Eng.Max’ed Xaashi oo taageero la barbar joogsaday mudaharaadkii London, kuna baaqay inuu Xidhiidh noqon doono DAAWO
Hargaysa 06. March 2017 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Maaliyadda Eng Maxamed Xaashi Cilmi ayaa Sheegay inuu Taageersan Yahay Mudaharaadkii Khamiistii la soo dhaafay ka dhacay Magaaaladda London ee lagaga soo hor jeeday Saldhiga Mileteri ee Somaliland ka siisay Imaaraadka Magaaladda Berbera.