|

Falalka Xatooyada amase Tuuganimada oo Ku soo Badanaya Magaalada Hargaysa Xiliyadda Saxmada DAAWO

Hargaysa 16. June 2017 (SDN/QJ):- Maadaama la Galay Tobankii Cisho ee u danbeeyay Bisha Barakaysan ee Ramadaan Waxaa Caado ah in Caruurta Loo soo Iibiyo Dharka Ciida Sidoo Kale Waxaa dhaq dhaqaaq Xoogan oo Wax kala iibsi ah laga dareemaa Suuqyada Magaaladda Hargaysa,Sidaas oo ay Tahay Waxaa Maalmahan la arkaa Tuugo dadka ka xadaya Lacagaha iyo agabka kale ee ay sitaan.

Comments are closed