Fanaaninta Somalida oo codsi u diraya Madaxwaynaha Somaliland oo ku sugan dalka Turkiga iyo Wafdiga uu Hogaminayo Inay wax ka qabtaa xadhiga Fananada Caanka Qamar Cabdilahi Barkhad (Harawo)
London 14 March 13 (SDN) waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa codsi fariina oo ay soo gudbiyeen fanaaninta somalida ee ku dhaqan Daafaha Caalamka codsigaas oo u qorna sida tan:
Mudane Madaxwayne iyo Wafdigaga aad Hogaaminaysid Anaga oo ah fanaaniinta somaliada waxaan idinka codsanaynaa in fananada Qamar Cabdilaahi Barkhad (Harawo ) ay ku xidhan tahay wadanka Turkiga isla markana loo heesto Danbi anay shaqo ku lahayn oo qof la socday fananada ku masabiday (moosay) loona xidhay Danbigaas .Hadaba waxaan si sharef leh uga codsanaynaa Madaxwaynaha iyo wafdigiisa inay madaxda dalka Turkiga ee hada ku sugan yihiin ay cafis u waydiyaan.
Xafiiska qurbejoog.com
Aslan, London