|

‘’Duruufaha Ayaa Isku Keenay Cirro Iyo Muuse Ee Laba Murrashax Oo Tartami Kari Maaha…’’Wasiirka Warshaddaha Somaliland DAAWO

Hargaysa 26. July 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Wershadaha Somaliland Shucayb Maxamed Muuse ayaa ku sifeeyay Siyaasiyiin Saaqidiin ah Xubno ka soo digo rogtay Xisbiga Kulmiye oo Todobaadkii hore ku biiray Xisbiga Waddani.

Wasiirka Wasaarada Wershaduhu Waxaa kale oo uu Sheegay in Murashixiinta Kulmiye iyo Waddani ( Muuse Biixi iyo C.raxmaan Cirro) aanay isu qalmin inay tartamaan balse ay duruufta Somaliland ka Jirtaa ka dhigtay Kuwo tartamaya.

Comments are closed