Duqayda Beesha Gabooye ee Hargaysa oo Tabasho ka Muujiyay Saamigii raashinkii Turkigu ku deeqay {DHAGAYSO}
Hargaysa 12.May (SDN) Salaadiin iyo Waxgaradka Beesha Gabooye oo Maanta Warbaahinta kula Hadlay Huteel Imperial ayaa Cabasho ka Muujiyay Saamigii ay ka heleen raashinkii Mucaawimada ahaa ee dawlada Turkigu u fidisay dadka danyarta ah ee Ku dhaqan Somaliland.
Xubnahan ka tirsan Beesha Gabooye waxay Cadeeyeen in Saami faro guudkood ah ay ka heleen raashinkaas isla markaana aan loo qaybin Si Cadaalad ah,Keenina kara ayay Yidhaahdeen Nabadgalyo daro.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Gabooye12(1).mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com