan jabin, waxaana innoo soo jeedin doona Fadiilatu Sheekh Maxamed Cabdi Umal.

Posted in dacwada,Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Somaliland: dusha ka dimuqraadi hoosta ka qabaa’il

 (Questioning the unquestionable) Mahad dhamaanteed Allaah iska leh, nabadgelyo iyo naxariisiba korkiisa ha ahaato Nebigeena Muxamed ah (saw); ehelkiisa, asxaabtiisa iyo cidii dariiqiisa haysaba. Waxay sheegaan in qarnigii 18aad nin baaderi ahi tagay wadanka Congo si uu halkaas diinta masiixiga uga fidiyo; wuxuu halkaa kula kulmay nin odey ah oo Uhuru la odhan jirey, wuxuu […]

Posted in Features | Read More »

DAAWO: Israa’iil oo Biyaha ka Goysay Bisha Ramadaan Falastiniyiinta ku Nool Daanta Galbeed

Jenin,15,2016 (QJ/SDN) – Shirkadda Biyaha Isra’iil, ayaa biyihii ka goystay goobaha Daanta Galbeed (West Bank) ee qasabka ay ku haystaan askarta Isra’iil ee ay ku dhaqan yihiin shacabka Falastiin waqti ay ku jiraan bisha barakaysan ee Ramadaan. Goobahan oo boqolaal kun oo Falastiniyiin ah ku nool yihiin ayaan waqtigan haysan biyo ay ku afuraan amma […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Milicsiga ayaamaha Is Guraya Iyo Aragtidii Prof Samatar ee Khilaafkii Xisbiga Kulmiye ee uu Maanta la Jaalka yahay Iyo Qaabkii uu u Naqdiyey Hadaladii Gudoomiye Muuse Biixi DAAWO

Hargaysa 15.June 2016 (SDN/QJ):- “Hadii Xisbiga Kulmiye uu ka Adkaan Waayo in Si Cadaaladi ku Jirto uu u Maamulo dadka doorashada uga qayb galaya Wuu Bariiqan doonaa,Maanta Xisbigii Kulmiye Wado kale ayuu Maray” Siyaasi iyo Aqoon yahan Prof Axmed Ismaaciil Samatar ayaa Maalintii Shalay loogu Fooladeeyay Magaalada Boorama oo uu ku shaaciyey inuu ku biiray […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Dareen Sas ka Muuqdo kaga Jawaabay ku Soo Biirista Prof Samatar ee Xisbiga Kulmiye Iyo Gudoomiye Biixi oo Iftiimiyey Heshiiska Kulmiye Iyo Prof Samatar SAWIRO/DAAWO

Boorama 15.June 2016 (SDN/QJ):- Xisbal-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ayaa madal la ilyartu is-qabatay ugu fooladeeyey aqoonyahanka ah caanka ah ee Prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo si rasmi ah ugu biiray xisbiga maanta. Xaflad ballaadhan oo lagu qabtay huteelka cusub ee SAW ee magaalada Boorama ee xarunta Gobolka Awdal, kana qaybgaleen hoggaanka sare ee xisbiga […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ambassador Cawil Cali Ducaale oo Ka Hadlay Goorta iyo Xiliga uu rabo inuu Xisbiyada Jira Midkood ku Biiro iyo Aragtidiisa Dariiqa Cusub ee Prof Samatar Qaaday DAAWO

Boorama 15.June 2016 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee Maaliyadda xukuumaddii UDUB Amb. Xuseen Cali Ducaale (Cawil) Isla markaana ah La Taliyaha Madaxweyne Siilaanyo ee Aqoonsi raadinta iyo Wada hadalada Somaliland Iyo Somalia ayaa Markii Kowaad ka hadlay Goorta uu Qorshaystay inuu Ku Biiro Xisbiyada Qaranka ee Jira  Waxaa kale oo uu Ambassador Cawil ka hadlay aragtidiisa […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

”Ma jiraan dad Shacab ah oo lagu Laayey Deegaanka Gaashaamo, laakiin way dhici Kartaa Dad kooban oo xabad hallow ahi ku Dhacday,Sida wax loo sheegayaana waa been”Madaxweynaha Kililka 5aad Itoobiya DHAGAYSO

Jig Jiga 15.June 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Dawlada Deegaanka Somalida Itoobiya Mudane Cabdi Maxamed Cumar ayaa Gebi ahaanba meesha ka saaray in Dad rayid ah Ciidamada Liyuu Boolis ay ku laayeen deegaanka Jaamac Dubad ee Duleedka Degmada Gaashaamo.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »