|

“Fadliga Iyo Waxyaabaha Ugaarka Ah Bisha Ramadaanka” Sh.Maxamed Cumar Dirir Xafidahullaah DAAWO

Hargeysa,18.June 2015 (SDN/QJ)- Waxaa Maanta inoo Bilaabantay Bishii Barakaysnayd ee Ramadaan oo Koobsatay Fadaa’il Tiro badan isla markaana uu Alle SWT ugu Talo galay inay ka faa’iidaystaan adoomihiisa Muslimiinta ah ee adeecay.

Bishan Ramadaan ayaa Waxaa ku dhex jira Nimcooyin la inooga baahan yahay inaynu ku oogno Cibaado iyo alle ka cabsi.

Comments are closed