|

Fannaanka Axmed Biif oo Loo Diiday Inuu Magaalada Muqdisho ka Dhigo Bandhig Faneed Ku Wajahan Dabaal dega Sannadka Cusub DAAWO

Muqdisho 02. January 2017 (SDN/QJ):- Fanaanka caan ah ayaa Habeen Hore iyo Kala Wareegii Sannadkii Tegay iyo Soo dhawaynta Sannadka Cusub ee 2017 loo diiday inuu qabto bandhig faneed

Fanaankan oo ah fanaan caan ka ah gayiga Soomaalidu degto waxaana fanaankan la yidhaaha Axmed Cabdikariin Maxamed (Biif) waxaana laga hor joogsaday bandhig faneed uu ku qabanayay mid ka mida Hutelada Magaalada Muqdisho.

Waxaanu Fanaankani nasiib-daro ku tilmaamay in magaalada Muqdisho oo ah meeshi uu fanka ka bilaabay in loo diido in uu ku qabto waxanu yidhi “Waa nasiib-daro in caasimadii Soomaaliye ee Muqdisho oo aan fanka ka bilaabay in leyga hor istaaga b andhig faneedkeyga leyna diido”

Comments are closed