Home » Features
You are browsing entries filed in “Features”
Hargeysa,28,6,2016 (QJ/SDN) – Dhammaantood Dil Oo Qari: Sidaa waxa Ciwaan looga dhigay baadhitaan dheer oo Telefiishanka Aljazeera Ku Sameeyay Xasuuqii Dawladdii Siyaad Barre u geysatay shacabka Somaliland siddeetamaadkii. Baadhitaankan oo lagu baahiyey Barnaamijka Caanka Ah Ee ‘PEOPLE AND POWER’, ayaa soo bandhigay Doorkii uu xasuuqaa ku lahaa General TUKE oo Hadda Garoon-diyaaradeed oo ku yaalla […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Sida aynu wada ognahay bishii barakaysnayd ee Ramadaan ayaynu ku guda jirnaa. Bishan ramadaan ilaahay baa aad iyo aad u qadariyey waxaanay leedahay magacyo badan, sida Shahrul Quraan, Shahrul Qiyaam. Sidaa awgeed waxaynu ku khasbanahay in aynu inaguna qiimayno. Sirta ramadaanta ku jirta ee loo baaahan yahay in lagu dhaqmaana ay tahay in la ilaaliyo […]
Posted in Features | Read More »
HCTV wuxuu ka mid yahay warbaahinta ugu firfircoon uguna faano horaysa warbaahinta ku hadasha Afka-soomaliga . HCTV wuxuu ka mid yahay TVyada sida wayn looga daawado gudo & dibedba looguna jecel yahay. HCTV waa TV madax-banaan oo tebiya wararka xaqiiqada iyo runta ku salaysan. HCTV waxa dagaal ku haya dhamaan talisyada faasidka ah ee ka taliya Geeska Afrika.Halkan waxa ku lifaaqan warqad uu qoray Wasiirka Warfaafinta ee […]
Posted in Features | Read More »
Hargeysa, 20.June 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Fooda inagu soo Haysa Munaasibada 26 June oo ah Markii ay Jamhuuriyadda Somaliland Xornimadeeda ka qaadatay Boqortooyadii Ingiriiska 1960 oo haatan laga Joogo Mudo ku siman 56 Sannadood. Dhanka kale Maalintan oo ahayd dharaartii u horaysay ee Calan ay qaataan dadyawgii Somaliyeed ee shanta ahaa waxay Somaliland Mulki u heshay […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 19.June 2016 (SDN/QJ):- Waa Qormadii Taxanaha ahayd ee Xusuus Dhakhtar Ilkood oo ay inoo Soo diyaariso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Aqoon durugsan u leh Xanuunada Ilkaha kana Shaqaysa Magaalada Hargaysa. Waxay Taxanahan inoogu soo bandhigaysaa Khibrad ay ka heshay Mudadii ay ka shaqaynaysay Mihnada dhakhtarnimo,Waxaana si Joogto ah Taxanahan idiinku soo […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Burco 19.June 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Gobolka Togdheer Maxamed Ibraahim (Qabo), ayaa faahfaahin ka bixiyey Qaxooti ka soo baracay deegaanka Jaamac Dubad oo ka tirsan degmada Gaashaamo ee dalka Itoobiya oo dhawaan ciidamada dalkaasi xasuuq ugu gesteen dad Shacab ah oo carruur iyo haween ku jiraan. Guddoomiyaha Gobolka Togdheer oo ka soo laabtay socdaal isaga iyo […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 19.June 2016 (SDN/QJ):- Xaalad caafimaad Darro oo dhif ah, ayaa ilmihii yaraa ee lagu magacaabi jiray Ramish darji waxa uu isu bedelay oo noqday wax u eg taallo dhagax ah, iyadoo hooyadii ay waxka yar 15 maalmood oo keliya markii uu jiray ay ogaatay in maqaarka sare ee wiilkeedu isu bedelayo wax uu muuqda […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Qeexitaanka erayga Mustashriq/Mustashriqnimada (Orientalist/Orientalism): “Mustashriq” waxaa looga jeedaa qof Caalim ah oo si gaar ah aqoon xeel-dheer ugu leh afafka iyo dhaqanada dhulka dhaca jihada Bari ee Aduunyada. Erayga “Orientalist” ama Mustashriq waxaa markii u horeysay ka dhexmuuqday oo loo adeegsaday luuqada af Ingiriisiga 1779. Erayga “Orientalism” isna waxaa looga jeedaa inla tilmaamo dhulalka dhaca […]
Posted in dacwada,Features | Read More »
Hargaysa 17.June 2016 (SDN/QJ):- Waa Qormadii Taxanaha ahayd ee Xusuus Dhakhtar Ilkood oo ay inoo Soo diyaariso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Aqoon durugsan u leh Xanuunada Ilkaha kana Shaqaysa Magaalada Hargaysa. Waxay Taxanahan inoogu soo bandhigaysaa Khibrad ay ka heshay Mudadii ay ka shaqaynaysay Mihnada dhakhtarnimo,Waxaana si Joogto ah Taxanahan idiinku soo […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Balli Dhiig 17.June 2016 (SDN/QJ):- Qaar ka mid ah Ciidamada Liyuu Boolis ee Ismaamulka Dawlad Deegaanka Somaalida Itoobiya ayaa dhawaan Degmada Balli Dhiig ee Xuduuda Somaliland iyo Itoobiya waxay ka sameeyeen fal ay ku Gubeen Calanka Somaliland.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »