Farriinta Ka Qayb qaadashada Maalinta ololaha Nadaafada 7 April ee Somaliland DAAWO
Hargaysa 07.April 2015 (SDN/QJ)- Waxaa Guud ahaan Gobolada iyo Degmooyinka Somaliland Maanta laga Hirgalinayaa Olole balaadhan oo Ujeedadiisu la xidhiidho Kor u qaadka Nadaafada iyo Bilicda Magaalooyinka .
Wasiirka wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo Wacyigelinta JSL Md Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa u diray dhamaan shacbiga somaliland, sida Ardayda, shaqaalaha dawlada, ciidamada iyo qaybaha kale ee bulshada farriin xambaarsan ka qayb qaadashada maalinta ololaha nadaafadda iyo hagaajinta bilicda magaalooyinka Maanta ka qayb qaadanaya