|

Farshaxanka Amiin Caamir Oo Sawir Ku Cabiray Gacan Ka Hadalkii Dhexmaray Shirguddoonka Golaha Wakiillada

Hargaysa 13.Sep 2015 (SDN/QJ)- Farshaxanka caanka ah ee Amiin Caamir, ayaa sawir ka turjumaya dagaalkii gacan ka hadalka ahaa ee shalay fadhigii Golaha Wakiillada ku dhex-maray Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro iyo Guddoomiye ku xigeenka koowaad Baashe Maxamed Faarax ka dayaariyay, waxaanu sawirkan muujinaya qaabkii ay isku weydaarsadeen feedhkii ay is weydaarsadeen.

sawirka maanta

Comments are closed