|

Duruufaha Dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Iyo Barnaamij Xog iyo Xiisaba Xambaarsan oo Weriye Axmed Xasan Cawke ka Diyaariyey DAAWO

Jig Jiga 09.Sep 2015 (SDN/QJ)- Dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa samaysay horumar balaadhan oo la xidhiidha kor u kaca adeegyadda bulshadda iyo kaabeyaasha dhaqaalahaba.
Weriye Axmed Xasan Cawke ayaa ka diyaariyay horumarka dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya barnaamij dheer oo xiiso badan oo uu kaga hadlay wixii u qabsoomay, waxa aan u qabsoomin iyo qorsheyaashooda mustaqbalka dhow.

Comments are closed