|

Faysal Cali Waraabe Oo Ka Jawaabay Hadalo Ka Soo Yeedhay Qaadhan Bixiyayaasha Somaliland Ka Caawiya Doorashooyinka DAAWO

Hargaysa 18.Sep 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Jawaab ka Bixiyey Bayaan ay soo Saareen Dalalka Daneeya Geedi Socodka Dimuquraadiyada Somaliland oo Werwer ka Muujiyey Kala Qaadista labada doorasho ee Madaxtooyada iyo Golaha Wakiiladda.

Comments are closed