|

Faroole:“Waxaan u sameeyey Qado Sharaf, waa diideen, Dhaqanka Soomaalidana ceeb ayey ku tahay!”(DHEGEYSO)

Garoowe Dec 18,2013(SDN)-Madaxweynaha dawlad goboleedka Puntland ayaa ka waramay kulan uu dhawaan la yeeshay mushariixiinta xilka kula tartamaya horaanta sanadka ina soo haya.

Madaxweyne Faroole ayaa shir jaraaid oo uu qabtay uga waramy waxyaabihii ay isaga iyo musharixiintu ku kala boodeen.

[peckplayer id=”1″ sound=”http://somalimidnimo.com/audio/121713faroolejawaab.mp3″]

Comments are closed