Home » Features You are browsing entries filed in “Features”

Caleemo-saarka Suldaan Sakariye Suldaan Maxamed Suldaan Cabdilaahi Galaal

Hargeysa,20,7,2016 (QJ/SDN) – Waxa labadiii biloood ee udanbeeyay socotaay  qabanqaabada Caleemasaarka Suldaan Sakariye Suldaan Maxamed Suldaan Cabdilaahi Galaal taaasi oo si xoogan  loogadareemayay gobalda dalka gudihiisa iyo Dabadiisa , Siiba Gobalada Marooodijeex,Oodwayne iyo Togheer, Caleema saarka Suldaaan Sakariye suldaan Maxamed Galaal Waxa uu si Rasmiya uga qabsoomayaa Maalinta Arabacada 20. July.2016 Magaaada QOTAN ee Dhecda […]

Posted in Features | Read More »

DAAWO: Wariye Mukhtaar Nuux Ibraahim Oo Si Ballaadhan Loogu Soo Dhaweeyay Dalkiisa Somaliland

Hargeysa15 Jul 2016 (QJ/SDN) – Wariye Mukhtaar Nuux Ibraahim oo shalay dowlada Itoobiya oo uu muddo u xidhnaa sii daysay ayaaa maanta soo gaadhay dalkiisa hooyo ee Somaliland iyadoo ay wehelinayaan wefti wasiiro ah oo dhawaan halkaasi u tagay sii dayntiisa iyo arrimo kale.

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Burco waa laga been sheegay!

Farxad wayn ayay ii ahayd inaan markii iigu horreysay aan si rasmi ah u tago magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer anigoo halkaasi kusoo qaatay maalmihii farxadda ciidda ee bisha barakaysan ee ramadaan. Burco waa magaalo si wayn looga yaqaanno guud ahaanba dhulka Soomaalida iyadoo magaaladani ay ka mid tahay magaalooyinka ugu waawayn ee Soomaalida […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

SAWIRRO: Magaalada Hargeysa Oo Maanta Si Wayn Looga Ciiday

Hargeysa,6,7,2016 (QJ/SDN) – Magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland ayaa maanta si weyn looga ciiday, waxaana sallaada ciida lagu tukaday masaajidka Jaamaca oo uu dadwaynaha ku tukanayay kala qayb galay madaxwaynaha Somaliland Axmed Siilaanyo iyo sidoo kale garoonka kubada cagta ee Hargeysa. Salaada ciida ee garoonka kubadda cagta waxaa isugu yimi tobanaan kun oo isugu jira […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Hoggaamiyaha Al-Qaacidda oo Al-Shabaab Ugu Baaqay in ay Sare u qaaddo Weerarada Muqdisho iyo Kenya

Muqdisho,2,7,2016 (QJ/SDN) – Sheekh Dr. Aymen Al-Dawaahiri Hoggaamiyaha Ururka Al Qaacidda ayaa kalimad maqal iyo muuqaal ah oo uu jeediyay uga hadlay dagaalka ka socda Soomaaliya. Dawaahiri ayaa xarakada Al-shabaab ku ammaanay dagaal ay kula jiraan ciidanka dowladda Somaaliya iyo AMISOM. Al Qaacidda waxay Xarakada Al-Shabaab ugu baaqday in ay sare u qaaddo weerarada ka […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Muxaadiro Cusub: ‘Xuska Alle’ – Sheekh Mustafe X.Ismaaciil

Hargeysa,2,7,2016 (QJ/SDN) – Waxaad halkan hoose ka daawan kartaa muxaadirada cusub ee uu jeediyay fadiilatu Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun “Xuska Alle”.

Posted in dacwada,Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Su’aalo iyo Jawaabo: Sheekh Cabdillaahi Xasan Xaashi ‘Berberaawi’

Hargeysa,1,7,2016 (QJ/SDN) – Waxaad halkan hoose ka daawan kartaa su’aalo iyo jawaabo diini ah, waxaana su’aalaha innooga jawaabaya fadiilatu Sheekh Cadbillaahi Xasan Xaashi Berberaawi.

Posted in dacwada,Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Brexit, what lies ahead !!!!!

A referendum was held at the 23th of June and the reslut has shocked people within the united kingdom but also  across the world, british and  EU politicians did not see this coming. The majority of people where confident that the british citizens would vote for Britain to remain in the European Union, but the […]

Posted in Features | Read More »

DHAGEYSO: Guddida Guud Ee Sahan-Barwaaqo Oo Go’aammo Soo Saartay

Hargeysa,29,6,2016 (QJ/SDN) – Shir jaraa’id oo ay goordhaweyd ku qabteen guddida guud ee Sahan-Barwaaqo magaalada Hargeysa ayay waxay ku shaaciyeen go’aamo ay sheegeen in ay ka shirayeen maalmihii ugu dambeeyay, iyadoona Guddida guud ee Sahan-Barwaaqo ay go’aammadani ku sheegeen in ay taageersanyihiin heshiiskii laga gaadhay Banka Qool-cadey. Sidoo kale Sahan-Barwaaqo ayaa go’aamadeedan ku sheegtay in […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Saadaasha Siyaasadeed iyo Dhaqaale ee mandaqada ay ku taal Somaliland

Asalaamu Alaykum waraxmatulaahi wa barakaatuh, waxaan salaan qaaliya hawada u marinayaa dhamaan shaqaalaha iyo maamulka shabakadaha Somaliland  iyo waliba akhristayaasheeda sharafta leh ee ku xidhan  shabakadahan. Bacda salaan hadaan u dhaadhaco dulucda maqaalkan waxaynu ku faalayn doonaa inaynu wax kaga ogaano dhacdooyinkii mandaqada ka dhacay gaar ahaan sida; wareejinta Dekeda Berbera, heshiisyada ay Somaliland la […]

Posted in Features | Read More »